Archive for: January, 2017

Daawo: Waxa uu Xildhibaan Fiqi Ka Yidhi Faro-Galinta Gumaysiga Itoobiya ee Doorashada Soomaaliya.

Daawo: Waxa uu Xildhibaan Fiqi Ka Yidhi Faro-Galinta Gumaysiga Itoobiya ee Doorashada Soomaaliya.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa ka hadley faro gelinta qaawan ee Itoobiya ku hayso doorashada […]

 
 

Maxkamadda Sare ee Britain oo Amartay In Baarlamaanku U Codeeyo Kabixida EU.

Maxkamadda Sare ee Britain oo Amartay In Baarlamaanku U Codeeyo Kabixida EU.

Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Britain (UK) ayaa go’aamisay in ay waajib tahay in baarlamaanka Britain uu u codeeyo in la billaabi karo qorshaha ay Britain […]

 
 

Dhinacyada Ku Dagaalamaya Wadanka Suuriya oo Shir Uga Furmay Wadanka Kazakhstan.

Dhinacyada Ku Dagaalamaya Wadanka Suuriya oo Shir Uga Furmay Wadanka Kazakhstan.

Magaalada Astana ee dalka Kazakhstan ayaa waxaa ka furmay wadahadalka Mucaaridka iyo dowlada Suuriya oo muddo sanad ah dhex dhexaadintoodu hakad ku timid. Maalintii 1aad […]

 
 

Daawo: Hees Cusb Oo Qiirabadan “Geesiyada Halgamayaan lawadaagi Hawsha” ONLF Guul

Daawo: Hees Cusb Oo Qiirabadan “Geesiyada Halgamayaan lawadaagi Hawsha” ONLF Guul

Halganka hubaysan ee shacabka Ogadeeniya looma kala hadhin waxaana xaqiiqa in lagaadhi xoriyada mardhow laakin damane ayey kadadantahay gumaysiga madow ee haysta ciida hooyo..hoos waxaad […]

 
 

Qarax Culus oo Lala Beegsaday Warshada Suufka oo Kutaala Duleedka Mattema Ee Gobolka Axmaarada.

Qarax Culus oo Lala Beegsaday Warshada Suufka oo Kutaala Duleedka Mattema Ee Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaan in qarax wayn oo ka dhacay warshad suufka samaysa oo ku taala meel wax yar u […]

 
 

Dagaal Gacanka Hadal Ah oo Dhexmaray Ardayda Oromada & Tigreega Ee Wada Dhigta Jaamacada Wollo.

Dagaal Gacanka Hadal Ah oo Dhexmaray Ardayda Oromada & Tigreega Ee Wada Dhigta Jaamacada Wollo.

Wararka naga soo gaadhaya maagalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaan in dagaal adag uu dhexmaray ardayda wada dhigata jaamaca Wollo University ee kasoo kala jeeda […]

 
 

Xildhibaanada Soomaaliya oo Loogu Baaqay Dardar-Galinta Doorashada Madaxwaynaha.

Xildhibaanada Soomaaliya oo Loogu Baaqay Dardar-Galinta Doorashada Madaxwaynaha.

War murtiyeed ay si wada jir u soo saareen Qaramada Midoobay (QM), Midawga Africa (AU), Midawga Yurub (EU), Urur Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Sweden, UK, Maraykanka […]

 
 

Weerar Lagu Qaaday Bangi Ku Yaala Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya.

Weerar Lagu Qaaday Bangi Ku Yaala Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya.

Sida laga soo xiganayo Wakaalada wararka ee dalka Kenya gaar ahaan Gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi ayaa sheegaya in habeen sore weerar culus lagu qaaday […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha Holland oo Ajaanibta Soo Galootiga Ah Weeraray.

Ra’iisul Wasaaraha Holland oo Ajaanibta Soo Galootiga Ah Weeraray.

Ra’iisalwasaaraha dalka Holland Mark Rutte ayaa sheegay in dadka aan jeclayn inay ku noolaadaan dalka Holland ay ka tagaan waddanka. Waraysi dheer oo uu uu […]

 
 

Daawo: Xerada Qaxootiga Ifo ee Dalka Kenya oo Hadda Dab Xoogan ka kacay

Daawo: Xerada Qaxootiga Ifo ee Dalka Kenya oo Hadda Dab Xoogan ka kacay

Xerada ugu wayn qaxootiga aduunka ee ku taal dalka kenya ayaa dab xoogan waxa uu ka ka cay saacado kahor gaar ahaa xerada lagu magaacaabo […]

 
 

Shirkii Caalamiga Ahaa ee Gobolka California oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Caalamiga Ahaa ee Gobolka California oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Waxaa goor dhawayd soo gaba gaboobay shirkii caalamiga ahaa ee kasocday Jaamacada Stanford ee Gobolka California ee cariga Maraykanka. shirkan oo ahaa mid ay kasoo […]

 
 

Deg Deg: Dab Wayn oo Kakacay Xerada Ifo Kaas oo Baabi’iyay Suuqii Shaah-macaan Ee Ganacsatada Ogadenia.

Deg Deg: Dab Wayn oo Kakacay Xerada Ifo Kaas oo Baabi’iyay Suuqii Shaah-macaan Ee Ganacsatada Ogadenia.

Waxaa daqiiqado kahor xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka kacay dab xoog badan oo baabi’iyay ganacsi badan oo kuyaalay xerada Ifo. Dabkan ayaa ka kacay […]

 
 

Jaaliyada Oromiya Ee Wadanka Koonfur Afrika Shir Qabatay & Jaaliyada Ogadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Jaaliyada Oromiya Ee Wadanka Koonfur Afrika Shir Qabatay & Jaaliyada Ogadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa wadanka Koonfurta afrika lagu qabtay shirwayn oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Oromiya ee wadanka Koonfur Afrika waxaana lagu marti qaaday jaaliyada Ogadeniya ee […]

 
 

Colaadii Xuduuda Ogadenia & Oromia oo Karaar Qaadatay.

Colaadii Xuduuda Ogadenia & Oromia oo Karaar Qaadatay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay siikaraar qaateen dagaaladii udhaxeeyay labada dabaqoodhi ee kahowl gala Ogadenia iyo Oromia. Warkan oo aan […]

 
 

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Federalka Soomaaliya oo Ladoortay.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Federalka Soomaaliya oo Ladoortay.

Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa u fariistey in ay doortaan shirguddoonka Aqalka sare, waxaana ka qaybqaatey 52 Mudane oo kamid ah 54 Mudane ee […]

 
 

Brotherly People Shouldn’t Fall into TPLF’s Traps

Brotherly People Shouldn’t Fall into TPLF’s Traps

It’s unwise for the Somali and Oromo people to get involved in a boarder conflict artificially created and orchestrated by the TPLF for its own […]

 
 

Madaxwaynihii Hore ee Gambia oo Dalka Iskaga Baxay Kadib Heshiis Lagaadhay.

Madaxwaynihii Hore ee Gambia oo Dalka Iskaga Baxay Kadib Heshiis Lagaadhay.

Madaxweynihii hore ee Gambia, Yaxya jammeh ayaa gaadhay dalka Equatorial Guinea ka dib markii uu isaga baxay dalkaas, si shaqada uu ula wareego madaxweynaha cusub […]

 
 

Dagaalka Saxaafada Maraykanka & Trump U Dhexeeya oo Meel Halis Ah Gaadhay.

Dagaalka Saxaafada Maraykanka & Trump U Dhexeeya oo Meel Halis Ah Gaadhay.

Saxaafada dalka mareykanka ayaa si cadho leh uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha cusub Donald Trump. Trump ayaa warbaahinta ku eedeeyay inaysan daacad ahayn […]

 
 

Daawo: Marwo Khaalisa Ugaas Mahad Oo Ka Qayb Gashay Shirkii Caalamiga ahaa “Warbixin Dhamaystiran”

Daawo: Marwo Khaalisa Ugaas Mahad Oo Ka Qayb Gashay Shirkii Caalamiga ahaa “Warbixin Dhamaystiran”

Ururada matala shucuubta aah dowladaha lahayn ayaa maalmahan wuxuu shir uga socday magaalada Bilbao ee dalka Spain,halkaas oo lagaga hadlayay sidii shucuubta loo gaadhsiin lahaa […]

 
 

Shirkii Caalamiga Ahaa ee Maraykanka oo Wajigii 2aad Galay & Waftigii JWXO oo Khudbadoodii Jeediyay.

Shirkii Caalamiga Ahaa ee Maraykanka oo Wajigii 2aad Galay & Waftigii JWXO oo Khudbadoodii Jeediyay.

Waxaa si habsami ah usocda shirkii caalamiga ahaa ee lagu marti qaaday Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo labadii bari ee lasoo dhaafay kasocday […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay