Archive for: December, 2016

Daawo Qaybtii 3aad ee Dhibane Maxamed Cabdullahi Amakaag

Daawo Qaybtii 3aad ee Dhibane Maxamed Cabdullahi Amakaag

Daawo Qaybtii 3aad ee dhibane Maxamed Cabdullahi Amakaag uu kaga sheekaynayay dhibaatooyinka yaala Jeelasha gumaysiga siiba midkuu ku xidhnaa ee Jeel Ogaadeen (Xajka halooga soo […]

 
 

Roobkii Dayrta oo Qaybo Badan oo Ogadenya Kamid Ah Maasheeyay.

Roobkii Dayrta oo Qaybo Badan oo Ogadenya Kamid Ah Maasheeyay.

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, waxaa qaybo badan oo wadanka Ogadenya ah ka curtay roobkii dayrta oo xiligiisii kasoo dib […]

 
 

Addis Ababa oo Noqotay Mida Ugu Dibdhacsan Caasimadaha Aduunka.

Addis Ababa oo Noqotay Mida Ugu Dibdhacsan Caasimadaha Aduunka.

Hay’ada caalamka uqaabilsan dhinaca horumarka ayaa warbixin dheer oo ay soo saartay kusheegtay in ay magaalada Addis Ababa noqotay mida ugu liidata caasimadaha aduunka. Sida […]

 
 

Xukuumada TPLF oo Safaaradaheeda Ku Amartay In Ay Mudaharaadaan.

Xukuumada TPLF oo Safaaradaheeda Ku Amartay In Ay Mudaharaadaan.

Xukuumada gumaysiga Itoobiya oo noqotay nin daadqaaday xumbo cuskay ayaa dhamaan shaqaalaheeda safaaradaha ku amartay in ay isugu yimaadaan xarunta Midowga Yurub si ay halkaas […]

 
 

Ethiopia: MEP Ana Gomes, on the detention of Dr. Merera Gudina

Ethiopia: MEP Ana Gomes, on the detention of Dr. Merera Gudina

Federica Mogherini High Representative of the Union for Foreign Affairs and Security Policy / Vice-President of the Commission Subject: Detention of Dr. Merera Gudina in […]

 
 

Midawga Yurub oo Ku Heshiiyay In Ay Xoojiyaan Awoodooda Militari.

Midawga Yurub oo Ku Heshiiyay In Ay Xoojiyaan Awoodooda Militari.

Wadamada Midowga Yurub (EU) ayaa ku heshiiyey mashruuc cusub oo ay ku labo jibaarayaan awoodooda milatari, go’aankan oo ah fariin ku socota Maraykanka. Heshiiskan ayaa […]

 
 

Maqaal: Cabdi Ileey oo Dilkii Marxuum Faysal Cagjar Ka Qaaday Sas & Walwal Joogto Ah.

Maqaal: Cabdi Ileey oo Dilkii Marxuum Faysal Cagjar Ka Qaaday Sas & Walwal Joogto Ah.

Dilalka iyo xasuuqa shacabka Soomaaliyeed ee Ogaden wuxuu noqday wax joogta ah oo maal iyo darajo lagu doonto waana siyaasad iyo qorshe uu samastay gumaystaha […]

 
 

Daawo: Qoraaga Caanka Ah, Rene Lefort  oo Xaalada Itoobiya Laga Waraystay.

Daawo: Qoraaga Caanka Ah, Rene Lefort  oo Xaalada Itoobiya Laga Waraystay.

Waraysi uu bixiyay qoraaga caanka ah ee lagu magacaabo Rene Lefort  ayaa kaga hadlay xaalada qalafsan ee Itoobiya. Khibiirkan oo qoraalo iyo warbixino badan ka […]

 
 

Ciidanka Hawaarinta oo Kala Firxanaya Qaarna Iska Laayay.

Ciidanka Hawaarinta oo Kala Firxanaya Qaarna Iska Laayay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in uu cirka isku shareeray kala firxadkii ciidanka Hawaarinta ee dhidid dhowrka u ah ciidamada wayaanaha. Warkan […]

 
 

Taliyihii Ciidanka Asluubta Gonder oo Xabsiga Ladhigay Ogow Sababta.

Taliyihii Ciidanka Asluubta Gonder oo Xabsiga Ladhigay Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in xabsiga ladhigay taliyihii ciidanka Asluubta ee Gobolka Gonder Inspector Lijalam Meseret. Sida xogta […]

 
 

Cudurka Daacuun Caloolaha oo Faro Ba’an Kuhaya Ogadenia.

Cudurka Daacuun Caloolaha oo Faro Ba’an Kuhaya Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in cudurka daacuun calooluhu uu faro ba’an kuhayo qaybo badan oo kamid ah wadanka Ogadenia. Warkan oo […]

 
 

Doorashada Soomaaliya oo Musuq-Maasuq uu Hadheeyay.

Doorashada Soomaaliya oo Musuq-Maasuq uu Hadheeyay.

Waxaa weli jira eedo la xiriira in siyaasiyiinta ay faro-gelin ku hayaan hannaanka doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda dalka Soomaaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar […]

 
 

Trump: Soomaaligii Weerarka Ohio Fuliyay Ma Ahayn In uu Dalka Joogo.

Trump: Soomaaligii Weerarka Ohio Fuliyay Ma Ahayn In uu Dalka Joogo.

Madaxweynaha la dortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa subaxnimadii hore ee shalay arbacadii waxa uu bogiisa uu Twitterka ku leeyahay ku soo direy fariin […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay