Archive for: December, 2016

Daawo: Sawir Gacmeed Ka Turjumaya Xidhiidhka Ka Dhexeeya Woyaanaha & Daba-Qoodhiga.

Daawo: Sawir Gacmeed Ka Turjumaya Xidhiidhka Ka Dhexeeya Woyaanaha & Daba-Qoodhiga.

Farshaxan kamid ah Shacabka Soomaalida Ogadenya ayaa nasoo gaadhsiiyay sawir gacmeed macno iyo murti badan laga dheehan karo. Sawirkan ayaa muujinaya xidhiidhka ka dhexeeya kooxda […]

 
 

Xidhaygii Dr Merera oo Shacab Badan Kacadhaysiiyay & Kacdoon Hor Leh.

Xidhaygii Dr Merera oo Shacab Badan Kacadhaysiiyay & Kacdoon Hor Leh.

Xukuumada gumaysiga Itoobiya ee caanka ku ah caga juglaynta iyo cabsi galinta dadka fikirkooda kahadla ayaa xabsiga dhigay Siyaasi lagu magacaabo Pro Merera Gudina oo […]

 
 

Kufsi Iyo Tacadiya Kale oo Ogadenia Kadhacay + Faah Faahin.

Kufsi Iyo Tacadiya Kale oo Ogadenia Kadhacay + Faah Faahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gacanta gumaysiga madow kujira ee Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu meelo Ogadenia kamid ah ka gaysteen tacadiyo kala […]

 
 

Siyaasi Hor Leh oo Itoobiya Kabaxsaday Waa Kuma? TPLF oo Dhaka Faarsan.

Siyaasi Hor Leh oo Itoobiya Kabaxsaday Waa Kuma? TPLF oo Dhaka Faarsan.

Siyaasi caan ah oo xukuumada wayaanaha ujoogay qusuliyada magaalada Frankfort ee wadanka Jarmal ka ayaa sheegay in uu kubiiray shacabka kacdoonka wada ee kasoo horjeeda […]

 
 

Laba Wiil oo Walaalo Ah Ayaa Lagu Diley Caasimada Sweden ee Stockholm.

Laba Wiil oo Walaalo Ah Ayaa Lagu Diley Caasimada Sweden ee Stockholm.

Waxaa caasimadda dalka Sweden ee Stockholm lagu diley laba wiil oo walaalo ah, sida ay qoreyso warbaahinta dalka Sweden oo soo xiganaysa Booliska. Dilka wiilashan […]

 
 

Maqaal: Qadiyada Ogaden oo Hadhaysay Madasha Tababarka Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha.

Maqaal: Qadiyada Ogaden oo Hadhaysay Madasha Tababarka Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha.

Bishii November 2016 waxaa si rasmi ah u bilowday Tababar Caalami ah oo ku saabsan “Xuquuqda Aadanaha: Xuquuqda Qaxootiga” ama “Human Rights: The Rights of Refugees,” […]

 
 

Trump oo Jebiyey Mid Kamid Ah Dhaqamada Diblomaasiyadeed ee Maraykanka.

Trump oo Jebiyey Mid Kamid Ah Dhaqamada Diblomaasiyadeed ee Maraykanka.

Madaxweynaha la doortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa maalintii Jimacada khaka Teleefonka kula hadley Madaxweynaha jasiiradda Taiwan Tsai Ing-wen, wada hadalkaas oo xiisad ka […]

 
 

Discontent grows louder in Ethiopia as regime fights for survival.

Discontent grows louder in Ethiopia as regime fights for survival.

Angered by the arrest of Merera Gudina, his party leader, hours earlier for allegedly “making contact with terrorist groups” a senior figure in Ethiopia’s opposition […]

 
 

Deg Deg: Kulan Muhiim Ah oo Hada London Kafurmay.

Deg Deg: Kulan Muhiim Ah oo Hada London Kafurmay.

Waxaa goor dhawayd magaalada London ee xarunta u ah wadanka boqortooyada Ingiriiska ka furmay shir balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee […]

 
 

Daawo: Heestii Anoon Calan Guudka Sudhin, Anoon Gobanimo Hantiyin ee OYSU, MN.

Daawo: Heestii Anoon Calan Guudka Sudhin, Anoon Gobanimo Hantiyin ee OYSU, MN.

Heestan oo kamid ahayd Riwaayadii taariikhiga ahayd ee dhawaan lagu qabtay Minnessota ee dalka Maraykanka ayaa waxay kamid noqotay suugaan halgameedka Soomaalida Ogadenya kuwo ugu […]

 
 

Bam Laga Helay Xarunta Booliiska Addis Ababa oo Dad Badan Looqaqabtay.

Bam Laga Helay Xarunta Booliiska Addis Ababa oo Dad Badan Looqaqabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta u ah maamulka Wayaanaha ayaa sheegaya in xarunta ugu wayn ee booliska gumaysiga laga helay wax […]

 
 

Daawo: Dr. Gudina oo Sheegay In Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya Uusan Ahayn Oromo ee Tigrey Yahay.

Daawo: Dr. Gudina oo Sheegay In Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya Uusan Ahayn Oromo ee Tigrey Yahay.

Dr. Merera Gudina oo ah  Gudoomiyaha Xisbiga Oromo Federalist Congress ( OFC) ayaa shaaca ka qaaday magaca iyo isirka dhabta ah ee Wasiir ku sheega […]

 
 

HRW oo Dalka Jabuuti Ku Cambaaraysay Qaxooti Itoobiyaan Ahaa oo Woyaanaha Loo Gacan Galiyay

HRW oo Dalka Jabuuti Ku Cambaaraysay Qaxooti Itoobiyaan Ahaa oo Woyaanaha Loo Gacan Galiyay

Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Rights Watch ayaa eedayn culus dusha usaartay xukuumada Jabuuti waxayna Hay’adu sheegtay in si ula kac ah ay xukuumada […]

 
 

Ethiopian Government accused of arresting family of Melbourne protesters

Ethiopian Government accused of arresting family of Melbourne protesters

(ABC) — A Somali-Ethiopian man says relatives in his home country are still feeling the aftermath of a Melbourne protest that occurred earlier this year. […]

 
 

Madaxwaynaha Gambia oo Sheegay In Doorashadii Lagaga Guulaystay.

Madaxwaynaha Gambia oo Sheegay In Doorashadii Lagaga Guulaystay.

Madaxa guddiga doorashooyinka ee dalka Gambia ayaa sheegay in Yahya Jammeh, Madaxwaynaha dalka Gambia uu qirtay in lagaga guulaystay doorashadii Khamiistii dalka ka dhacday.  Wuxuu Madaxa […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Jarmalka oo Banaan Bax Wayn Wadankaas Kuqabatay.

Jaaliyada Ogadenia Ee Jarmalka oo Banaan Bax Wayn Wadankaas Kuqabatay.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Jarmalka ayaa wax yar kahor soo afmeertay banaan baxwayn oo ay ka horsameeyeen xafiiska Hay’ada qoxootiga ee Jarmalka. Mudaharaadkan oo […]

 
 

Faraca Jaaliyada Ogadenia Ee Riyaad, Sacuudi Carabiya oo Kulmay.

Faraca Jaaliyada Ogadenia Ee Riyaad, Sacuudi Carabiya oo Kulmay.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 2/12/16 waxaa magaalada Riyad ee xarunta wadanka Sucuudiga ka dhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyada […]

 
 

Daawo: Halgame Shugri Shafeec oo Kahadlaya Aargoosiga TPLF & Banaanbixii Australia.

Daawo: Halgame Shugri Shafeec oo Kahadlaya Aargoosiga TPLF & Banaanbixii Australia.

(Sydney) – Daawo: mar kale iyo warbixin ku saabsan xukuumada Wayaanaha oo xidhay tobannaan ka mid ah ehelada dad u dhashay dhulka ay Itoobiya gumaysato […]

 
 

Idacada Codka Dadweynaha Somaliyed oo waraysatay Hogaanka Arimaha Dibada ONLF

Idacada Codka Dadweynaha Somaliyed oo waraysatay Hogaanka Arimaha Dibada ONLF

Daawo oo dhagayso Idaacada Codka Dadweynaha Soomaaliyed oo waraysi dheer meelo badana taabanaya la yeelatay hogaanka arimaha dibada ee ONLF Mudane Cabdiraxmaan Maadeey Qaybtii 1aad […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Bahda ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ONA muxaadaro diini ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay