Archive for: January, 2017

Norway oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay INay Ogadenya U Safraan.

Norway oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay INay Ogadenya U Safraan.

Wasaarada arimaha dibada ee wadanka Norway ayaa waxay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Bariga Itoobiya gaar ahaan dhulka Soomlida Ogadenya ee ay Ethopia xooga […]

 
 

Daawo: Kooxda Daacish oo Dad Badan Ka Afduubay Duleedka Boosaaso.

Daawo: Kooxda Daacish oo Dad Badan Ka Afduubay Duleedka Boosaaso.

Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Xoogaga Kooxda Daacish ay afduub ka geysteen Duleedka Magaalada Boosaasso. Xoogaga Daacish ayaa […]

 
 

Action demanded against Ethiopia killer troops.

Ethiopian soldiers ride on an army truck on the road to Afgooye settlement, about 30km (19 miles) south of Somalia's capital Mogadishu January 24, 2007. Ethiopian forces who helped Somalia's interim government rout rival Islamists in a war over the New Year began leaving the chaotic Horn of Africa nation's capital on Tuesday, Ethiopia said. REUTERS/Shabelle Media (SOMALIA) - RTR1LK08

ADDIS ABABA, (CAJ News) – THE African Union has been urged to holds its forces into account following the killing of 14 Somali civilians by […]

 
 

Daawo: Trump oo Sheegay In uu Kor u qaadi Doono Canshuuraha Badeecada Mexico 20%.

Daawo: Trump oo Sheegay In uu Kor u qaadi Doono Canshuuraha Badeecada Mexico 20%.

Afhayeen u hadley Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in dhamaan alaabaha laga keeno dalka Mexico lagu kordhin doono canshuurta 20 boqolkiiba. Taas oo ah […]

 
 

Daawo. Giriiga oo Diiday Inuu Tarxiilo Saraakiil Turki ah.

Daawo. Giriiga oo Diiday Inuu Tarxiilo Saraakiil Turki ah.

Maxkamada Sare ee dalka Giriiga ayaa Khamiistii go’aan ku gaadhay inaan la tarxiili karin 8 sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Turkiga oo iska dhiibay wadankaasi. […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika Faraca Pretoria oo Qabsaday Shirkoodii Bilaha ahaa.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika Faraca Pretoria oo Qabsaday Shirkoodii Bilaha ahaa.

Waxaa maanta kulan koodu bilaha ahaa isugu yimid jaaliyada Ogadeniya wadanka Koonfur Afrika faraca Pretoria  waxaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha jaaliyada iyo maamulka shirkan […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadeniya Ee (UHO) Faraca Gaarisa oo Maanta Kulan Isugu Yimid +Video

Ururka Haweenka Ogadeniya Ee (UHO) Faraca Gaarisa oo Maanta Kulan Isugu Yimid +Video

Waxaa maanta isugu yimid koolan koodi caadiga ahaa ururka haweenka Ogadeniya ee UHO faraca magaalada Gaarisa waxaana kasoo qayb galay dhamaan ba ururka haweenka Ogadeniya […]

 
 

Dawlada Zambia Oo Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Ugacan Galisay 147 Ruux

Dawlada Zambia Oo Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Ugacan Galisay 147 Ruux

Xukuumada gumaysiga Ethiopia ayaa dadaal dheer waxa ay ugu jirtaa sidii wadamada caalanku ay ugu soo gacan galin layaaheen dadka farabaha badan ee ka firxanaya […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji Ismaaciil & Wacdigii Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji Ismaaciil & Wacdigii Jumcaha.

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Guusha Nolosha*, waxaa muxadaran soo jeedinaya Shekh […]

 
 

Daawo & Dhagayso: Gabay Cusub (Qiyaase) & Abwaan Rashiid

Daawo & Dhagayso: Gabay Cusub (Qiyaase) & Abwaan Rashiid

Abwaan Rashiid  ayaa soo bandhigay gabay cusub oo uu ugu magac daray QIYAASE,gabaygan oo meelo badan taabanaya ayuu Abwaanku diirada kusii saarayaa xaaladaha maanta jira,waxaana […]

 
 

Baaq Deg Deg Ah: Abaaraha Ogadenya Ku Habsaday oo Gumaysigu & Beesha Caalamka Ka Jeedsadeen.

Baaq Deg Deg Ah: Abaaraha Ogadenya Ku Habsaday oo Gumaysigu & Beesha Caalamka Ka Jeedsadeen.

Gargaar deg deg ah: Codsi oo ka yimid Jabhada ONLF Abaaraha ku habsaday dhulka Soomaalida Ogadenia ayaa waxaa si ula kac ah indhaha uga dabooshay […]

 
 

Deg Deg: Mudaharaad Xoogan oo Kabilowday Jaamacada Adigrat & Arday Xabsiga Ladhigay.

Deg Deg: Mudaharaad Xoogan oo Kabilowday Jaamacada Adigrat & Arday Xabsiga Ladhigay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adigrat ee Gobolka Tigree ayaa sheegaya mudaharaad wayn oo gilgilay magaalada iyo deegaanada ku xeeran. Sida warku sheegayo mydaharaad culus […]

 
 

Tuulada Burqayar ee Gobalka Shabeele oo Lagu Xidhxidhay Culimo Tirabadan.

Tuulada Burqayar ee Gobalka Shabeele oo Lagu Xidhxidhay Culimo Tirabadan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia  gaar ahaan Tuulada burqayar oo kamid  ah dagmada Dhanaan  ee Gobalka shabeele ayaa lagu soo waramayaa inay  ciidamada  Gumeysiga […]

 
 

Isdiiwaan Galinta Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo Bilaabatay.

Isdiiwaan Galinta Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo Bilaabatay.

Waxaa shalay Khamiistii si toos ah u bilowday diiwaangelinta Musharixiinta xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo dhacaysa 8 Febaraayo 2017.  Sheekh Shariif Sh […]

 
 

Hay’ada MSF oo Dib U Bilaabaysa Hawlihii Ay Soomaaliya Kawaday.

Hay’ada MSF oo Dib U Bilaabaysa Hawlihii Ay Soomaaliya Kawaday.

Hay’adda gargaarka caafimaadka ee Dhakhaatiirta aan xudduuda lahayn ee magaceeda loosoo gaabiyo MSF ayaa shalay ku dhawaaqday in ay hawlaheedii dib uga billaabi doonto wadanka […]

 
 

Never Again? Inside Ethiopia’s “retraining” programme for thousands of detained protesters

Never Again? Inside Ethiopia’s “retraining” programme for thousands of detained protesters

by Kalkidan Yibeltal | African Arguments Looking drained last month, thousands of Ethiopian detainees swore on their release from prison to “Never Again” protest against the government. […]

 
 

Ethiopia interferes in the 2017 Somali Election: A Call for Somali Action

Ethiopia interferes in the 2017 Somali Election: A Call for Somali Action

On the 10th anniversary of its attempted invasion and occupation of Somalia in 2006, Ethiopia has moved to directly and openly dictate who should be […]

 
 

Madaxwaynaha Mexico oo Joojiyay Booqasho uu Maraykanka Ku Tagi Lahaa.

31107023.- México, DF.- El presidente Enrique Peña Nieto encabezó la inauguración del México Summit 2013 : "El próximo capítulo", donde refirió que el mapa energético está cambiando y que de no convertirnos en un país que explote sus recursos, México perderá competitividad y las inversiones productivas tendrían el riesgo de irse a otra parte.
NOTIMEX/FOTO/GUSTAVO DURÁN/FRE/POL/

Madaxweynaha dalka Mexico Enrique Pena Nieto ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa wadanka Maraykanka todobaadka soo socdo si uu ula kulmo madaxweyne Maraykanka Donald […]

 
 

Daawo: Hay’ada HRW oo Dalbatay in Baadhitaan Lagu Sameeyo Xasuuqa Ay Ciidamada Ethiopia ka Gaysteen Soomaaliya

Daawo: Hay’ada HRW oo Dalbatay in Baadhitaan Lagu Sameeyo Xasuuqa Ay Ciidamada Ethiopia ka Gaysteen Soomaaliya

Hay’adda Human Rights Watch  ee  Arrimah Beni’adanimad ayaa ka dalbatay Midawga Africa iyo QM in ay jawaab ka bixiyaan baadhitaan dheerna ay ku sameeyaan dilal […]

 
 

ONLF Urgent Appeal: Famine in Ogaden Famine in Ogaden deliberately underestimated by the Ethiopian government and UN agencies in Ogaden.

ONLF Urgent Appeal: Famine in Ogaden  Famine in Ogaden deliberately underestimated by the Ethiopian government and UN agencies in Ogaden.

The failure of two consecutive rains in Ogaden, has killed thousands of livestock and many vulnerable people in Ogaden. Most regions in Ogaden have extreme […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay