Archive for: January, 2017

Muqdisho: Faah Faahin Qarax ka Dhacay Xarunta UNDP Ay Ku Lahayd Magaalada Xamar

Muqdisho: Faah Faahin Qarax ka Dhacay Xarunta UNDP Ay Ku Lahayd Magaalada Xamar
 
 

Deg Deg: Jeelka Gonder oo Rasaas Xoogan Ay Kabilaabatay.

Deg Deg: Jeelka Gonder oo Rasaas Xoogan Ay Kabilaabatay.

War dag dag ah oo naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in magaalada laga maqlayay rasaas xoogan oo kadhacaysay gudaha magaalada. […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Fal Aar Goosi Ah Kasameeyay Gobolka Binshangul.

Ciidanka Wayaanaha oo Fal Aar Goosi Ah Kasameeyay Gobolka Binshangul.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Binishangul ee galbeedka Itoobiya ayaa sheegaya dhibaatooyin lixaad leh oo ciidanka wayaanuhu ay ugaysanayaan shacabka ree Binshangul. Sida warku sheegayo […]

 
 

Shidaal La’aan Ba’an oo Kataagan Gobolka Axmaarada & Howlaha Shacabka oo Cakiran.

Shidaal La’aan Ba’an oo Kataagan Gobolka Axmaarada & Howlaha Shacabka oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan Gobolka laga waayay wax shidaal ah oo la iibsado. Sida warkan […]

 
 

Ciidanka Qaranka Soomaaliya oo La Qorshaynayo In La Tayeeyo.

Ciidanka Qaranka Soomaaliya oo La Qorshaynayo In La Tayeeyo.

Ciidamo qaranka Soomaaliya katirsan ayaa la qorshaynayaa sanadkan cusub ee 2017 in la tayeeyo si ay u hantaan ammaanka dalka, madaama inta badan gobolada dalka […]

 
 

Turkiga Ayaa Sheegay In La Aqoonsaday Ninkii Weerarka Ka Fuliyay Istanbul.

Turkiga Ayaa Sheegay In La Aqoonsaday Ninkii Weerarka Ka Fuliyay Istanbul.

Booliska dalka Turkiga ayaa faafiyey sawirada ninka lagu tuhunsan yahay in uu ka danbeeyey weerar lagu diley 39 qof oo ka dhacay Kilaab ku yaala […]

 
 

Booliska Yahuuda (Isra’iil) oo Su’aalo Waydiidey Netanyahu.

Booliska Yahuuda (Isra’iil) oo Su’aalo Waydiidey Netanyahu.

Wakaaladaha Wararka ee dalka Israa’iil ayaa sheegaya in booliska dalka Isra’iil ay su’aalo waydiiyeen Raysalwasaare Benjamin Netanyahu muddo saddex saacadood ah maalintii Isniinta lasoo dhaafay. […]

 
 

HAMBALYO- Shirwaynaha Heer Caalam oy Germany ku qabteen OYSU oo ah Dhalinyaro Muquunisay Siyaasaddii Qurbaha ee Guumaystaha Itoobiya By- Xaaji M/rashiid

HAMBALYO- Shirwaynaha Heer Caalam oy Germany ku qabteen OYSU oo ah Dhalinyaro Muquunisay Siyaasaddii Qurbaha ee Guumaystaha Itoobiya By- Xaaji M/rashiid

Hordhac: Waxaa la isku raacsanyahay in jiritaanka umadeed ay laf dhabar uyihiin jiilka dhalinyaradu haday noqdaan kuwo baraarugsan oo fahansan maslaxada dalkooda iyo dadkooda. Waxaa […]

 
 

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV.

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV.

Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin Barnaamijkii Taariikhada dagaalkii Ogaden ee 77-kii, waraysi xanuun badan oo kusaabsan xad […]

 
 

Dagaal Kadhacay Kabaala-cad oo Wayaanaha Lagu Naafeeyay.

Dagaal Kadhacay Kabaala-cad oo Wayaanaha Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia (CWXO) iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhex maray duleedka Dagmada […]

 
 

Radio Dalsan oo Maqaal dheer Kaqoray Hagardaamada Itoobiya Ee Somalia.

Radio Dalsan oo Maqaal dheer Kaqoray Hagardaamada Itoobiya Ee Somalia.

War baahiyaha Dalsan Radio oo wax kaqora arimaha Somalia iyo geeska Afrika ayaa maqaal dheer qoray saamaynta ay xukuumada Wayaanuhu kuleedahay arimaha wadanka Somalia. Warsidaha […]

 
 

Mac-had Kuyaala Gobolka Gojjam oo Rabshado Xoogan Ay Kabilowdeen.

Mac-had Kuyaala Gobolka Gojjam oo Rabshado Xoogan Ay Kabilowdeen.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gojam ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in ay mowjado rabshado ah xalay ilaa shalay ka dhaceen Gobolka Gojam. Sida warku […]

 
 

Kooxda TPLF oo Qabatay Shir Fashil Kudhamaaday.

Kooxda TPLF oo Qabatay Shir Fashil Kudhamaaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in shir kooxda TPLF ay soo qaban qaabisay uu fashil ku dhamaaday. […]

 
 

Laba Qarax oo Waawayn oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Laba Qarax oo Waawayn oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Laba qarax oo aad u weyn ayaa ka dhacay subaxnimada shalay ee Isniinta agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Uuro […]

 
 

TPLF’s troops the least popular of the AMISOM peace keepers in Somalia.

TPLF’s troops the least popular of the AMISOM peace keepers in Somalia.

Majority of Somalia nationals think Ethiopia’s invasion and alleged interference is the cause of instability in the Horn of Africa country. From interviews conducted by […]

 
 

Faransiiska oo Sheegay In Ay Guul Ka Gaadheen Dagaalka Ay Ciraaq Kawadaan.

Faransiiska oo Sheegay In Ay Guul Ka Gaadheen Dagaalka Ay Ciraaq Kawadaan.

Sida uu sheegay Madaxweynaha Faransiiska Francoise Hollande oo la kulmay ciidankiisa ku sugan Ciraaq ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka ka dhanka ah ururka Dowladda […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Xoogan oo Kudhexmaray Gobolka Benishangul Ciidanka Itoobiya iyo Ciidanka Jabhada BPLM.

Deg Deg: Dagaal Xoogan oo Kudhexmaray Gobolka Benishangul Ciidanka Itoobiya iyo Ciidanka Jabhada  BPLM.

  War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhaya Gobolka Benishangul ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo khasaare laxaad leh gaystay uu kadhacay Gobolka […]

 
 

Waqti loo Qabtay Doorashada Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya

Waqti loo Qabtay Doorashada Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya
 
 

Eritrea: President Isaias Sends Message to Foreign Leaders.

Eritrea: President Isaias Sends Message to Foreign Leaders.

Asmara (shabait)— President Isaias Afwerki sent a message to several Heads of State and Government on the advent of the New Year once again drawing […]

 
 

Itoobiya oo Sonkortii Ay Gabaabsi Noqotay & TPLF oo Eeda Dusha Loosaaray.

Itoobiya oo Sonkortii Ay Gabaabsi Noqotay & TPLF oo Eeda Dusha Loosaaray.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka gumaysiga Itoobiya ay sonkortu kanoqotay harag shabeel. Sida xogtan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay