Archive for: January, 2017

Daawo: Muuqaaladii Udambeeyey Abaaraha lagu Halaagsamay Ee ku Dhuftay Ogaadeeniya

Daawo: Muuqaaladii Udambeeyey Abaaraha lagu Halaagsamay Ee ku Dhuftay Ogaadeeniya

Gobolka Ogaden waxaa ka jira abaaro xoogan oo saamayntii ugu ba’nayd ku yeeshay dadka iyo duunyada ku dhaqan Gobolkaasi. Todobaadkan waxaa gobollka booqasho ku tagay […]

 
 

Trump oo Xilkii ka Qaaday Kusii Simaha Xeer Ilaaliyihii Qaranka.

Trump oo Xilkii ka Qaaday Kusii Simaha Xeer Ilaaliyihii Qaranka.

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa si deg deg ah xilkii uga qaaday ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maeaykanka Sally Yates. Xilka qaadistan ayaa ku […]

 
 

Wasaarada Ganacsiga Itoobiya oo Cadaysay Dhaqaale Xumada Wadanka.

Wasaarada Ganacsiga Itoobiya oo Cadaysay Dhaqaale Xumada Wadanka.

War kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga ee Gumaysiga Itoobiya ayaa lagu sheegay in wadanka Itoobiya ay soo food saartay dhaqaale yaraan aan iyadoo kale horaan loo […]

 
 

Diyaaradaha Dagaalka Ee Itoobiya oo Duqeeyay Isla Wadanka Itoobiya Sababta?

Diyaaradaha Dagaalka Ee Itoobiya oo Duqeeyay Isla Wadanka Itoobiya Sababta?

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Itoobiya iyo Eritrea ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay duqeeyeen ciidamo kamid ah mulatariga gumaysiga Itoobiya. Sida warka […]

 
 

Warning of dire food shortages in Horn of Africa, UN agricultural agency calls for urgent action.

Warning of dire food shortages in Horn of Africa, UN agricultural agency calls for urgent action.

31 January 2017 – With only one-quarter of expected rainfall received in the Horn of Africa in the October-December period, the Food and Agriculture Organization […]

 
 

As new drought hits Ethiopia, UN urges support for Government’s ‘remarkable’ efforts

As new drought hits Ethiopia, UN urges support for Government’s ‘remarkable’ efforts

Commending the Ethiopian Government and humanitarian partners on the response to last year’s El Niño drought that left 10.2 million people needing food assistance, United […]

 
 

Gudomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Magacaabay Gudiga Anshaxa Doorashada.

Gudomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Magacaabay Gudiga Anshaxa Doorashada.

Guddoomiyaha Barlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Magaalada muqdisho kaga dhawaaqay  guddi ka kooban 9 xubnood oo ka shaqaynaya Ilaalinta anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo […]

 
 

Weerar Masjid Canada Ku Yaala Lagu Qaaday oo 6 Qof Ku Dhimatay.

Police officers are seen near a mosque after a shooting in Quebec City, January 29, 2017. REUTERS/Mathieu Belanger

Ugu yaraan saddex nin oo hubeysan ayaa weerar ku qaadey Masjid ku yaala gobolka Quebec ee Bariga Dalka Canada, abaarihii 20:00 fiidnimo ee Axaddii, xili […]

 
 

Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Trump oo Maraykanka Hadheeyay.

Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Trump oo Maraykanka Hadheeyay.

Sida laga soo xiganayo Saxaafada Maraykanka qiyaastii kumanaan shacabka Maraykanka ah ayaa isugu soo baxay Magaalooyinka waaweyn iyo garoomada diyaaradaha ee dalka Maraykanka si ay […]

 
 

Maxaad Kala Socotaa Ololaha Doorashada Madaxtinimada Faransiiska?

Maxaad Kala Socotaa Ololaha Doorashada Madaxtinimada Faransiiska?

Musharaxa lagu magacaabo Benoît Hamon ayaa ku guulaystey doorashadii Xisbiga Hanti-wadaaga ee Socialist Party ee Faransiisku ay ku dooranayeen Musharaxa u tartamaya doorashada Madaxweynaha ee […]

 
 

Shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee wadanka Yamen oo Maanta Si Guula kusoo Dhamaaday.

Shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee wadanka Yamen oo Maanta Si Guula kusoo Dhamaaday.

Waxaa maalintii jimcaha ee inasoo dhaaftay shir wadatashi ah uu ka bilaw day magaalada sanca ee dalka yamen shirkan ayaa waxaa maanta laguso gabagabeeyay guriga […]

 
 

OYSU Ifo oo Kulan Muhiim Ah Qabsatay.

OYSU Ifo oo Kulan Muhiim Ah Qabsatay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 29/1/17 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee ururka OYSU faraciisa […]

 
 

Daawo: Gabay Loo Tiriyey Raisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn…

Daawo: Gabay Loo Tiriyey Raisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn…

Booqashii dhuumaalaysiga ahayd ee uu Raisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn ku tagay qaybo kamid ah Ogaadeeniya ayaa waxa uu ahaa mid uu ku qarinayey xaalada […]

 
 

Madax Sare oo Ka tirsan Ururka ONLF oo La Kulmay Madax Katirsan Isbahaysiga PAFD.

Madax Sare oo Ka tirsan Ururka ONLF oo La Kulmay Madax Katirsan Isbahaysiga PAFD.

Waxaa Shir  isugu yimid magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka  Qawmiyadaha  Isbahaysiga Shacabka ee Xoriyada iyo Dimuqraadiyada (PAFD ee ka soo horjeeda nidaamka ku dhisan gumaysiga  […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab ah Ku Xidh Xidhay Ogadenia.

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab ah Ku Xidh Xidhay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo dadka shacabka ah ee ree Ogadenia loogaystay. Warkan oo aan kahelay xarunta dhexe […]

 
 

Hawaarin Ka Baxsaday Ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Hawaarin Ka Baxsaday Ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya ayaa waxay sheegayaa in hawaarin badan oo kamid ahaa ciidanka Wayaanaha ay ka bax sadeen waxaana naloo xaqiijiyay in […]

 
 

Deg Deg: Lix Ruux Oo ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Masaajid Kuyaal Dalka Canada + Dhaawac

Deg Deg: Lix Ruux Oo ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Masaajid Kuyaal Dalka Canada + Dhaawac

Ugu yaraan lix ruux ayaa ku dhimatay siddeed kale ayaana ku dhaawacantay rasaas lagu furay masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Kanada. Rasaasta ayaa […]

 
 

UN Call for funding for Ethiopia’s drought to avert loss of lives and livelihood

UN Call for funding for Ethiopia’s drought to avert loss of lives and livelihood

Addis Ababa, 29 January 2017 (Relief Web): United Nations Under-Secretary- General for Humanitarian Affairs and Emergency Relief Coordinator (USG/ERC), Mr. Stephen O’Brien has just concluded […]

 
 

Deg Deg:Sarkaal ka socda Qaramada Midoobay Oo Booqday Gobolka Doollo, Muxuuse kusoo Arkay?

Deg Deg:Sarkaal ka socda Qaramada Midoobay Oo Booqday Gobolka Doollo, Muxuuse kusoo Arkay?

Wararka nagasoo gaadhaya Ogaadeeniya ayaa sheegaya in Madaxa Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan hawlaha gargaarka, Stephen O’Brien, uu booqasho ku tagay xaruun ay ku jiraan […]

 
 

Diiwaan-Galinta Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo Lasoo Gaba-Gabeeyay.

Diiwaan-Galinta Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo Lasoo Gaba-Gabeeyay.

Waxaa la soo gaba-gabeeyey diiwaan-gelinta musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Aqal ay soo saareen liiska musharaxiinta isdiiwaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay