Archive for: November, 2016

Heshiiskii Xukuumada Colombia & Jabhada FARC Markale La Hirgalinayo.

Heshiiskii Xukuumada Colombia & Jabhada FARC Markale La Hirgalinayo.

Maanta oo Khamiista ah waxaa mar kale qalinka lagu duugayaa in la soo afjaro dagaalada qaatey 52 sano ee dalka Kolombiya, Koonfurta Ameerika. Xukuumadda Colombia […]

 
 

Xidhay Baahsan oo Ogadenia Kasocda & Dhibkii Shacabka oo Batay.

Xidhay Baahsan oo Ogadenia Kasocda & Dhibkii Shacabka oo Batay.

wararka nsga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ay ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan Ogadenia. warkan oo aan […]

 
 

Shirkii Gudiyada Jaaliyada JOKA oo Pretoria Kaqabsoomay.

Shirkii Gudiyada Jaaliyada JOKA oo Pretoria Kaqabsoomay.

Xalay oo Arbaco ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 22/11/16 waxaa xafiiska Jaaliyada JOKA ee magaalada Pretoria ee wadanka Koonfur Africa kadhacay shir balaadhan oo ay isugu […]

 
 

Kala Shakiga Ciidanka Woyaanaha Dhexdiisa Ah oo Meel Sare Gaadhay.

Ethiopian soldiers sit on a road 14km outside Barentu 19 May 2000. The UN's refugee agency, UNHCR, said in Geneva 19 May 2000 it was getting ready for an influx to Sudan of thousands of Eritrean refugees after the fall of the south western town of Barentu to Ethiopian forces.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya Waqooyiga Itoobiya gaar ahaan Gobolka Axmaarada oo xiisad colaadeed ay ka taagnaayeen bilihii lasoo dhaafay, ayaa 6 sargaal […]

 
 

Iska Hor Imaad Ku Dhexmaray Ardayda & Ciidanka Woyaanaha Jaamacada Jimma.

Iska Hor Imaad Ku Dhexmaray Ardayda & Ciidanka Woyaanaha Jaamacada Jimma.

Sida ay kusoo waramayaan ilo-wareedyo ku sugan deegaanka Oromiya gaar ahaan magaalada Jimma ayaa waxay sheegayaan in Jaamacada Jimma oo ku taala ee deegaanka Oromiya […]

 
 

Ethiopia: Secrete concentration camps revealed as mass arrest continues.

Ethiopia: Secrete concentration camps revealed as mass arrest continues.

Amid a year long popular uprising that led to the declaration of a state of emergency in early October, the regime in Ethiopia had created […]

 
 

RW Sharm’arke & Safiirka Mareykanka oo Ka Wadda Hadlay Arrimaha Doorashada Soomaaliya.

RW Sharm’arke & Safiirka Mareykanka oo Ka Wadda Hadlay Arrimaha Doorashada Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke ayaa magaalada Muqdisho kula shiray safiirka Mareykanka Stephen Schwartz. iyo ku-xigeenka danjiraha dowladda Britain oo ay ka […]

 
 

Maxkamada Sare ee Dalka Masar oo Laashay Xukunkii Xabsi Daa’imka Ahaa ee Madaxweyne Mursi

Maxkamada Sare ee Dalka Masar oo Laashay Xukunkii Xabsi Daa’imka Ahaa ee Madaxweyne Mursi

Sida ay sheegayaan Wakaaladaha wararka ee caalamiga ah sida Al-Jazeera iyo kuwo kale, Maxkamadda sare ee Dalka Masar ayaa markii 2aad u ka fadhiisatay xukun […]

 
 

DAAWO QAYB KAMID AH KHADBADII GUDOOMIYAHA JAALIYADDA SWEDEN MUDANE ABDIRAHMAN BASHIIR

DAAWO QAYB KAMID AH KHADBADII GUDOOMIYAHA JAALIYADDA SWEDEN MUDANE ABDIRAHMAN BASHIIR

Gudoomiyaha jaaliyadda Sweden mudane Abdirahman bashiir ayaa shir lagu qabtay Magalada Flen maalinkii sabtida 19/11/2016 mar labaad lagu doortay gudoomiyaha hogaamin doona jaaliyada Sweden muuqaal […]

 
 

Deg Deg: Itoobiya oo Xidhay Hoggaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Sudan Riek Machar

Deg Deg: Itoobiya oo Xidhay Hoggaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Sudan Riek Machar

Xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa sida uu sheegay sargaal sare oo ka tirsan jabhada mucaaradka ku ah xukuumada sudanta koonfureed waxay xirtay hoggaamiyahooda Riek Machar kadib intii […]

 
 

Daawo Wariyaha VOA Rudwaan Xaaji Cabdiwali wareysi uu kadiyaariyay dhageysigi Guriga Baarlamaanka UK ee Xuquuqul Insaanka Ogaden.

Daawo Wariyaha VOA Rudwaan Xaaji Cabdiwali wareysi uu kadiyaariyay dhageysigi Guriga Baarlamaanka UK ee Xuquuqul Insaanka Ogaden.

Jaaliyada Soomalida Ogaden ee UK ayaa Guriga Baarlamaanka UK ku qabatay Dhageysi looga hadlayay Arrimaha Xuquuqul insaanka ee Dhulka Ogaden. Warbixin Shirkaas la xidhiidha waxaa […]

 
 

Soomalida iyo Gumaysiga Haysta Filim laga sameeyay Daawo.

Soomalida iyo Gumaysiga Haysta Filim laga sameeyay Daawo.

Filim laga diyaariyay Siyaasiyiin iyo Waxgarad Soomaliyeed oo kawaramaya Sida Soomalida loo gumeysto Qarnigan maanta la joogo iyo Damaca Ethiopia. Hoos Ka daawo Filimkan waxaa […]

 
 

Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee Dalka South Africa (JOKA) oo Bayaan Soo Saaray.

Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee Dalka South Africa (JOKA) oo Bayaan Soo Saaray.

Bayaan- JOKA                                                                                                         20-11-2016 Gudiga Fulinta ee Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee dalka South Africa ayaa soo saaray baayaan kadib markii uu gudigu daraasad ku sameeyay howlaha Halganka […]

 
 

Daawo: Banaan bixii Copenhagen ee Jaaliyadaha Ogadenia & Oromia Dhamaystiran & Madax Danish Ah oo Ka Hadlay.

Daawo: Banaan bixii Copenhagen ee Jaaliyadaha Ogadenia & Oromia Dhamaystiran & Madax Danish Ah oo Ka Hadlay.
 
 

Wakaalada Irin oo Warbixin Dheer Kaqortay Xaalada Itoobiya.

Wakaalada Irin oo Warbixin Dheer Kaqortay Xaalada Itoobiya.

Wakaalada wararka qaramada midoobay ee Irin ayaa maqaal dheer oo ay soo daabacday kusheegtay in gudaha wadanka Itoobiya ay kajiraan dhibaatooyin aad ubadan oo haysta […]

 
 

Dhaqaalaha Itoobiya oo Dhulka Galay & Xukuumada oo Kahadashay.

Dhaqaalaha Itoobiya oo Dhulka Galay & Xukuumada oo Kahadashay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay hay’adaha dowladu lashaqayn la yihiin dhaqaale la’aan ba’an oo ku […]

 
 

Hailemariam Desalegn oo Loogu Baaqay In uu Iscasilo.

Hailemariam Desalegn oo Loogu Baaqay In uu Iscasilo.

Dood toos ah oo dhex martay Mimi Sibahat oo ah haweenay katirsan dadka ururka TPLF iyo aqoonyahan Itoobiayaan ah ayaa oogu baaqay  in Ra’isul-wasaaraha Gumaysiga Itoobiya ee maqaar saarka […]

 
 

The Oromo protests have changed Ethiopia, By: Awol K Allo

The Oromo protests have changed Ethiopia, By: Awol K Allo

Awol K Allo is Lecturer in Law at Keele University, UK. November 12 marked the first anniversary of the Oromo Protests, a non-institutional and anti-authoritarian movement […]

 
 

Masjid Afqaanistaan Ku Yaala oo La Qarxiyay & Dad Ku Dhintay.

Masjid Afqaanistaan Ku Yaala oo La Qarxiyay & Dad Ku Dhintay.

Sida at kusoo waramayaan warar laga soo xiganayo saxaafada caalamiga ah, in qiyaastii 27 qof ay ku geeriyootey Masjid ku yaala caasimadda dalka Afqaanistaan ee […]

 
 

Police Ka India oo Xabsiga Dhigay Haweenay TPLF Katirsan Ogow Sababta.

Police Ka India oo Xabsiga Dhigay Haweenay TPLF Katirsan Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in haweenay katirsan ururka talada wadanka ku amar kutaagleeya ee TPLF ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay