Archive for: February, 2017

Ogaden Communities and OYSU around the world Held Commemoration for Ogaden National Memorial day Civilians Massacred in Ogaden.

Ogaden Communities and OYSU around the world Held Commemoration for Ogaden National Memorial day Civilians Massacred in Ogaden.

The Ogaden Somali Communities around the world commemorated the Ogaden National Memorial Day in remembrance of the Ogaden Somalis massacred by the Ethiopian government in […]

 
 

Horn of Africa: A Call for Action, February 2017

Horn of Africa: A Call for Action, February 2017

Horn of Africa: A Call for Action, February 2017 REPORT from UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs Published on 17 Feb 2017 Download […]

 
 

DAAWO:KHADBADII XILDHIBAAN ABDINASIR GADHWEYNE XUSKII MAALINTA XASUUQA SOMALIDA OGADENIA EE SWEDEN

DAAWO:KHADBADII XILDHIBAAN ABDINASIR GADHWEYNE XUSKII MAALINTA XASUUQA SOMALIDA OGADENIA EE SWEDEN

Khadbadii Xildhibaan Abdinaasir gadhweyne xuskii maalinta xasuuqa somalida ogadenia xildhibaan ayaa goobta shucuurteda badalay kadib marku sheekeyay qiso ku dhacday qoyskooda muuqaalka hoos ka daawo […]

 
 

Dab wayn oo Baabi’iyay Qaybo Kamid Ah Suuqa Xerada Ifo.

Dab wayn oo Baabi’iyay Qaybo Kamid Ah Suuqa Xerada Ifo.

Waxaa saacado kahor kakacay xerada Ifo dab wayn oo saamayn kuyeeshay suuqa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab. dabka oo kabilowday agagaarka masjidka Abu.bakar ee xerada […]

 
 

Shacabka Ku Dhaqan Tuulada Marsin Ee Gobolka Qorahay Ayaa Isugu Soo Baxay Roob Doon+Sawiro.

Shacabka Ku Dhaqan Tuulada Marsin Ee Gobolka Qorahay Ayaa Isugu Soo Baxay Roob Doon+Sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana tuulada marsin ee gobolk qoraxay ayaa waxay sheegayaan in shacabka ku dhaqan tuulada marsin ay isugu soo […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Magaalada Fiiq.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Magaalada Fiiq.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana magaalada fiiq ee xarunta gobolka nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay tacadiyo kala duwan […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Tv ga Qaranka Ogadeniya ILays Tv.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Tv ga Qaranka Ogadeniya ILays Tv.

 

 
 

HRW oo Wayaanaha Kucambaaraysay Siday Ula Dhaqmeen Dr. Gudina.

HRW oo Wayaanaha Kucambaaraysay Siday Ula Dhaqmeen Dr. Gudina.

Hay’ada xuquuqul insaanka udooda ee Human Rights Watch (HRW) ayaa si kulul uga hadashay xukunkii ay xukuumada wayaanuhu kuriday Dr Marar Gudina oo aha nin […]

 
 

Amaanka Gobolka Axmaarada oo Kasiidaraya & Gonder oo Lagu Kala Qaxayo.

Amaanka Gobolka Axmaarada oo Kasiidaraya & Gonder oo Lagu Kala Qaxayo.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in magaalooyinka waawayn ee Gobolka ay kasoo cusboonaadeen xiisado hor leh oo udhaxeeya ciidamada […]

 
 

Madaxweyne Farmaajo oon Soo Dhawaynin Saldhiga Berbera ee Imaaraadka.

Madaxweyne Farmaajo oon Soo Dhawaynin Saldhiga Berbera ee Imaaraadka.

Madaxweynaha Jamhuuryadda Federaaliga ah Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa warar ku dhaw xiifskiisa sheegayaan in uu Boqortooyada Sucuudga kala hadley Saldhiga Milteri ee Imaraadka Carabtu doonaayo […]

 
 

Wadanka Fransiiska 150 Xildhibaan oo Codsaday In La Ictiraafo Falastiin.

French State Secretary for European Affairs Harlem Desir delivers a speech before the vote for the recognition of a Palestine State by France on December 11, 2014 at the Senate in Paris. France's upper house of parliament voted 154 vs 146 on a proposal to recognise Palestine as a state, after the lower house National Assembly voted for recognition in a highly symbolic gesture. AFP PHOTO / MATTHIEU ALEXANDRE

In badan oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka wadanka France ayaa qoraal ay soo saareen ugu baaqay Madaxweynaha xilka ka degaya inuu si rasmi ah u […]

 
 

Tacadiyo Badan oo Lala Beegsaday Qaxootiga Ku Sugan Germany.

Tacadiyo Badan oo Lala Beegsaday Qaxootiga Ku Sugan Germany.

Dowlada Germany ayaa shaacisay tirakoob lagu sameeyey weerarada maalin kasta lala beegsado dadka qaxootiga ah ee wadankaasi ku sugan. Sida kuxusan xogtan ay shaacisay Wasaarada […]

 
 

Politically Motivated Charges Against Ethiopian Opposition Leader.

Politically Motivated Charges Against Ethiopian Opposition Leader.

Felix Horne Senior Researcher, Horn of Africa@felixhorne1 Three months after Ethiopian security forces arrested opposition leader Dr. Merera Gudina upon his return to Ethiopia, following […]

 
 

Khudbadii Xildhibaan Rayaale Xaamud & Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya Ee Sweden.

Khudbadii Xildhibaan Rayaale Xaamud & Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya Ee Sweden.

Khudbadii Xildhibaan Rayaale Xaamud & Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya Ee Sweden. BY HEEGAN

 
 

Deg Deg: Mudaaharaadyo Lagaga soo Hor jeedo Gumaysiga Itoobiya oo hadda Ka Socda Meelo Ka mida Oromiya.

Deg Deg: Mudaaharaadyo Lagaga soo Hor jeedo Gumaysiga Itoobiya oo hadda Ka Socda Meelo Ka mida Oromiya.

Wararka hadda naga soo gaadhaya Oromiya  ayaa  sheegataan in mudaaharaado waawayn oo qul-qulayoon wata  ay dib uga laba qarxeen qaybo kamida Oromiya gaar ahaana  Magaalada […]

 
 

Kooxda TPLF oo Ardayda Jaamacadaha Kula Jirta Kulamo Wakhti Lumis Ah.

Kooxda TPLF oo Ardayda Jaamacadaha Kula Jirta Kulamo Wakhti Lumis Ah.

War goordhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in koox uu taliska wayaanuhu soodiray ay shirar joogta ah kula jiraan ardayda wax kadhigata jaamaca Haramanyo iyo jaamacado […]

 
 

Kooxda TPLF oo Kumanaan Shaqaale Ah Eriday & Xaalada oo Qasan.

Kooxda TPLF oo Kumanaan Shaqaale Ah Eriday & Xaalada oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay kudhaqaaqday talaabo mustaqbalka kooxda wax wayn udhimi doonta […]

 
 

Daawo:Deg Deg Suuqa Bakaaraha oo Dabqabsaday

Daawo:Deg Deg Suuqa Bakaaraha oo Dabqabsaday

Suuqa ugu wayn Caasimada Xamar ee Bakaaraha ayaa Dab qabsaday kaasoo ay Hanti badan kubasbeeshay Hoos kadaawo muuqaalka.

 
 

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Taliska Woyaanaha oo Ka Dhacay Magaalada Chinaksan ee Gobolka Oromiya..

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Taliska Woyaanaha oo Ka Dhacay Magaalada Chinaksan ee Gobolka Oromiya..
 
 

Baarlamaanka EU oo Taliska Wayaanaha Uqoray Waraaq Cadho Leh.

Baarlamaanka EU oo Taliska Wayaanaha Uqoray Waraaq Cadho Leh.

Baarlamaanka midowga Yurub ayaa waraaq cabasho iyo cadho isugu jirta uqoray xukuumada xaalwaaga ah ee Itoobiya wuxuuna baarlamaanku waraaqdiisa kumuujiyay sida ay ooga xun yihiin […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay