Archive for: December, 2016

Shirkii Madasha Qaran ee Soomaaliya oo Go’aamiyay In Tirada Aqalka Sare La Kordhiyo.

Shirkii Madasha Qaran ee Soomaaliya oo Go’aamiyay In Tirada Aqalka Sare La Kordhiyo.

War Saxaafadeed ka soo baxay shirkii Hogaamiyayaasha Madasha Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyay ayaa lagu kordhiyay 18 kursi aqalka […]

 
 

Dawlada Yuhuuda oo Obama Ku Eedaysay Go’aankii QM Ay Ansixisay.

Dawlada Yuhuuda oo Obama Ku Eedaysay Go’aankii QM Ay Ansixisay.

Dawlada Yuhuuda ayaa eedayn kulul dusha uga tuurtay Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Maraykanka Barack Obama oo isagu amar ku bixiyey in Maraykanka uusan codkiisa […]

 
 

A state of emergency has brought calm to Ethiopia. But don’t be fooled.

A state of emergency has brought calm to Ethiopia. But don’t be fooled.

METI, Ethiopia — Earlier this month, hundreds of high school students in the small Ethio­pian town of Meti gathered for a demonstration. They were supposed […]

 
 

Faarax Macalin : Somalia Doorasho kama socota , Itoobiya ayaa Liqaysa

Faarax Macalin : Somalia Doorasho kama socota , Itoobiya ayaa Liqaysa

Siyaasiga Faarax Macalin oo horey usoo Noqday Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya, ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya ee Xiligan iyo Doorashada oo […]

 
 

Shirwaynihii OYSU Xagardheere oo Qabsoomay.

Shirwaynihii OYSU Xagardheere oo Qabsoomay.

Waxaa xerada qoxooga xagardheer ee deeganka Faafi manta oo ay taariikhdu ahayd 25/12/2016 kaqabsomay doorashadii urur hoosaadka OYSU Shirwaynahan ayaa waxuu furmay abaarihii 9:10am wakhtiga […]

 
 

Deg Deg: Muwaadiniin Ree Ogadenia Ah oo Ladhiibay & Warar Kale oo Goos Goos Ah.

Deg Deg: Muwaadiniin Ree Ogadenia Ah oo Ladhiibay & Warar Kale oo Goos Goos Ah.

Warar goos goos ah oo hada naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in kooxda qowlaysatada ah ee maamusha woqooyiga wadanka Soomaaliya ay xukuumada Gumaysiga […]

 
 

Daawo: Shir Waynihii 3aad ee OYSU oo lagu qabanay wadanka Germany.

Daawo: Shir Waynihii 3aad ee OYSU oo lagu qabanay wadanka Germany.

Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia OYSU oo ah urur balaadhan ayaa shirwaynahoodii 3aad kuqaban doona wadanka Jarmalka gaar ahaan  magaalada Frankfurt hadii Alle idmo. Shirwaynahan […]

 
 

Daawo:Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada oo maalintii labaad guul kuusoo gabagaboobay.

Daawo:Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada oo maalintii labaad guul kuusoo gabagaboobay.
 
 

Dagaalo Lagu Hoobtay oo Gonder Kadhacay & Wayaanaha oo Fajacsan.

Dagaalo Lagu Hoobtay oo Gonder Kadhacay & Wayaanaha oo Fajacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya dagaal aan waxba laysu reebanin oo kadhacay woqooyiga Gobolka Gonder ee dhulka Axmaarada. Sida […]

 
 

HRW oo Wayaanaha Cambaaraysay & TPLF oo Maxaabiis Been Ah Siidaysay.

HRW oo Wayaanaha Cambaaraysay & TPLF oo Maxaabiis Been Ah Siidaysay.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska hay’ada xuquuqul insaanka udooda ee Human Richts Warch ayaa lagu dhaleeceeyay habka foosha xun ee ay xukuumada wayaanuhu […]

 
 

Gudiga Doorashada Soomaaliya oo Sheegay Inay Cabashooyin Badan Soo Gaadheen.

Gudiga Doorashada Soomaaliya oo Sheegay Inay Cabashooyin Badan Soo Gaadheen.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa sheegay in mudadii ay shaqada hayeen ay soo gaadheen 71 kiis oo cabashooyin ah oo la xidhiidha […]

 
 

US envoy to UN calls for release of top political prisoner held since 2015

US envoy to UN calls for release of top political prisoner held since 2015

Samantha Power, the Unites States ambassador to the United Nations (UN) has called for the release of a leading Ethiopian opposition member, Bekele Gerba. December […]

 
 

Golaha Ammaanka oo Meel Mariyay Go’aan Lagu Joojinayo Balaadhinta Deegaamaynta Yahuuda Ay Dhulka Falasdhiin Kawado.

Golaha Ammaanka oo Meel Mariyay Go’aan Lagu Joojinayo Balaadhinta Deegaamaynta Yahuuda Ay Dhulka Falasdhiin Kawado.

Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey (QM) ayaa wuxuu meel ansixiyay go’aan ku baaqaya in la joojiyo deegaameynta (Balaadhinta Dhismaha) sharcidarada ah ee dawlada Yahuudu ay […]

 
 

Doorashadii Maamulka Jaaliyada Norway oo Si Habsami Leh U Qabsoontay.

Doorashadii Maamulka Jaaliyada Norway oo Si Habsami Leh U Qabsoontay.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa wadanka Norway gaar ahaan magaalada Oslo ka furmay shirwaynihii Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee dalka Norway. Shirka waxaa ka […]

 
 

Deg Deg: Shirwaynihii Jaaliyada Somalida Ogadenia Ee Norway oo Hada Furmay.

Deg Deg: Shirwaynihii Jaaliyada Somalida Ogadenia Ee Norway oo Hada Furmay.

Deg deg shirkii doorashada Maamulka Jaaliyada Soomaalida Ogadenia oo hada ka furmay Magaalada Oslo . Maamulkii hore oo xilka hayay 2015 ilaa 2016 Waxaa maanta […]

 
 

Daawo:Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada oo maalintii kowaad soo gabagaboobay.

Daawo:Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada oo maalintii kowaad soo gabagaboobay.

  Shirkan oo socday maalinmadii jimcaha oo xubnaha jaaliyadaha Canada halkaa ku dhagaysteen warbixino kuna waydiiyeen masuuliyiintii Jwxo ee shirkaa ka soo qayb gashay jawaab […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Dil, Xidhay iyo Dhac Isugu Jira oo Ogadenia Kadhay.

Tacadiyo Kala Duwan oo Dil, Xidhay iyo Dhac Isugu Jira oo Ogadenia Kadhay.

Wararka nga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ay shacabka reer Ogadenia ugaysteen, Warkan oo aan kahelay xarunta dhexe […]

 
 

Daawo: Shirweynaha Wada-tashiga Jaaliyadhaha Canada oo Maanta Furmay.

Daawo: Shirweynaha Wada-tashiga Jaaliyadhaha Canada oo Maanta Furmay.

  Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha Canada ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay Dec 23/2016 ka bilowday hoolka xafiiska jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton […]

 
 

Daawo: Dhaanto Wadani Ah & Codadkii Gorgor Yuusuf & Raxma Rosa.

Daawo: Dhaanto Wadani Ah & Codadkii Gorgor Yuusuf & Raxma Rosa.
 
 

Deg Deg: Desaleng oo Dhuumasho Kutagay Gobolka OMO & Cabsi Uu Lakulmay.

Deg Deg: Desaleng oo Dhuumasho Kutagay Gobolka OMO & Cabsi Uu Lakulmay.

War dag dag ah oo soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in raysal wasaaraha macmalka ah ee gumaysiga Itoobiya uu si dhuumashaal ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay