Archive for: January, 2017

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo dad shacab ah ku Xasuuqay Magaalada Mooyaale.

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo dad shacab ah ku Xasuuqay Magaalada Mooyaale.

Wararka haatan nasoo gaadhaya magaalada Mooyaale ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ah ku laayeen magaalada Mooyaale ee xuduuda ku taala. […]

 
 

Dagaal Ciidanka Gumaysiga Khasaare Loogu Gaystay oo Ogadenia Kadhacay.

Dagaal Ciidanka Gumaysiga Khasaare Loogu Gaystay oo Ogadenia Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal ciidanka gumaysiga lagu wax yeeleeyay. Warkan oo aan kahelay Xarunta Dhexe ee Jabhada […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro Arday Ah Ku Xidh Xidhay Magaalada Jig jiga.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro Arday Ah Ku Xidh Xidhay Magaalada Jig jiga.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaan magaalada Jig Jiga ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay xalay guryahooda kala baxeen dhalin yaro […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Gaba Gabo oo Khasaaro Loogu Gaystay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Dagaal Ka Dhacay Gaba Gabo oo Khasaaro Loogu Gaystay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadeniya gaar ahaan magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in cutub kamid ah Ciidanka Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Deg deg: Beeralaysa Xabashida oo Gubay Baabuur Ciidan & Jidka Gonder oo Xidhan.

Deg deg: Beeralaysa Xabashida oo Gubay Baabuur Ciidan & Jidka Gonder oo Xidhan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay beeralayda Axmaaradu gubeen gaadhi xamuul ah oo uraraa ciidanka wayaanaha. Sida xogta […]

 
 

Hay’ad Fadhigeedu Yahay Bariga Africa oo Cambaaraysay Xukuumada Wayaanaha.

Hay’ad Fadhigeedu Yahay Bariga Africa oo Cambaaraysay Xukuumada Wayaanaha.

Hay’ad udooda xuquuqda aadamaha oo fadhigeedu yahaya bariga afrika ayaa cambaaraysay falalka fooshaxun ee xukuumada wayaanuhu ay ka dhex wado labada qoomiyadood ee Soomaalida iyo […]

 
 

Israel oo Ku Dhawaaqday Dhul-boob Horleh & Inay Dhisi Doonaan 2500 oo Guri.

Israel oo Ku Dhawaaqday Dhul-boob Horleh & Inay Dhisi Doonaan 2500 oo Guri.

Xukuumada Xagjirka ah ee Israel ayaa ku dhawaaqday inay dhuL boob horleh la beegsaneyso dhulka Falastiiniyiinta degenyihiin ee Daanta Galbeed ee wabiga Urdun. Qorshahan cusub […]

 
 

Dad Soomaali Ah oo Laga Masaafuriyey Wadanka Mareykanka.

Dad Soomaali Ah oo Laga Masaafuriyey Wadanka Mareykanka.

Sida wararku sheegayaan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada umada Soomaliyeed laga dajiyay dad Soomaali ah oo gaadhaya 90 qof. Dadkaas oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde […]

 
 

Ethiopia: The Slow Death of a Civilian Government and the Rise of a Military Might

Ethiopia: The Slow Death of a Civilian Government and the Rise of a Military Might

To the media’s keen observation, the immediate cause that triggered Ethiopia’s recent nose-dive into the unknown began when, on November 12, 2015, the residents of […]

 
 

Daawo: Wariye Soomaaliyeed oo Si Geesi Nimo leh Warbixin Uga Diyaariyey ONLF

Daawo: Wariye Soomaaliyeed oo Si Geesi Nimo leh Warbixin Uga Diyaariyey ONLF

Waxaa isa soo taraya dhiiranaanta shacabka soomaaliyeed iyo waliba warbaahinta kala duwan iyo wariyaasha soomaaliyeed ee ku dhiiranaya inay wax uun kaga hadlaan halganka Ogaadeeniya […]

 
 

TRUM SIGNS EXECUTIVE ORDER FOR MEXICO WALL

TRUM SIGNS EXECUTIVE ORDER FOR MEXICO WALL

US President Donald Trump has signed a directive to begin the construction of a wall on the border with Mexico, taking the first step to […]

 
 

Deg Deg: Wakhtiga Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya Ay Dhacayso oo La Shaaciyay.

Deg Deg: Wakhtiga Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya Ay Dhacayso oo La Shaaciyay.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodi u horeeyey, waxaana ay iska dhex doorteen ugu horeyn guddoomyiaha guddiga iyo xubno qabta shaqooyinka farsamada.  Guddiga […]

 
 

Daawo: Muuqaaladii Udambeeyey Qarixii Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Daawo: Muuqaaladii Udambeeyey Qarixii Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay 51 kalana waa ku dhaawacmeen  3 qarax oo is xigxiga oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada […]

 
 

Deg Deg: Weerar Culus oo Muqdisho Saaka Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Deg Deg: Weerar Culus oo Muqdisho Saaka Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Subaxnimadii hore ee maanta ayaa koox ka tirsan al-Shabaab weerar ku qaadeen Hotel Dayax oo ku yaala waddada Maka al-Mukaramah gaar ahaan agagaarka isgoyska Sayidka. […]

 
 

Deg Deg: Sargaal Sare oo Gonder Lagu Dilay & Xiisad Halkaas Kajirta.

Deg Deg: Sargaal Sare oo Gonder Lagu Dilay & Xiisad Halkaas Kajirta.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhaya woqooyiga magaalada Gonder ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay taliyihii ciidamada wayaanaha ee woqooyiga Gonder. Sida […]

 
 

Daawo. Warkii IlaysTV -25-1-2017- Xaalada ka taagan K-sudan iyo Ethiopia.

Daawo. Warkii IlaysTV -25-1-2017-  Xaalada ka taagan K-sudan iyo Ethiopia.

Warka IlaysTV  25 JAN waxaa kamid ah   Dagaalada Ogadenia iyo Oramiya Xadkay wadaagaan ka socda.Konfurta Sudan oo Ethiopia kanixisay  iyo dad shacab ah oo […]

 
 

Daawo. Wareysi Dhameystiran Madaxii Hay’adaha Qaramada Midoobay uqaabilsanaa Ogadenia oo Baxsaday.

Daawo. Wareysi Dhameystiran Madaxii Hay’adaha Qaramada Midoobay uqaabilsanaa Ogadenia oo Baxsaday.

Todobaadkan waxaa baraha bulshadu ku xidhiidho aad u dhaxsocday bulsaduna hadal heysay muqaalyar oo ku saabsanaan Madixii Xidhiidhka Hay’adaha Qaramada Midoobay uqaabilsanaa Ogadenia xaruntiisuuna ahaynd […]

 
 

Faallo: Talabixinta Addis Ababa iyo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Faallo: Talabixinta Addis Ababa iyo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

CDRC logo for web_0Hey’ad lagu magacaabo CDRC Digest, (Center for Dialogue, Research and Cooperation), oo fadhigeedu yahay magaalo-madaxda dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa bilowgii […]

 
 

Xidhiidhkii Dublamasiyadeed Ee U Dhaxeeyay Gumaysiga Itoobiya iyo South Sudan oo Burburay.

Xidhiidhkii Dublamasiyadeed Ee U Dhaxeeyay Gumaysiga Itoobiya iyo South Sudan oo Burburay.

Waxaa bur bur uu ku yimaaday xidhiidhkii u dhaxeeyay wadamada south sudan iyo xukuumada gumaysiga Itoobiya. Xidhiidhkan ayaa go, ay kadib markii Xukuumada Itoobiya soo […]

 
 

Ethiopia: Never give up the struggle against the oppressive TPLF regime!

Ethiopia: Never give up the struggle against the oppressive TPLF regime!

by Muluken Gebeyew  Ethiopians have suffered under TPLF (Tigray People Liberation Front) brutal regime for the last quarter of a century. This elite group of […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay