Archive for: November, 2016

Dagaallo Isdaba Joog Ah oo Kasocda Gobolka Axmaarada & Khasaare Lasoo Sheegayo.

Dagaallo Isdaba Joog Ah oo Kasocda Gobolka Axmaarada & Khasaare Lasoo Sheegayo.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo isdaba joog ah oo ciidanka gumaysiga Itoobiya loogu gaystay khasaare lixaad leh. Sida […]

 
 

Beesha Caalamka oo Baaq U Dirtay Madasha Hogaaminta Qaran ee Doorashada Soomaaliya 2016.

Beesha Caalamka oo Baaq U Dirtay Madasha Hogaaminta Qaran ee Doorashada Soomaaliya 2016.

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqdey Madasha Hogaamiyayaasha Qaran in ay awoodooda u isticmaalaan in ay wax uga qabtaan ugana hortagaan xad gudubka iyo cadaalad darada […]

 
 

13 religious leaders joined Patriotic Ginbot 7.

13 religious leaders joined Patriotic Ginbot 7.

Abbay Media The 13 religious leaders who were serving at Waldeba Monastery and other churches came to the decision to go bushes due to the […]

 
 

Maqaal: Xasuuqa Ogaadeenya Xornimaa Lagaga Bogsan Karaa By: Axmed Yaasiin Cabdi. Q1aad

Maqaal: Xasuuqa Ogaadeenya Xornimaa Lagaga Bogsan Karaa By: Axmed Yaasiin Cabdi. Q1aad

Qormadani waa qormo-xusuuseed aan ka soo min-guuriyay kaydka faraha badan ee ku xafidan maskaxdayda, oo laga dhex-heli karo dhacdooyin kala duwan oo dareenno kala duwan […]

 
 

Gudiga Cusub Ee JOKA oo Shirkoodii Labaad Pretoria Kuyeeshay.

Gudiga Cusub Ee JOKA oo Shirkoodii Labaad Pretoria Kuyeeshay.

Maanta oo Axad ahayd taarikhduna ay ku beegnayd 20/11/2016 Waxaa xafiska Jaaliyada Soomaalida Ogadenia Ka Furmey Shirkii Gudida Fulinta ee Jaliyada JOKA Saacadu markay ahayd […]

 
 

Deg Deg: Cudurka Shuban Biyoodka oo Kadilaacay Magaalada Dhagaxbuur.

Deg Deg: Cudurka Shuban Biyoodka oo Kadilaacay Magaalada Dhagaxbuur.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in uu Gobolo iyo Dagmooyin badan oo Ogadenia ah kadilaacay shuban biyood dad badana uu ku laayay. […]

 
 

Jaaliyada UK oo u mahadcelisay APPG Third World Solidarity iyo Xildhibaano British ah

Jaaliyada UK oo u mahadcelisay APPG Third World Solidarity iyo Xildhibaano British ah

Jaaliyada Somalida Ogaden ee UK ayaa u mahadcelisay Gudiyadii soo abaabulay Dhageysigii lagu qabtay guriga baarlamaanka UK iyo xubnihii baarlamaanka ee kasoo qeybgalay. Dhageysigaas oo […]

 
 

Deg Deg: Baahi Ay Dad Udhinteen oo Kajirta Gobolka Afdheer.

Deg Deg: Baahi Ay Dad Udhinteen oo Kajirta Gobolka Afdheer.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Afdheer ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay baahi u nafbaxeen dad shacab ah oo kudhaqnaa Gobolka Afdheer. Warkan oo […]

 
 

Qoomiyada Argoba oo Kacdoon Wadayaasha Kubiirtay & Xaalada oo Cakiran.

Qoomiyada Argoba oo Kacdoon Wadayaasha Kubiirtay & Xaalada oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhay magaalada Sanqale ee xarunta qoomiyada Argoba ee badhtamaha wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay halkaas kajiraan rabshadihii abid ugu xumaa ee […]

 
 

Daawo: Ninkaan Aamin Sanayn Inay Ethiopia Burburtay Waa Gaal Dayuus Ah…Hooyo Reer Ogaadeeniya ah

Daawo: Ninkaan Aamin Sanayn Inay Ethiopia Burburtay Waa Gaal Dayuus Ah…Hooyo Reer Ogaadeeniya ah
 
 

Daawo: Habka Ay Unool Yihiin Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya + Caano Ay Wadaagayaan

Daawo: Habka Ay Unool Yihiin Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya + Caano Ay Wadaagayaan
 
 

Daawo: Xubno Kamid Ah Beeroleeyda Axmaarada oo Lawaraystay.

Daawo: Xubno Kamid Ah Beeroleeyda Axmaarada oo Lawaraystay.

Muuqaalkan hoose wuxuu muujinayaa qayb kamid ah Beeroleeyda Hubaysan ee Axmaarada. Sida ay sheegayaan masuulin kamid ah Beeroleeyda oo wax laga waydiiyay u jeedada ay […]

 
 

13 Katirsan Hogaaminta Masiixiga oo Ku Biiray Jabhada Gimbot 7.

13 Katirsan Hogaaminta Masiixiga oo Ku Biiray Jabhada Gimbot 7.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay baxsadeen 13 nin oo caan ah oo kamid ah hogaaminta diinta masiixiga […]

 
 

Ethiopian Soldiers Killed in Bomb Attack Near Kismayo.

Ethiopian Soldiers Killed in Bomb Attack Near Kismayo.

At least three Ethiopian soldiers serving with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have been killed in a bomb attack occurred near Kismayo city […]

 
 

Daawo: Magacaabistii Ugu Horaysay ee Maamulka Donald Trump.

(COMBO) This combination of pictures created on November 18, 2016 shows (L to R)
US Representative from Kansas Mike Pompeo, Retired Lt. Gen. Michael Flynn and Senator Jeff Sessions.  

President-elect Donald Trump has chosen Jeff Sessions to be attorney general, Mike Pompeo has been selected to be CIA director, and the influential post of national security adviser to his controversial campaign adviser, former general Michael Flynn, US media reported on November 18, 2016. / AFP PHOTO / STF

Waxaa markale xiisadi ka dhalatay ragga lagu wado Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump inuu u magacaabo xilalka muhiimka ah ee Xeer illaaliyaha guud iyo […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sweden oo Lagu Qabtay Magaalada Flen +Sawiro.

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sweden oo Lagu Qabtay Magaalada Flen +Sawiro.

Shirkii sanadlah ahaa ee jaaliyada soomaalida ogadenia Sweden ayaa cawa ka qabsoomay magalada Flen shirka waxaa lagu bilaabay sidii cadada inoo aheed ayahada qur aanka […]

 
 

Daawo: Qiso Xanuun Badan oo Ka Dhacday Dalka UK.

Daawo: Qiso Xanuun Badan oo Ka Dhacday Dalka UK.

Wiil Dhalinyaro Soomaliyeed ah ayaa lagu dilay Xabsi ku yaala Magaalada London. Waxa aad u badanaya dhacdooyinka noocan oo kale ah in dhalinyarada Soomaliyeed ee […]

 
 

Gabay Cusub “Xornimadu Macaanaa” iyo Abwaan Xaaji Maxamed Rashiid 2017

Gabay Cusub “Xornimadu Macaanaa” iyo Abwaan Xaaji Maxamed Rashiid 2017
 
 

Xerada Cusub Ee Loo Rarayo Qaxootiga Ogaadeeniya Ee Hadda Kunool Dhadhaab

Xerada Cusub Ee Loo Rarayo Qaxootiga Ogaadeeniya Ee Hadda Kunool Dhadhaab
 
 

Daawo: Abaaro Ba’an oo ka Jira Ogaadeeniya iyo Gobolada Ugu Daran…

Daawo: Abaaro Ba’an oo ka Jira Ogaadeeniya iyo Gobolada Ugu Daran…
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay