Archive for: December, 2016

Deg deg: Shirwaynihii 3aad ee Ururka OYSU oo lagu Doortay Xoghaye Cusub.

Deg deg: Shirwaynihii 3aad ee Ururka OYSU   oo lagu Doortay Xoghaye Cusub.

Waxaa Maanta si aqlabiyada ah lagu doortay Xoghayaha guud ee Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya.  waxaana loo doortay mudane Shaafi Sheekh Abdi (Shaafi shilaabo). […]

 
 

Daawo: wacdaraha ay ka dhigeeyn Kooxda Hilaac Qaran shiwaynihii 3 aad OYSU

Daawo: wacdaraha ay ka dhigeeyn Kooxda Hilaac Qaran shiwaynihii 3 aad OYSU

Daawo: Wacdaraha ay ka dhigeeyn Kooxda Hilaac Qaran, Shirwayna 3 aad ee Ururka  Midawga Dhalinyarad iyo Ardayda Ogadenya. ONA Frankfurt

 
 

Daawo: Kalmadii marwo Koos Shariif ay ka jeedisay shirkii OYSU

Daawo: Kalmadii marwo Koos Shariif ay ka jeedisay shirkii OYSU

Daawo: Kalmadii ay ka soo jeedisay shirwaynihii Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya: marwo Koos Shariif Daawasho wanaagsan   ONA Frankfurt  

 
 

Shirwaynihii 3 aad oo wali socda

Shirwaynihii 3 aad oo wali socda

Sawiro Dheeraad ah oo oo aan ka soo qaadnay sharwaynaha  Mudawga Dhaliyarada iyo Ardayda Ogadenya. Daawasho wanaagsan. ONA Frankfurt

 
 

Gaaris: Shirkii Faraca Barsan ee Jaaliyada Ogadenia oo dhacay +Masuuliyiin ka Qeybgashay.

Gaaris: Shirkii  Faraca Barsan ee Jaaliyada Ogadenia oo dhacay +Masuuliyiin ka Qeybgashay.

Waxa magalada Garissa ee xarunta gobalka waqoy bari Kenya ka dhacay Shirki jaalayida somalida ogadeniya, shirkan ooy ka soo qeybgaleen bulshada  Qeybaheda  kala  duwan, Waxa […]

 
 

Daawo: kalmadii furitaanka ee u mudane Mohamed Rashid ka jeediyay shirwayniha OYSU

Daawo: kalmadii furitaanka ee u mudane  Mohamed Rashid ka jeediyay shirwayniha OYSU

Daawo: Gudoomiyaha Abaabulka bulshada iyo Jaaliyaadka mudane Mohamed Rashiid kalmadii uu furitaanka shirwaynaha OYSU daawasho wanaagsan. ONA Frankfurt

 
 

Shirwaynihii 3aad ee Ururka Midawga Dhaliyarada iyo Ardayda oo galay maalintii 2 aad.

Shirwaynihii 3aad ee Ururka Midawga Dhaliyarada iyo Ardayda oo galay maalintii 2 aad.

Waxaa 9:30 subaxnimo ee saacada Frankafurt si rasmi ah uga furmay shirwaynihii 3 aad ee Ururka midawga Dhalinyarad iyo ardayda Ogadenya. Shirkan oo galay maalintii […]

 
 

Daawo: Hees Cusub 2017 & Ururka O.Y.S.U Shirkiisii Germany

Daawo: Hees Cusub 2017 & Ururka O.Y.S.U Shirkiisii Germany
 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo fara badan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen shacabka S.ogadenia. Warkan oo aan kahelay xarunta dhexe ee Jabhada […]

 
 

Shirkada Isgaadhsiinta Itoobiya oo weerar Dhinaca Computer Ka Ah Laguqaaday.

Shirkada Isgaadhsiinta Itoobiya oo weerar Dhinaca Computer Ka Ah Laguqaaday.

Xog rasmi ah oo ay hashay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in la curyaamiyay dhamaan Computar radii xukuumada wayaanaha gaar ahaan shirkada isgaadhsiinta ee […]

 
 

Dagaallo Kadhacay Gobolka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Lagaga Itaal Roonaaday.

Dagaallo Kadhacay Gobolka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Lagaga Itaal Roonaaday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo cul culus oo dadka deegaanka iyo ciidanka wayaanaha ku dhex maray halkaas. Sida […]

 
 

Soomaaligii Ugu Horeeyay oo Jago Sare Ka Qabta Hay’ada UNHCR.

Soomaaligii Ugu Horeeyay oo Jago Sare Ka Qabta Hay’ada UNHCR.

Sida laga soo xigtay Maamulka Hay’ada Arimaha Qaxootiga ee marka la soogaabiyo loo yaqaano UNHCR ayaa sheegaya in nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed […]

 
 

Dawlada Mali oo Dib U Celisay Dad Laga Soo Masaafuriyay Wadanka Faransiiska.

Dawlada Mali oo Dib U Celisay Dad Laga Soo Masaafuriyay Wadanka Faransiiska.

Dawlada Mali ayaa dib ugu celisay laba qof oo laga soo musaafuriyey wadanka Faransiiska diyaaradii siday markii ay ka soo degeen, iyadoo su’aalo ka keentay […]

 
 

Khilaafkii Maraykanka & Ruushka U Dhexeeyay oo Sare Usii Kacaya.

President Barack Obama meets with Russian President Vladimir Putin in Enniskillen, Northern Ireland, Monday, June 17, 2013. Obama and Putin discussed the ongoing conflict in Syria during their bilateral meeting. (AP Photo/Evan Vucci)

Xukuumada Maraykanka ayaa shaacisay inay tarxiilayso 35 Diblomaasi oo Ruush ah kuwaasi oo loo qabtay muddo 72 saacadood ah inay isaga baxaan Wadanka Maraykanka. Diblumaasiyiintan […]

 
 

Resolutions of the Oromoo Liberation Front National Council (OLF-NC)

Resolutions of the Oromoo Liberation Front National Council (OLF-NC)

Resolutions of the Oromoo Liberation Front National Council (OLF-NC) (December 27, 2016) The Oromo Liberation Front National Council (OLF-NC) held its regular meeting from December […]

 
 

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Maanta Ifo Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Maanta Ifo Kaqabsoomay.

Maanta oo ah maalinimo jumco ah taariikhduna kubeegantahay 30/12/2016 waxaa kulankoodii caadiga ahaa ee billaha ahaa isugu yimid xubnaha faraca maftaxul.xorriyo ee jaaliyada bariga Africa […]

 
 

Jaaliyada S.ogadenia Ee Riyaad oo Kulankeedii Caadiga Ahaa Qabatay.

Jaaliyada S.ogadenia Ee Riyaad oo Kulankeedii Caadiga Ahaa Qabatay.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 30/12/16 waxaa magaalada Riyaad ee wadanka boqortooyada Sucuudiga ka qabsoomay shirkii Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Riyaad. Shirkan oo […]

 
 

Daawo: Khudbadii Xoghayaha Guud ee Ururka OYSU uu Shirka Kajeediyay.

Daawo: Khudbadii Xoghayaha Guud ee Ururka OYSU uu Shirka Kajeediyay.

Hoos ka daawo kalmadii uu ka jeediyay Xoghayaha OYSU mudane Jamaal Xukun. ONA Frankafurt Germany

 
 

Muuqaalo Kamid Ah Shirwaynihii 3aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU.

Muuqaalo Kamid Ah Shirwaynihii 3aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU.

Shirwaynihi 3aad ee  OYSU ee heer caalami oo maanta ka furmay magalada franfurt ee dalka Germany. Shirkan waxa lagu furay aayado Quraan ah, kuwas  oo […]

 
 

Daawo: Furitaanka Shirwaynihii 3aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU.

Daawo: Furitaanka Shirwaynihii 3aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU.

Hoos waxaad ka daawataa Gudoomiye Ku Xigeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Mohamed Ismaciil kalmadii uu ku furay shirwaynaha 3aad ee Ururka Mudawga Dhalinyarada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay