Archive for: November, 2016

Amin Camir oo Sawir-Gacmeed Ku Cabiray Xaalada Xasan Sheekh ee Soomaaliya.

Amin Camir oo Sawir-Gacmeed Ku Cabiray Xaalada Xasan Sheekh ee Soomaaliya.

Aamiin Caamir oo kamid ah dadka aqoonta u leh inay xaalad jirta ku cabiraan ama ku muujiyaan sawir-gacmeed ayaa ka sameeyay xaalada Xasan Culusow muuqaal […]

 
 

Deg Deg Daawo: Ciyaar dhex marytay Ogadeniya Vs Ghana oo ka dhacday wadanka Koonfur Afrika.

Deg Deg Daawo: Ciyaar dhex marytay Ogadeniya Vs Ghana oo ka dhacday wadanka Koonfur Afrika.

Ciyaar aad u xiisa badan oo wadanka Koonfur Africa ku dhexmartay Xulka Ciyaartooyda Somalida Ogadenya iyo wadanka Ghana oo ayaa ku dhamaatay 2 iyo 2 […]

 
 

Dagaalo Culus oo Ka Dhacay Gobolka Carusi ee Dhulka Oromiya.

Dagaalo Culus oo Ka Dhacay Gobolka Carusi ee Dhulka Oromiya.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya dagaal culus oo ciidanka jabhada Xoraynta Oromiya ee OLF iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhexmaray Gobolka Oromia. […]

 
 

Daawo: Ciidanka Xoraynta Oromiya oo Kulan Abaabul Ah Yeeshay.

Daawo: Ciidanka Xoraynta Oromiya oo Kulan Abaabul Ah Yeeshay.

Jabhada hubaysan ee Xoraynta Shacabka Oromiya ee OLF ayaa dagaalo Woyaanaha lagu naafeeyay kawada dhulka Oromiya. OLF oo kamid ah Jabhadaha oogu tirade iyo tayada […]

 
 

Daawo: Muuqaal Muujinaya Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Muqdisho.

Daawo: Muuqaal Muujinaya Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Muqdisho.

Muuqaalkan hoose oo ku saabsan qaraxii shalay ka dhacay magaalada muqdisho ayay kaga warbixinayaan dad goob-joogeyaal ah oo ku cabiraya dareenkooda wixii ay  la kulmeen. […]

 
 

Fidel Castro oo Geeriyooday & Taariikhdii Madoobay ee uu Kaga Tagay Dhulka Soomaalida Ogadenya.

Fidel Castro oo Geeriyooday & Taariikhdii Madoobay ee uu Kaga Tagay Dhulka Soomaalida Ogadenya.

Waxaa geeriyooday Hogaamiyihii Shuuciga ahaa ee wadanka Cuba kasoo talinayay mudada 50-ka sano ah Fidel Castro. Geerida Kaligii Taliye Fidel Castro waxay xasuus xanuun iyo […]

 
 

Contingent of defense force reportedly deserted to join insurgent groups in Gonder region of Ethiopia.

Contingent of defense force reportedly deserted to join insurgent groups in Gonder region of Ethiopia.

Confirmed reports on social media claim that a contingent of defense force deployed in Gonder region of Ethiopia since August of this year under order […]

 
 

Daawo: Furitaanka Riwaayadii Anoon Calanka guudka sudhin anoon gobonimo hantiyin walee geediga ma furo gumaysugu Farax malado

Daawo: Furitaanka Riwaayadii Anoon Calanka guudka sudhin anoon gobonimo hantiyin walee geediga ma furo gumaysugu Farax malado

Waxaa si toos ah uga socota xarunta way ee shirarka ee magaalada Minnesota riwaayadii la magac baxday Anoon Calanka guudka sudhin anoon gobonimo hantiyin walee […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Riyad oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Jaaliyada Ogadenia Ee Riyad oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Waxaa si nabad ah kusoo dhamaaday kulan ay yeesheen Jaaliyada Ogadenia ee wadanka boqortooyada Sucuudiga gaar ahaan faraca kadhisan magaalada Riyad. Shirkan oo ahaa shirkii […]

 
 

Deg Deg :Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho.

Deg Deg :Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan 10 qof ayaa dhimatay, qaar kalena waa ay dhaawacmeen kaddib markii uu qarax ka dhacay suuq ku yaala magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lagu […]

 
 

Daawo: Muuqaal Kamid Ah Jabhada Axmaarada ee Woyaanaha Kala Gaabisay.

Daawo: Muuqaal Kamid Ah Jabhada Axmaarada ee Woyaanaha Kala Gaabisay.

Muuqaalkan hoose ayaa muujinaya Jabhada Axmaarada ee dagaalka culus kula jirta Ciidanka Woyaanaha Waqooyiga Itoobiya. Qawmiyada Axmaarada ayaa dagaalo cul culus kula jirtay Ciidanka Gumaysiga […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah & Shankaroon Axmad Sagal.

Daawo: Hees Wadani Ah & Shankaroon Axmad Sagal.

Waxaad hoos ka daawataan hees wadani ah oo ay ku luuqaynayso Shankaroon Axmad Sagal. Heestan oo kamid ah Suugaan Halgameedka ayaa waxay fanaanadu muujinaysaa inuusan […]

 
 

Faallo: Itoobiya Badbaadin Mise Basbeelid !! By: Xaaji M/rashiid

Faallo: Itoobiya Badbaadin Mise Basbeelid !! By: Xaaji M/rashiid

Akhristaha sharafta mudanow waxaan jeclahay inaan marka hore Furka ka gooyo Tuubo xamdinaq Eebe ah sababkoo ah waa mid uu inaga mutaystay Maalin iyo Habeemba. […]

 
 

Weerar Dhanka Cirka Ah oo Lagu Qaaday Saldhig Ay Kooxda Al-Shabaab Leedahay.

Weerar Dhanka Cirka Ah oo Lagu Qaaday Saldhig Ay Kooxda Al-Shabaab Leedahay.

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in diyaaraddo helicopters ah oo loo malaynayo in uu Maraykanku leeyahay ay ku qaadeen saldhig kooxda al-Shabaab […]

 
 

Madaxweynaha Turkiga oo Digniin Culus U Diray Midawga Yurub.

Madaxweynaha Turkiga oo Digniin Culus U Diray Midawga Yurub.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Midowga Yurub in haddii ay sii wadaan u hanjabaadda dalkiisa, inuu boqolaal kun oo muhaajiriin ah u […]

 
 

Dowlada Ingiriiska oo Markale Shacabkeeda Uga Digtay Socdaalka Itoobiya.

Dowlada Ingiriiska oo Markale Shacabkeeda Uga Digtay Socdaalka Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska ayaa markale kucelisay digniintee shacabkeeda ay uga digaysay safarka wadanka Itoobiya waxayna wasaaradu bayaankeedii ugu dambeeyay soo saartay maalinimadii […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada JOKA oo Pretoria Kaqabsoomay.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada JOKA oo Pretoria Kaqabsoomay.

Maanta oo ay Taariikhdu Tahay  25 -11-2016 Waxaa Xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya Ee Koonfur Africa Qeebteda ee Pretoria Ka Furmey Shirkii Xubanaha ee Bilaha ahaa […]

 
 

The Latest: 27 Ethiopian soldiers killed by ONLF army in the Ogaden Region.

Ethiopian soldiers ride on an army truck on the road to Afgooye settlement, about 30km (19 miles) south of Somalia's capital Mogadishu January 24, 2007. Ethiopian forces who helped Somalia's interim government rout rival Islamists in a war over the New Year began leaving the chaotic Horn of Africa nation's capital on Tuesday, Ethiopia said. REUTERS/Shabelle Media (SOMALIA) - RTR1LK08

The latest news reaching the Ogaden News Agency desk confirms 28 Ethiopian soldiers were killed and 38 were wounded in the Ogaden region by the […]

 
 

Dagaallo Wayaanaha Lagu Karbaashay oo Ogadenia Kadhacay.

Dagaallo Wayaanaha Lagu Karbaashay oo Ogadenia Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegayo dagaallo aad uculus oo dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa Gumaysiga Itoobiya. Warkan oo aan […]

 
 

Leyla oo ku hadlaysa magaca ururada Bulshada Soomalida Ogaden halkan ka fiirso

Leyla oo ku hadlaysa magaca ururada Bulshada Soomalida Ogaden halkan ka fiirso

Hoos waxaad ka aqrisataan warbixintii iyo Baaqi Leyla ka jeedisay Guriga Qaramada midoway ee Geneva ku yaala. Ogaden Women’s Organisation Respecting minority rights as a […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay