Rabshado Hadheeyay Gobolka Wallo & Jaamacadaha oo Xidhan.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Wallo ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in ay rabshado aad uwaawayn kasocdaan magaalada Dase ee Gobolka Wallo. Sida xogta aan […]
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Wallo ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in ay rabshado aad uwaawayn kasocdaan magaalada Dase ee Gobolka Wallo. Sida xogta aan […]
/ Warar /
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kal-fadhigoodi u horeeyey u socdo ayaa magacaabey guddiga qaban-qaabada doorashada shir-guddoonka Baarlamaanka ee dhacaysa maalmaha soo socda. Guddiga Baarlamaanku magacaabey ayaa […]
/ Warar /
Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka waxaa weerarkii habeen hore ku dhimatay ugu yaraan 39 qof oo ay ku jiraan 15 ajaanib, weerarkan oo lagu qaaday […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Sida ay tibaaxayaan warar laga helay Warbaahinta dalka Burundi, Wasiirka deegaanka oo lagu magacaabo Emmanuel Niyonkuru, ayaa lagu dilay magaalada caasimadda ah ee Bujumbura, xilli […]
/ Africa News /
Daaw: Sawiradii Shirwaynihii Dhaliyarada Midawga iyo Ardayda Ogaadenya ee Frankfurt. ONA Frankfurt
/ Warar /
Waxaa shalay ladoortay Xoghayaha guud ee UYSU Shaafi Sheekh Abdi Shilaabo. Wuxuu dhashay 1990 gobalka Hiiraan, Somalia. Waxuuna ku Soo barbaaray Ogadeniya gaar ahaan magalada […]
/ Warar /
Warmurtiyeedka Shirwaynaha 3aad ee Midawga Dhalinyarada Iyo Ardayda Ogadeniya Shirwaynaha seddexaad ee Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya (OYSU) oo lagu qabtay Magaalada Frankfurt, ee Jarmalka […]
/ Warar /
Daawo: Heestii Alle wayay Wadanka yaa lahaa iyo Kooxda Hilaa qaran.
/ Warar /
Shirwaynihii OYSU oo galay maalintii 3aad. Shirkan oo soo bilawday 30.12.2016 ayaa maanta galay maalintii sadexaad waana maalintii ugu danbaysay Shirwaynihii 3 aad Ee ururka […]
/ Warar /
Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin shirwaynaha Ururka OYSU uga socda magaalada Frankfort ee dalka Jarmalka, waraysi dhibane […]
/ Warar /
Habeen nimadii xalay oo Axad ahayd waxaa magaalada Riyaad ee wadanka boqortooyada Sucuudiga ka qabsoomay kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Ururka Haweenka Ogadenia ee […]
/ Warar /
Wrarka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee gacanta gumaysiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya dagaal cadawga khasaare loogu gaystay oo kadhacay duleedka Dagmada Garbo. Warkan oo […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiga lootaxaabay taliyihii amniga ee Gobolka Axmaarada. Sida xogtan aan kuhelay taliyahan oo […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Samara ee xarunta u ah Gobolka Canfarta ayaa sheegaya in ay ciidanka sirdoonka ee wayaanuhu ay dab qabadsiiyeen jaamacada magaalada […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Walo ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu kawadaan dhamaan Gobolka Raaf balaadhan oo ay ugaysanayaan dhalinta deegaanka. […]
/ Warar /
Kulankii 2aad ee ay isugu yimaadaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa looga doodey arrimo la xidhiidha doorashada Madaxweynaha iyo Afhayeenada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa ka […]
/ Warar /
Dhamaadka sanadka 2017 ayaa lagu heshiiyey in la qabto doorasho isla markaana uu xilka isaga dego Joseph Kabila dalka Kongo Kinshasa ee badhtamaha qaaradda Afrika. […]
/ Africa News, Warar /
Famine, Genocide and Media Control in Ethiopia – By Dugo and Eisen. Famine, Genocide and Media Control in Ethiopia Why is Ethiopia hungry again? Habtamu […]
/ News in English /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)