Archive for: January, 2017

Maraykanka oo Sheegay Inay Aqoonsadeen Kuwii Internetka Jabsaday Xiligii Doorashada.

Maraykanka oo Sheegay Inay Aqoonsadeen Kuwii Internetka Jabsaday Xiligii Doorashada.

Dawlada Maraykanka ayaa aqoonsatay dadkii Ruushka ahaa ee lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen xatooyadii dhanka internetka ahayd ee dhacday ka hor doorashadii uu ku […]

 
 

Maraykanka oo Listiga Argagaxisada ku daray Wiilka Osama Bin Ladin.

AFGHANISTAN:   Osama Bin Laden with one of his sons in 2001.  (Photo by MIR HAMID/DAILY DAWN/Gamma-Rapho via Getty Images)

Xamsa Osma Bin Ladin ayey dowlada Maraykanka ku dartay listiga dadka kamid ah kooxaha argagaxisada oo ay baadi goobeyso. Wiilkan uu dhalay hogaamiyihii hore ee […]

 
 

Ruushka oo Qaar Kamid Ah Ciidamadiisii Dib Ugala Baxaya Wadanka Suuriya.

Ruushka oo Qaar Kamid Ah Ciidamadiisii Dib Ugala Baxaya Wadanka Suuriya.

Dowlada Raashiya ayaa shaacisay inay dib ulla baxeyso qeyb kamid ah ciidamadii ka joogay dalka Suuriya. Ruushka ayaa lagu wadaa inay dib ulla noqoto Maraakiibta […]

 
 

Shir Muhiim Ah oo Riyaad Kadhacay & Mas’uuliyiin JWXO Ah oo Kasoo Qayb Gashay.

Shir Muhiim Ah oo Riyaad Kadhacay & Mas’uuliyiin JWXO Ah oo Kasoo Qayb Gashay.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 6/1/17 waxaa kulankoodii todobaadlaha ahaa isugu yimid jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee kadhisan magaalada Riyaad. Kulankan oo ay […]

 
 

Habeenki JOKA IYO Hiigsiga Shabaka Qeebtii Labaad Oo Qabsoontey.

Habeenki JOKA IYO Hiigsiga Shabaka Qeebtii Labaad Oo Qabsoontey.

Waxaa qabsoomey habeenkii Khamistii barnamijkii  ahaa “HABEENKI JOKA IYO HIIGSIGA SHACABKA” qeebtiisi labaad isagoo lafure isbuuci hore Khamistii la soo dhaafey barnamidkani oo ah barnamid […]

 
 

Shirka wadatashiga jaaliyadaha Yurub oo ka furmay wadanka Sweden

Shirka wadatashiga jaaliyadaha Yurub oo ka furmay wadanka Sweden

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Eskilstuna ee wadanka Sweden shir wadatashi oo ay isugu yimaadeen wufuud ka kala socota jaaliyadaha Ogadenya ee […]

 
 

Daawo: Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Bahda ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya muxaadaro diini ah oo […]

 
 

Daawo: Mudaharaad xoogan oo ka dhacay gobolka Oromiya.

Daawo: Mudaharaad xoogan oo ka dhacay gobolka Oromiya.

In kasta oo u taliska Woyanauhu kusoo rogay xukun deg deg ah guud ahaan Itoobiya oo idil, kaas oo mamnuucaya in ay dad badni isu yimaadaan ama […]

 
 

Kooxda TPLF oo Ka Aar-Goosanaysa Shacabka & Magaalo Ay Gubeen.

Kooxda TPLF oo Ka Aar-Goosanaysa Shacabka & Magaalo Ay Gubeen.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Artume ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu dab qabadsiiyeen magaalada Fursemurti oo Dagmada Artuma katirsan. Sida warkan […]

 
 

Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Somaliya oo Furmay.

Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Somaliya oo Furmay.

  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Xarunta KMG ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ay ku shaqayn doonaan, […]

 
 

Maraykanka oo baaq u diray Xildhibaanada cusub ee Federaalka Soomaaliya.

Maraykanka oo baaq u diray Xildhibaanada cusub ee Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka ayaa looga hadlay walaaca Beesha Caalamka ka qabto wararka soo baxaya ee […]

 
 

Deg Deg: Qarax Xoogan Oo Gilgilay Hotel ku Yaal Magaalada Bahar-dar ee Gobolka Axmaarada

Deg Deg: Qarax Xoogan Oo Gilgilay Hotel ku Yaal Magaalada Bahar-dar ee Gobolka Axmaarada
 
 

CPJ Oo Cambaadhaysay Xabsiga Ethiopia ku xukumay Labada Wariye Khalid Mohamed Iyo Darsema Sori

CPJ Oo Cambaadhaysay Xabsiga Ethiopia ku xukumay Labada Wariye Khalid Mohamed Iyo Darsema Sori
 
 

Dagaallo Cusub oo Jabhada BPLM & Ciidanka Wayaanaha Dhexmaray.

Dagaallo Cusub oo Jabhada BPLM & Ciidanka Wayaanaha Dhexmaray.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Binshangul ee dhaca xuduuda Itoobiya iyo Sudan ayaa sheegaya dagaalo soo noqnoqday oo maalmahan kasocday Gobolka Binshangul. Sida warku sheegayo […]

 
 

CONCERNS ABOUT LEAD EXPOSURE TOXICITY IN ETHIOPIA.

CONCERNS ABOUT LEAD EXPOSURE TOXICITY IN ETHIOPIA.

During the US presidential campaign just ended with the election of Donald Trump, a relatively less known city in Michigan called Flint attracted the attention […]

 
 

Dhaxalki Madaxweyne Obama Ee “Obama Care” Oo Loo Shintirinayo

Dhaxalki Madaxweyne Obama Ee “Obama Care” Oo Loo Shintirinayo
 
 

TPLF oo Colaad Kahurisay Xuduuda Ogadenia & Oromia.

TPLF oo Colaad Kahurisay Xuduuda Ogadenia & Oromia.

Wararka naga soo gaadhaya galbeedka wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in xiisad colaadeed oo kataagan xuduuda u dhaxaysa Ogadenia iyo Oromia taas oo u dhaxaysa labada […]

 
 

Itoobiya oo Noqotay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Abaaraha.

Itoobiya oo Noqotay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Abaaraha.

Daraasad madax banaan oo laga sameeyay abaaraha wadamada Africa ayaa lagu ogaaday in wadanka Itoobiya uu yahay wadanka ugu horeeya ee dadkiisa ay saameeyeen abaaruhu. […]

 
 

Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka oo Golaha Xildhibaanada Soomaaliya Warbixin Siiyay

Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka oo Golaha Xildhibaanada Soomaaliya Warbixin Siiyay

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay warbixin ka dhageystay gudiga qabanqaabada doorashada guddoonka baarlamaanka oo ka hadlay meesha ay wax u marayaan. Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo […]

 
 

Deg Deg: Maxkamad Kusheeg Ku Taal Adis Ababa oo Xukun Xabsi Dheer ah ku Riday 20 Muslimiin ah

Deg Deg: Maxkamad Kusheeg Ku Taal Adis Ababa oo Xukun Xabsi Dheer ah ku Riday 20 Muslimiin ah
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay