Archive for: December, 2016

Furitaankii Shirwaynhii 3aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU oo Ka Furmay Germany.

Furitaankii Shirwaynhii 3aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU oo Ka Furmay Germany.

Waxaa  si rasmi ah uga furmay magaalada  Frankfurt ee Germany. Shirwaynihii 3aad ee Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya. Shirkan waxaa si rasmi ah u […]

 
 

Daawo: Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaciil & Muxaadaradii Todobaadka.

Daawo: Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaciil & Muxaadaradii Todobaadka.

Waxaan akhristeyaasha qadarinta iyo qaayaha mudan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u haynaa todobaadkan Muxaadaro diini ah oo aad u qiimo badan […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Saraakiil EPRDF Katirsan Jeelka U Taxaabay.

Gumaysiga Itoobiya oo Saraakiil EPRDF Katirsan Jeelka U Taxaabay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay xukuumada wayaanuhu xabsiga dhigtay qaar kamid ah saraakiisha wayaanaha. Sida […]

 
 

Jawaasiis Wayaanaha Kagoostay & Xaalka oo Sii Xumaaday.

Jawaasiis Wayaanaha Kagoostay & Xaalka oo Sii Xumaaday.

Xog rasmi ah oo soogaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in ay kala xadhig furteen dhamaan jaajuusiintii wayaana dibada uga shaqayn jiray iyo taliska […]

 
 

Sargaal Katirsanaa EPRDF oo Hubka Qaatay Si Uu Ula Dagaalamo Wayaanaha.

Sargaal Katirsanaa EPRDF oo Hubka Qaatay Si Uu Ula Dagaalamo Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka OMO ee koonfurta shucuubta koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya in uu halkaas kagoostay sargaal magac iyo maamuus kulahaa Gobolka OMO. […]

 
 

Madasha Qaran ee Soomaaliya oo Dib U Dhigtay Kordhinta Tirada Aqalka Sare.

Madasha Qaran ee Soomaaliya oo Dib U Dhigtay Kordhinta Tirada Aqalka Sare.

Madasha Hoggaanka Qaran ee Soomaaliya ayaa warmurtiyeed cusub oo ay soo saareen waxay isku waafaqeen  in dib loo dhigo fulinta doorashada sideed iyo tobankii (18) […]

 
 

Daawo: Wadamada Russia Turkiga & Iran oo Xabad-Joogin & Heshiis Ka Gaadhay Colaada Suuriya.

Daawo: Wadamada Russia Turkiga & Iran oo Xabad-Joogin & Heshiis Ka Gaadhay Colaada Suuriya.

Dhinacyada ku lug leh dagaalka ka socda dalka Suuriya sida wadamada Ruushka, Iiraan & Turkiya ayaa heshiis iyo xabad-joojin ka gaadhay colaada ka holcaysa dalka […]

 
 

Ethiopia: Internet shutdowns take their toll on economy

Ethiopia: Internet shutdowns take their toll on economy

Recently, inhabitants of the Ethiopian capital, Addis Ababa, have been gazing forlornly at their smartphones, frustrated by the government’s mobile internet shutdowns. By James Jeffrey […]

 
 

Daawo: Muuqaal hordhaca Shir wayanihii 3aad ee Ururka OYSU oo ka bilaabmay magaalada Frankfurt ee Wadanka Germay.

Daawo: Muuqaal hordhaca Shir wayanihii 3aad ee Ururka OYSU oo ka bilaabmay magaalada Frankfurt ee Wadanka Germay.

Waxaa wadanka Germeny Magaalada Frankfurt ka dhacaya Shirkii 3aad ee ururka Midawga  Ardayda iyo  Dhalinyarada Ogadeniya kaas oo at ka soo qaybgaleen wufuud faraban oo […]

 
 

Daawo. IlaysTV 29-12-2016-iyo Warar Xasaasi ah oo lagu soo bandhigay.

Daawo. IlaysTV 29-12-2016-iyo Warar  Xasaasi ah oo lagu soo bandhigay.

Warka IlaysTV 29-12-2016 , Qodobada  ugu doorka  Roona  waxaa kamid ah: Ciidamada Gumeysiga  Ethiopia  oo Dhibaatooyin kala duwan ka wada Deegaano kamid ah Dhulka Soomaalida […]

 
 

Daawo: Wareysi Xiisa badan Xoghaya Guud ee Ururka OYSU iyo Shirweynihii 3aad.

Daawo: Wareysi Xiisa badan Xoghaya Guud  ee Ururka OYSU iyo Shirweynihii 3aad.

Waxaa  wadanka  Jarmalka  ka Furmay  Shirweynihii 3aad  ee Ururka Midowga Dhalinyarada  iyo Ardayda  Soomaalida Ogadenia.Hadaba  Shirkaasi iyo  Arimaha  ku saabsan  waxaan ka Wareysanay Xoghayaha  Guud […]

 
 

Barnaamijka Habeenka JOKA & Hiigsiga Shacabka oo Pretoria Kafurmi Doona.

Barnaamijka Habeenka JOKA & Hiigsiga Shacabka oo Pretoria Kafurmi Doona.

Xaley oo ay taariikhdu kubeegnayd 29-12-2016 waxaa xafiiska JOKA ee Pretoria ka furmay Barnaamij ay soo diyarisey Laanta Arimaha bulshada ee Jaaliyada JOKA barnamijkan oo […]

 
 

Daawo: Warka ESAT TV oo lagu soo qaatay dagaal dhexmaray CJWXO & Ciidamada Woyanaha.

Daawo: Warka ESAT TV oo lagu soo qaatay dagaal dhexmaray CJWXO & Ciidamada Woyanaha.

Waxaad hoos ka daawataa dagaal dhexmaray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) & Ciidamada Woyanaha oo lagu sheegay warka ESAT TV. Warkan ayaa lagu sheegay dagaal culus […]

 
 

Dowlada Masar oo Kajawaabtay Eedayntii Xukuumada Wayaanaha.

Dowlada Masar oo Kajawaabtay Eedayntii Xukuumada Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qaahira ee xarunta wadanka Masar ayaa sheegaya in ay dowlada Masar sikulul iga jawaabtay eedayntii ay xukuumada wayaanuhu dusha usaartay. […]

 
 

Banaanbaxyo Lagaga Soo Horjeedo TPLF oo Dhulka Canfarta Kadhacay.

Banaanbaxyo Lagaga Soo Horjeedo TPLF oo Dhulka Canfarta Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Canfarta ee kujira gacanta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu halkaas kadhacay banaanbax wayn oo lagaga soo horjeedo maamulka dhiig […]

 
 

Daawo: Madaxweynaha Romania oo Hor Istaagay Ansixinta Raysalwaaraha Cusub oo Ah Haweenay Muslim ah

Daawo: Madaxweynaha Romania oo Hor Istaagay Ansixinta Raysalwaaraha Cusub oo Ah Haweenay Muslim ah

Madaxweynaha dalka Romania ayaa gaashaanka ku dhuftay in uu ansixiyo Raysalwasaaraha cusub ee xisbigii doorashada dalka Romaia ku guulaystay uu soo magacaabay haweenaydan oo ah […]

 
 

Soomaalida Maraykanka oo Looga Digay Ku Lug Lahaanshaha Musuqmaasuqa Soomaaliya.

Soomaalida Maraykanka oo Looga Digay Ku Lug Lahaanshaha Musuqmaasuqa Soomaaliya.

Xafiiska Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in sharciga maraykanku uu dhigayo in muwaadiniinta maraykanka ee ku nool degaamadda ka baxsan dalka maraykanka lagu ciqaabi […]

 
 

Daawo:Faah faahin laga helayo Qarax ka dhacay Muqdisho.

Daawo:Faah faahin laga helayo Qarax ka dhacay Muqdisho.
 
 

Daawo:Marwo Ardo-koos oo gabay qiimo badan ka jeedisay shirkiwada tashiga xubnaha Jaaliyadaha Canada.

Daawo:Marwo Ardo-koos oo gabay qiimo badan ka jeedisay shirkiwada tashiga xubnaha Jaaliyadaha Canada.
 
 

Maqaal: Cadaalad Darada & Xishood La’aan Itoobiya: Jaamacadaha Dalka & Qoondaynta Miisaaniyadda 2015 / 2016.

Maqaal: Cadaalad Darada & Xishood La’aan Itoobiya: Jaamacadaha Dalka & Qoondaynta Miisaaniyadda 2015 / 2016.

Miisaaniyadda dowladdu waxay ka kooban tahay odoroska kharash ee ku baxaya fulinta hawlaha iyo mashaariicda dowladda iyo dakhliga la filayo inuu ka soo baxo ilaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay