Archive for: February, 2017

Faallo: Maxay Itoobiya Xasan Sheekh Ku Jeclaatay?

Faallo: Maxay Itoobiya Xasan Sheekh Ku Jeclaatay?

Taliska Woyaanaha ayaa si badheedh ah u muujiyay taageerada ay u hayaan Xasan Sheekh Maxamuud. Mudadii uu talada qaranka Soomaaliyeed hogaaminayay Xasan Sheekh wuxuu si […]

 
 

Khudbadihii Musharixiinta Madaxwaynaha Soomaaliya oo Lasoo Gaba-Gabeeyay.

Khudbadihii Musharixiinta Madaxwaynaha Soomaaliya oo Lasoo Gaba-Gabeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaybtii u dambeysay ee musharrixiinta u tartamaysa xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa shalay baarlamaanka Soomaaliya u jeediyey […]

 
 

Wadooyinka Muqdisho oo Xidhmaya Doorashada Madaxtinimada Awgeed.

Wadooyinka Muqdisho oo Xidhmaya Doorashada Madaxtinimada Awgeed.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay maalmaha talaadada iyo Arbacada ee toddobaadkan dhammaan wadooyinka Magaaladda Muqdisho laxidhi doono, isla markaana la joojin doono isu socodka […]

 
 

Deg Deg: Dabwayn oo Baabi’iyay Suuqa Xerada Xagardheere oo Wali Hulaaqaya.

Deg Deg: Dabwayn oo Baabi’iyay Suuqa Xerada Xagardheere oo Wali Hulaaqaya.

Waxaa goor dhawayto xerada qoxootiga ee Xagardheere ka kacay dabwayn oo baabi’iyay dhamaan suuqii xerada Xagardheere. Dabkan oo wali hulaaqaya ayaan la ogayn sababta kicisay […]

 
 

Laanta Af Axmaariga Ee VOA-da oo Hogaanka Warfaafinta JWXO Waraysatay.

Laanta Af Axmaariga Ee VOA-da oo Hogaanka Warfaafinta JWXO Waraysatay.

Laanta afka Axmaariga ee ideecada VOA da ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanayay layeelatay Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO mudane Xassan […]

 
 

NRC: Colaadaha Cusub iyo Abaaraha ka Jira Ogaadeeniya iyo Oromiya Waxaa ku barakacay 6,000 Oo Qoys

NRC: Colaadaha Cusub iyo Abaaraha ka Jira Ogaadeeniya iyo Oromiya Waxaa ku barakacay 6,000 Oo Qoys

Hay’ada Qaxootiga uqaabilsan dalka Norway ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay kaga warantay in dad kor udhaafaya illaa 6,000 […]

 
 

Daawo: Muuqaal Qurux Badan Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ONLF.

Daawo: Muuqaal Qurux Badan Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ONLF.

 

 
 

Daawo: Gumaysiga Itoobiya oo Saraakiil Sirdoonka Ka Tirsan Muqdisho U Diray.

Daawo: Gumaysiga Itoobiya oo Saraakiil Sirdoonka Ka Tirsan Muqdisho U Diray.

Xog ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in canaasiir kamid ah Sirdoonka Gumaysiga Itoobiya usoo dirtay magaalada muqdisho. Warku waxa uu sheegayaa […]

 
 

Taliyihii Wayaanaha ee Woqooyiga Gonder oo Laxidhay & Xiisad Kadhalatay.

Taliyihii Wayaanaha ee Woqooyiga Gonder oo Laxidhay & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo halkaas kataagan kadib taliyihii woqooyiga Gonder oo xabsiga ladhigay. Warka ayaa […]

 
 

Goobta Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya oo Afisyooni Loo Baddalay.

Goobta Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya oo Afisyooni Loo Baddalay.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in la baddalay xarrunta lagu qabanayo doorashada madaxtinnimada Soomaaliya oo markii hore la qorsheeyay in ay ka dhacdo […]

 
 

Garsooraha Gobolka Washington oo Laalay Xayiraadii Trump ee Muslimiinta.

Garsooraha Gobolka Washington oo Laalay Xayiraadii Trump ee Muslimiinta.

Garsooraha Maxkamada Federaalka ah ee Gobalka Washington State ayaa laalay Wareegtadii Madaxweynaha Maraykanka ee xayiraada lagu saaray socdaalka muwaadiniinta Muslimiinta ah ee kasoo jeeda 7 […]

 
 

Daawo: Midowga Yurub oo Xeryo Qaxootiga Uga Dhisaysa Wadanka Liibiya.

Daawo: Midowga Yurub oo Xeryo Qaxootiga Uga Dhisaysa Wadanka Liibiya.

Madaxda dalalka Midowga Yurub (EU) ayaa isku raacay inay maalgeliyaan xeryo qaxooti oo laga dhiso gudaha wadanka Liibiya, si hoos loogu dhigo tirada qaxootiga ka […]

 
 

Daawo: Sheekh Aadan Siiro “Waxaan ku Heshiinay Ethiopia Inaan siino Maalin kasta $1,100,000

Daawo: Sheekh Aadan Siiro “Waxaan ku Heshiinay Ethiopia Inaan siino Maalin kasta $1,100,000

Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah culimada Soomaaliland ayaa maxaadaro uu ka jeedinayey masaajid ku yaal magaalada Haragaysa waxa uu si aad ah uga Hadlay […]

 
 

Deg Deg: Dagaalo Xoogan Oo dhexmaray Labada Dabaqoodhi Ee Oromada Iyo Soomaalida Iyo Raaf ka Bilawday Nogob

Deg Deg: Dagaalo Xoogan Oo dhexmaray Labada Dabaqoodhi Ee Oromada Iyo Soomaalida Iyo Raaf ka Bilawday Nogob

War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa sheegaya dagaalo dhex maray labada dabaqoodhi ee gumaysigu ka […]

 
 

Waraysi Hordhac ah: Taliyaha Qaybta Hanqadh Ee Ciidanka Qalabka Sida Naftii hure Cabdi Saxane

Waraysi Hordhac ah: Taliyaha Qaybta Hanqadh Ee Ciidanka Qalabka Sida Naftii hure Cabdi Saxane

Taliyaha Qaybga Hanqadh ee ciidanka Qalabka sida ee ONLF ayaa waraysi uu siiyey Ilays Tv waxa uu kaga xog waramay guud ahaan xaalada Ogaadeeniya iyo […]

 
 

Daawo: Shirkii Wadatashiga Ee lagu soo Gabagabeeyey Caasimada Dalka Yemen Ee Sanca

Daawo: Shirkii Wadatashiga Ee lagu soo Gabagabeeyey Caasimada Dalka Yemen Ee Sanca

Iyadoo guud ahaa daafaha caalanka ay ka dhaceen shirar wadatashi ah oo ay yeesheen guud ahaan jaaliyadaha Ogaadeeniya ayaa waxaa muuqaalkan aan idiin kusoo gudbinaynaa […]

 
 

Deg Deg: Diyaaradaha Dagaalka Masar Oo Duqeeyey Saldhigyo Ciidamada Mucaaradka South Sudan

Deg Deg: Diyaaradaha Dagaalka Masar Oo Duqeeyey Saldhigyo Ciidamada Mucaaradka South Sudan

War dag dag ah dawlada Masar ayaa lagu eedeeyey weerar dhanka cirka ah inay ku qaaday fadhiisimaha iyo xurmaha jabhada mucaaridka ku ah dawlada koonfurta […]

 
 

Daawo: Warkii Kala Duwanaa ee Kabaxay IlaysTV 3-2-2017.

Daawo: Warkii Kala Duwanaa ee Kabaxay IlaysTV 3-2-2017.

Qodobada ¬†wararka Caawa IlaysTV waxaa kamid ah. Cudurka shuban biyoodka oo fara ba’an ku haya Gobalo kamid ah wadanka Ogadenia. Boqolaal kamid ah maleeshiyaadka dabaqoodhiga […]

 
 

Dagaal Kadhacay Duleedka Dhuxun oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Loogu Gaystay.

Dagaal Kadhacay Duleedka Dhuxun oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee kujira gacanta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaal xoogan oo khasaare lagu gaadhsiiyay ciidamada nacabka ah ee wayaanaha. Warkan […]

 
 

Deg Deg: Abay Woldu oo Loogacan Qaaday & Xiisad Kataagan Gobolka Tigree.

Deg Deg: Abay Woldu oo Loogacan Qaaday & Xiisad Kataagan Gobolka Tigree.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigree ayaa sheegaya in qalalaase xoogan uu magaalada ka bilowday kadib […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay