Archive for: November, 2016

Daawo: Warbixin Abaaraha Ba’an ee kajira Ogaadeeniya iyo Xaalada Oo Hadda Maraysa meel Adag

Daawo: Warbixin Abaaraha Ba’an ee kajira Ogaadeeniya iyo Xaalada Oo Hadda Maraysa meel Adag

Wadanka Ogaadeeniya oo kamid ah dhulka ay gumaysato xukuumada Ethiopia ayaa waxaa kajira abaaro ba’an oo saameeyey dad iyo duunyaba kuwaasi oo hadda galay marxalad […]

 
 

Akhriso khudbadii taarikhiga ahayd ee u Mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi ka soo jeediyay shirka Geneva ka socday.

Akhriso khudbadii  taarikhiga ahayd ee u  Mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi ka soo jeediyay shirka Geneva ka socday.

Waxaad hoos ka akhrisataa  khudbadii  taarikhiga ahayd ee u  Mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi oo ku hadlay magaca hay’ada Ogaden Peopl’s Rights u ka soo jeediyay  shirka […]

 
 

Shirkii lagaga hadlayay Arimaha dadyawga laga tirada badan yahay ee Geneva ka socday oo galay maalintii 2aad.

Shirkii lagaga hadlayay Arimaha dadyawga laga tirada badan yahay ee Geneva  ka socday oo galay maalintii 2aad.

Akhriso khudbadii ay marwo Layla Cabdullahi  ka soo jeedisay shirka Geneva ka socday oo maalintii labaad galay. Marwo Lyala waxay ku hadalaysay magaca ururka Xaquuqda […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Cusub & Sheekh Musdhafe xaaji Ismaaciil.

Daawo: Muxaadaro Cusub & Sheekh Musdhafe xaaji Ismaaciil.

Waxaan akhristeyaasha qadarinta iyo qaayaha mudan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u haynaa todobaadkan Muxaadaro diini ah oo aad u qiimo badan […]

 
 

Daadwo:Dagaallo Kasocda Gobolka Axmaarada & Taliyihii Jabhada Ginbot7 oo Ladilay.

Daadwo:Dagaallo Kasocda Gobolka Axmaarada & Taliyihii Jabhada Ginbot7 oo Ladilay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo isdaba joog ah oo ciidanka gumaysiga Itoobiya loogu gaystay khasaare lixaad leh. Sida […]

 
 

Garabyadii TPLF oo Kala Ol-oolaysanaya & Xaaladaha oo Cakiran.

Garabyadii TPLF oo Kala Ol-oolaysanaya & Xaaladaha oo Cakiran.

Warar rasmi ah oo ay helayso wakaalada wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in uu meel xun gaadhay khilaafkii kooxda TPLF ee talada wadanka Itoobiya xooga […]

 
 

Faallo: Fadeexadaha Joogta Ah ee Kasoo Gaadha TPLF Fagaareyaasha Caalamiga Ah.

Faallo: Fadeexadaha Joogta Ah ee Kasoo Gaadha TPLF Fagaareyaasha Caalamiga Ah.

Sanadihii lasoo dhaafay waxaa soo badanayay fadeexadaha, iyo waji-gabaxa joogtada ah ee lasoo darista wakiilada kooxda Woyaanaha uga qayb gala munaasabadaha caalamiga ah ee beesha […]

 
 

Ergayga QM ee Soomaaliya oo Sheegay In Cunaqabataynta Hubka Lagu Siihayn Doono Dalka Soomaaliya.

Ergayga QM ee Soomaaliya oo Sheegay In Cunaqabataynta Hubka Lagu Siihayn Doono Dalka Soomaaliya.

Danjiraha Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo wareysi gaar ah siiyey Telefishinka dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay […]

 
 

Masuul Ka Tirsanaa Safaarada Imaaraadka Carabta (UAE) ee Muqdisho oo Qarax Ku Dhintay.

Masuul Ka Tirsanaa Safaarada Imaaraadka Carabta (UAE) ee Muqdisho oo Qarax Ku Dhintay.

Masuul sare oo ka tirsanaa illaalada safaaradda Isku-taga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya ayaa shalay lagu diley qarax la gula beegsaday gaadhi uu watay magaalada […]

 
 

Why is the Ethiopian diaspora so influential?

Why is the Ethiopian diaspora so influential?

During a year of anti-government protests throughout Ethiopia, its global diaspora, particularly that in the US, has been deeply involved – and not just vocally, […]

 
 

Breaking News: Wakiilkii Ethiopia oo ka baxay shirkii Qaramada Midoway ee Geneva Maxaase Sabab u ah

Breaking News: Wakiilkii Ethiopia oo ka baxay shirkii Qaramada Midoway ee Geneva Maxaase Sabab u ah

Wakiilkii u qaabilsana Gumaysiga Ethiopia inuu uga qeyb galo kulanka Qaramada Midobay ee Qowmiyadaha la xaqiro xuquuqdooda ayaa lagu waramaya inuu ka cadhooday shirkii oo […]

 
 

Breaking News: Haayada African Right’s Monitor oo ka hadashay Shirka Qaramada Midoway

Breaking News: Haayada African Right’s Monitor oo ka hadashay Shirka Qaramada Midoway

Mudane Cabdullaahi, Masuul kamida Ururka African Rights Monitor ayaa ka hadlay Shirka Qaramada Midoway ee Lagu qiimeynayo arrimaha dadyowga Xuquuqdooda la xaqiro. Mudane Cabdullaahi ayaa […]

 
 

Breaking News: Ururada Bulshada Soomalida Ogaden oo ka qeybgalay Shirka UN ee Geneva.

Breaking News: Ururada Bulshada Soomalida Ogaden oo ka qeybgalay Shirka UN ee Geneva.

Ururada Bulshada Soomalida Ogaden ee ka howlgala caalamka ayaa si toosa uga qeyb galay shirweynaha Qaramada midoobay ee looga hadlo dadyowga xuquuqdooda la duudsiyo. Muuqaalada […]

 
 

Deg Deg: Toos u daawo Golaha 9aad oo Lagaga hadlayo Arrimaha Dadyowga Laga Tirada Badanyahay oo Kafurmay Xarunta Qaramada Midobay ee Geneva & Waftiga Kasocda Ogaadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Deg Deg: Toos u daawo Golaha 9aad oo Lagaga hadlayo Arrimaha Dadyowga Laga Tirada Badanyahay oo Kafurmay Xarunta Qaramada Midobay ee Geneva & Waftiga Kasocda Ogaadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Shirkan ayaa waxa u soconayaa 24-25 ka bishan Nov, 2016 oo lagaga hadli doono Arrimaha dadyowga laga tirada badanyahay. Kulankan oo ka dhacaya xarunta Qaramada Midoobay […]

 
 

Ardayda Jaamacadaha Oromada oo Xabsiyada Laga Buuxiyay.

Ardayda Jaamacadaha Oromada oo Xabsiyada Laga Buuxiyay.

Wararka naga soo gaadhaya dhulka Oromia ayaa sheegaya in ay halkeedii kasii socoto xidh xidhkii ardayda jaamacadaha ee Gobolka Oromada. Maalin nimadii daraato ayay ahayd […]

 
 

Dhagayso: Geeraarka Gabdhaha Gobanimadoonka Ogadenya.

Dhagayso: Geeraarka Gabdhaha Gobanimadoonka Ogadenya.
 
 

Kooxda TPLF oo Kufashilantay Shirkii Magaalada Ginji Ogow Sababta,

Kooxda TPLF oo Kufashilantay Shirkii Magaalada Ginji Ogow Sababta,

Kooxda TPLF ee mashaqada siyaasadeed la daalaa dhacaysa ayaa lasheegayaa in ay fashil kala kulmayso isku day kasta oo ay kudoonayaan in ay cimrigooda kusii […]

 
 

Maqaal: Xasuuqa Ogaadeenya Xornimaa Lagaga Bogsan Karaa By: Axmed Yaasiin Cabdi. Q2aad

Maqaal: Xasuuqa Ogaadeenya Xornimaa Lagaga Bogsan Karaa By: Axmed Yaasiin Cabdi. Q2aad

Qormadani waa qormo-xusuuseed aan ka soo min-guuriyay kaydka faraha badan ee ku xafidan maskaxdayda, oo laga dhex-heli karo dhacdooyin kala duwan oo dareenno kala duwan […]

 
 

Ciidamada India oo Toogasho Ku Diley 9-Qof Xadka Ay Wadaagaan Dalka Pakistan.

Ciidamada India oo Toogasho Ku Diley 9-Qof Xadka Ay Wadaagaan Dalka Pakistan.

Ugu yaraan 9 qof ayaa ku geeriyoodey todoba qof oo kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii Bas kuwa rakaabka ah oo laga leeyahay dalka Pakistan […]

 
 

President Isaias Receives Credentials of Ambassadors.

President Isaias Receives Credentials of Ambassadors.

President Isaias Afwerki today received the credentials of six Ambassadors. The Ambassadors were Ian Richards of the United Kingdom and Northern Ireland, Jabir Ali Salim […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay