Archive for: December, 2016

Kooxda TPLF oo Labo Garab oo Waawayn Ukala Jabtay.

Kooxda TPLF oo Labo Garab oo Waawayn Ukala Jabtay.

Sida aan horaanba idiinku soo gudbinay kooxda TPLF ayaa kufashilantay daminta iyo latacaalida kacdoonada mudada sanadka kabadan kasocda guud ahaan wadanka ay kooxdu xooga kumaamusho […]

 
 

Itoobiya oo Noqotay Wadanka Daynta Ugu Badan Laguleeyahay Aduunka.

Itoobiya oo Noqotay Wadanka Daynta Ugu Badan Laguleeyahay Aduunka.

Baashitaan lasameeyay ayaa lagu ogaaday in wadanka Itoobiya uu yahay wadanka daynta ugu badan lagu leeyahay caalamka, baadhitaankan ayaa lagu ogaaday in wadanka Itoobiya uu […]

 
 

Shir Guddoonka KMG Ah ee Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya oo La Shaaciyay.

Shir Guddoonka KMG Ah ee Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya oo La Shaaciyay.

Sida ay soo tabinayaan Wakaaladaha Wararka ee Soomaaliya waxaa la shaaciyey labada xildhibaan ee ugu da’da weyn aqalka sare iyo aqalka hoose ee dowladda federaalka […]

 
 

Beesha Caalamka oo Gaashaanka Ku Dhufatay Go’aamadii Madasha ee Kordhinta Aqalka Sare.

Beesha Caalamka oo Gaashaanka Ku Dhufatay Go’aamadii Madasha ee Kordhinta Aqalka Sare.

War-Murtiyeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Belgium, Talyaaniga, Netherlands, Sweden, Boqortooyada Inigiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa lagu […]

 
 

Saraakiil Booliska Turkiga Katirsan oo Maxkamada La Horkeenay.

Saraakiil Booliska Turkiga Katirsan oo Maxkamada La Horkeenay.

29-Sarkaal oo ka tirsan booliiska Turkiga ayay maxkamadayn uga billaatay xabsi dhexdii iyaga oo ku eedaysan in ay rabeen in ay dawladda inqilaabaan intii uu […]

 
 

Daawo:Hees ay si wada jir u qaadeen xubnihii Shirkii wada tashiga ee Canada.

Daawo:Hees ay si wada jir u qaadeen xubnihii Shirkii wada tashiga ee Canada.

   

 
 

Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada oo soo gabagaboobay.

Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada oo soo gabagaboobay.

Waxaa maalintii sadexaad si habsami ah ugu soo gabagaoobay hoolka Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha kanada. Shirkan oo ku furmay in laga doodo qodobo aad […]

 
 

Shirkii Xubnaha Xarunta JOKA oo Aay Gudida Maamulka Xarunta U Qabsoomay.

Shirkii Xubnaha Xarunta JOKA oo Aay Gudida Maamulka Xarunta U Qabsoomay.

Taariqdu markaay ahayd 25-12-2016 waxaa ka furmey shirka xubnahay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ee Xarunta Gauteng gaar ahaan Xafiska Pretoria. shirkan ayaa waxa kaso […]

 
 

Daawo: Shir Waynihii 3aad ee Ururka OYSU oo Kadhacaya Wadanka Germany.

Daawo: Shir Waynihii 3aad ee Ururka OYSU oo Kadhacaya Wadanka Germany.

Ururka Dhalinta iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia ee OYSU oo ah urur balaadhan ayaa shirwaynahoodii 3aad kuqaban doona wadanka Jarmalka gaar ahaan  magaalada Frankfurt hadii Alle […]

 
 

Machadka Legatum Institute oo Itoobiya Kusheegay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Horumarka.

Machadka Legatum Institute oo Itoobiya Kusheegay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Horumarka.

Machadka cilmi baadhista ee Legatum Institute ayaa soo saaray warbixintiisii sanadlaha ahayd taas oo uu sanad kasta diirada kusaaro wadamada ugu liita dhinaca hormarka iyo […]

 
 

Safiirka Maraykanka Ee QM oo Itoobiya Kacodsaday In Ay Siidayso Maxaabiista Uxidhan.

NEW YORK, NY - SEPTEMBER 03:  United States Ambassador to the United Nations (U.N.) Samantha Power holds a press conference on September 3, 2014 in New York City. Power answered questions on foreign extremist Islamist fighters joining ISIS in Syria and Iraq and the most recent Israeli-Palestinian peace deal, amongst other topics.  (Photo by Andrew Burton/Getty Images)

Safiirka dowlada Maraykanka u fadhiya qaramada midoobay ayaa sheegay in loobaahan yahay in dhowr wadan oo dunida ah ay joojiyaan xad gudubyada ay kuhayaan dadkooda. […]

 
 

Daawo: Addis Ababa oo 3-Meelood 24-Saac Gudahood Ku Gubteen.

Daawo: Addis Ababa oo 3-Meelood 24-Saac Gudahood Ku Gubteen.

War hadda naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la qabadsiiyay 3 meelood oo ka tirsan magaalada Addis Ababa 24 saac gudohood. Warku […]

 
 

Ethiopia: One of the poorest, unhappiest out of 19 nations in the world.

Ethiopia: One of the poorest, unhappiest out of 19 nations in the world.

(INDEPENDENT) — The Legatum Institute, a London based research institute released its 10th annual global Prosperity Index, a huge survey that ranks the most prosperous […]

 
 

Ciidamada Kenya oo Looga Digay In Ay Faro-Galiyaan Siyaasada Soomaaliya.

Ciidamada Kenya oo Looga Digay In Ay Faro-Galiyaan Siyaasada Soomaaliya.

Taliska ciidamada militariga Kenya ayaa uga digay ciidamada dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM in ay saameyn ku yeeshaan siyaasada Soomaaliya. […]

 
 

Baroor-Diiq Qaran oo Ka Bilaabatay Wadanka Ruushka.

Baroor-Diiq Qaran oo Ka Bilaabatay Wadanka Ruushka.

Wadanka Ruushka ayaa waxaa ka billaabatay baroor diiq qaran oo lagu xusayo 92-dii qof ee dhintay ee isugu jiray rakaabka iyo howlwadeenada diyaaradii milateriga ee […]

 
 

Kulankii Caadiga Ahaa Ee OYSU Ifo oo Qabsoomay.

Kulankii Caadiga Ahaa Ee OYSU Ifo oo Qabsoomay.

Maalinimadii maanta ahayd taariikhduna kubeegnayd 26/12/16 waxaa xerada IFO ee degaanka Dhadhaab kaqabsoomay kulankii billaha ahaa ee OYSU IFO kulanka oo ahaa midsiheer sare ah […]

 
 

Daawo: Barnamij aad u xiiso badan oo loogu magac daray “Dhab ka hadal” oo Kalsan TV soo diyaariyay.

Daawo: Barnamij aad u xiiso badan oo loogu magac daray  “Dhab ka hadal” oo Kalsan TV soo diyaariyay.

  Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaaa barnaamij aad u xiiso badan oo ay daadihinayaan mudane Faysal Abraare & Xildhibaan Adan Kahin e daawasho wanaagsan.

 
 

VOA Laanta Axmaariga oo Waraysatay Gaashaanle Sare Cali Samire Sigad(Video:Hoos ka Daawo)

VOA Laanta Axmaariga oo Waraysatay Gaashaanle Sare Cali Samire Sigad(Video:Hoos ka Daawo)

Waxaa laga waraystay Laanta afka Xabashiga ee idaacada VOA-da Gashaanle Sare Cali Samire Sigad oo ka warbixiyay meelo badan oo xasaasi ah kuna saabsan xaalada […]

 
 

Desaleng oo Ku Qarway In Ay Dowlada Masar Xukunkiisa Burburinayso.

Desaleng oo Ku Qarway In Ay Dowlada Masar Xukunkiisa Burburinayso.

Taliska wakhtigiisii dhamaaday ee xukuumada Wayaanaha ayaa sheegay in qalalaasaha dami waayay ee wadankiisa soofood saaray ay kadambayso dowlada Masar. Hailemariam Desaleng oo war baahinta […]

 
 

Dhalinyaro Kabaxsatay Xukunka Dag Daga Ah oo Ugalay Jabhadaha OLF & Gimbot 7.

Dhalinyaro Kabaxsatay Xukunka Dag Daga Ah oo Ugalay Jabhadaha OLF & Gimbot 7.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dhalintii wadanka Itoobiya ay ugaleen jabhadaha kasoo horjeeda xukuumada wayaanaha. Sida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay