Barnaamij aad u murugo badan oo ka hadlaya dhibanayaasha Ogadenya ee uu gumaysiga Iytoobiya ku waxyeeleyo xabsiyada ayaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa waxaana barnaamijka […]
Warbixin sanadle ah oo ay soo saartay hay’ada caalimaga ah ee Transparency International ayaa lagu sheegay in xukuumada Itoobiya ay tahay mida ugu musuq maasuqa […]
Xoghayaha Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Britian Pritu Patel oo booqasho gaaban ku timid magaaladda Muqdisho ayaa yaboohan ku dhawaaqday ka dib markii ay la […]
Dowlada Turkiga oo ka cadhaysan go’aankii Maxkamada Sare ee dalka Giriiga ku diiday in dib loo soo celiyo saraakiil militari ah oo ka baxsaday wadanka […]
War saxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabab ku qaadday magaalada Kulbiyow ay ku dhinteen sagaal ka […]
War dag dag ah oo hada soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya dagaal xoogan oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia (CWXO)iyo kuwa gumaysiga Itoobiya […]
Musharixiin ka badan 15 oo dhamaantood u tartamaya hal kursi oo ah kursiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shir ku yeeshay Muqdisho. Musharixiinta kale ee ka maqnaa […]