Archive for: December, 2016

Boqolaal Dhalinyaro Ah oo Lagu Xidhay Magaalada Ambo Ee Gobolka Oromia.

Boqolaal Dhalinyaro Ah oo Lagu Xidhay Magaalada Ambo Ee Gobolka Oromia.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu 24 saac ee lasoo dhaafay tacadiyo baahsan ugaysteen shacabka ree […]

 
 

Shacab Cadhaysan oo Gobolka Gambeella Beero Kugubay & Hanti Badan oo Luntay.

Shacab Cadhaysan oo Gobolka Gambeella Beero Kugubay & Hanti Badan oo Luntay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gambella ee gacanta xukunka kooxdaTPLF kujira ayaa sheegaya in uu halkaas kajiro qalalaase cusub oo udhaxeeya dadka deegaanka iyo shirkadaha […]

 
 

Wadanka Britain oo Deeq Dhaqaale Gudoonsiisay Dawlada Soomaaliya.

Wadanka Britain oo Deeq Dhaqaale Gudoonsiisay Dawlada Soomaaliya.

Sida laga soo xigtay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee Boqortooyada Britain ee loo soo gaabiyo DFID ayaa 1.5 milyan oo gini ugu deeqday Dawladda Soomaaliya […]

 
 

“Where There is Pain There is a Loud Noise”

“Where There is Pain There is a Loud Noise”

YADESSA BOJIA: ON ART AND ACTIVISM -“WHERE THERE IS PAIN THERE IS A LOUD NOISE” (Addis Standard) –Yadessa Bojia is a Seattle based Graphic Designer, […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Riyaad oo Nabad Kuqabsoomay.

Shirkii Jaaliyada Riyaad oo Nabad Kuqabsoomay.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 2y/12/16 waxaa magaalada Riyaad ee xarunta wadanka boqortooyada Sucuudiga ka dhacay shir balaadhan oo ay soo abaabuleen gudiga […]

 
 

Faallo: Xaalada Qalafsan ee Ogadenya Ka Jirta & Cabdi Iley oo Banaanka Keenay Wixii Itoobiya Ay Qarinaysay.

Faallo: Xaalada Qalafsan ee Ogadenya Ka Jirta & Cabdi Iley oo Banaanka Keenay Wixii Itoobiya Ay Qarinaysay.

Waxaa jirta odhaah ama hadal Somaliyed oo ah “Dibiga Dannood dhagihiisu wax fiican ayay maqlaan, indhihiisuna wax fiican ma arkaan”. Macnaha odhaahda ayaa ah mid […]

 
 

Daawo: Sheekh Maxamad Kaariye & Muxaadaradii Jumcaha.

Daawo: Sheekh Maxamad Kaariye & Muxaadaradii Jumcaha.

Waxaan akhristeyaasha qadarinta iyo qaayaha mudan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u haynaa todobaadkan Muxaadaro diini ah oo aad u qiimo badan […]

 
 

Dhibaato Lixaad Leh oo Dad Shacab Ah Loogu Gaystay Deegaanka Jeexdin.

Dhibaato Lixaad Leh oo Dad Shacab Ah Loogu Gaystay Deegaanka Jeexdin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan deegaanka Jeexdin ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in ciidanka wayaanaha ee kahowl gala deegaankaas ay amar kusoo […]

 
 

Bayaan Kasoo Baxay Jabhada ARDUF oo TPLF Lagu Cambaareeyay.

Bayaan Kasoo Baxay Jabhada ARDUF oo TPLF Lagu Cambaareeyay.

Bayaan kasoo baxay Jabhada kadagaalanta Gobolka Canfarta ee Afar Revolutionary Democric Unity Front (ARDUF) ayaa lagu canbaareeyay dhaqanka xun ee kooxda tPLF ay kula dhaqanto […]

 
 

Xarumaha Gumaysiga Ee Addis Ababa oo Loocabsi Qabo Ciidan La’aan Owgeed.

Xarumaha Gumaysiga Ee Addis Ababa oo Loocabsi Qabo Ciidan La’aan Owgeed.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegayaa in ay xukuumada wayaanuhu la’dahay ciidan ilaaliya xarumaha dowlada. Sida xogta aan […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho oo Khasaare Gaystay.

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho oo Khasaare Gaystay.

Sida ay kusoo waramayaan Wakaaladaha Wararka ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku dimatay oo midi ka tirsan yahay ciidamada amniga […]

 
 

Xubnaha Baarlamaanka Kenya oo Gacan-Kahadal uu Dhexmaray, Ogaw Sababta.

Kenya's Supreme Court judges file into the chamber during the opening of the 11th Parliament in the capital Nairobi April 16, 2013. REUTERS/Noor Khamis (KENYA - Tags: POLITICS)

Xil-Dhibaanada dalka Kenya ayaa mariyay isbaddelo lagu sameeyay sharciga doorashada Kenya, kaas oo u oggolaanaya guddiga doorashada inay aqoonsiga iyo tirinta codadka gacan loo adeegsado, […]

 
 

Ethnic tensions in Gondar reflect the toxic nature of Ethiopian politics

Ethnic tensions in Gondar reflect the toxic nature of Ethiopian politics

In Gondar, a city in Ethiopia’s northern highlands, a lone tourist pauses to take a photo of a fortress built more than two centuries ago. […]

 
 

Deg Deg Dad Biyo Iyo Baad La’aan Ugu Dhintay Gobolka Afdheer.

Deg Deg Dad Biyo Iyo Baad La’aan Ugu Dhintay Gobolka Afdheer.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Afdheer ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay dad shacab ah biyo iyo baad la’aan ugu dhinteen. Sida goob joogayaal […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Woyaanaha Lagu Wiiqay oo Ka Dhacay Gobolka Shiniile.

Deg Deg: Dagaal Woyaanaha Lagu Wiiqay oo Ka Dhacay Gobolka Shiniile.

Dagaal culus oo u dhexeeya Shacabka Soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan Gobolka Shiniile iyo Ciidanka Gumaysiga Itooya ayaa khasaare balaadhan uu kasoo gaadhay ciidanka Woyaanaha. […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Xadgudubyo Cusub Kabilaabay Ogadenia.

Ciidanka Wayaanaha oo Xadgudubyo Cusub Kabilaabay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gacanta gumaysiga kujira ee Ogadenia ayaa sheegaya in ay kooxda TPLF iyo u adeegayaasheedu bilaabeen falal kadhan ah dadka shacabka […]

 
 

Fidel Castro- wuxuu ahaa Caqabad kamida Caqabadaha is hortaagay xornimada Ogadenya, By-Xaaji M/rashiid

Fidel Castro- wuxuu ahaa Caqabad kamida Caqabadaha is hortaagay xornimada Ogadenya, By-Xaaji M/rashiid

Mandiqada dhacda Geeska Afrika ee loo yaqaano OGADEN iyo dadkeeda ayaa guud ahaan dawladaha waqtigan jira waxay ka tabanayaa in lagu sameeyay hagrasho iyo xagal […]

 
 

Daawo: HRW oo u Aqoonsatay Muuqaal Ku Saabsan Xasuuqa Itoobiya Kii Ugu Naxdinta Badnaa 2016-ka.

Daawo: HRW oo u Aqoonsatay Muuqaal Ku Saabsan Xasuuqa Itoobiya Kii Ugu Naxdinta Badnaa 2016-ka.

Hay’ada xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa u aqoonsatay muuqaalkan hoose kii ugu naxdinta iyo argagaxa badnaa sanadkan sii dhamaanaya ee 2016 […]

 
 

Qareenkii Dr Merera oo Laxidhay & Mudaharaad Wayn oo Ambo Kasocda.

Qareenkii Dr Merera oo Laxidhay & Mudaharaad Wayn oo Ambo Kasocda.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu xabsiga utaxaabeen qareenkii Dr Merera Gudina oo mudo bilo ah […]

 
 

Nin Tuunisi Ah Ayaa Loo Aanaynaa Inuu Ka Dambeeyay Weerarkii Berlin.

Nin Tuunisi Ah Ayaa Loo Aanaynaa Inuu Ka Dambeeyay Weerarkii Berlin.

Boliiska Jarmalka ayaa raadinaya nin reer Tunisia ah oo lagu magacaabay Anis oo lagu tuhunsan yahay weerarkii Berlin, sida ay sheegtay warbaahinta. Sida ay sheegtay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay