Archive for: February, 2017

Askar Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Lagu Laayay Gobolka Beneshangul Gumuz.

Askar Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Lagu Laayay Gobolka Beneshangul Gumuz.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Beneshangulka ayaa waxay sheegayaan in afar kamid ah ciidamada Gumaysiga Itoobiya iyo tiro kale oo badan lagu dhaawacay meel macdanta […]

 
 

Xidhibaano Kamid Ah Baarlamaanka Soomaaliya oo U Midoobay Nacaybka Itoobiya.

Xidhibaano Kamid Ah Baarlamaanka Soomaaliya oo U Midoobay Nacaybka Itoobiya.

Xildhibaano ka badan 170 Xildhibaan oo kamid Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Khamiistii shir isugu yimid kaas oo ay iyagu soo abaabuleen. Shirkan ay Xildhibaanada ku midoobay […]

 
 

Madaxda Midowga Yurub oo Xakamaynta Tahriibka Ka Wada Hadlay.

Madaxda Midowga Yurub oo Xakamaynta Tahriibka Ka Wada Hadlay.

Madaxda Midowga Yururb (EU) ayaa kulan ay kaga wada arinsanayaan sidii loo xakamayn lahaa qulqulka tahriibayaasha ka imanaya Woqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe ku yeeshay […]

 
 

Nin Doonayay In uu Weerar Ka Fuliyo Magaalada Paris oo La Toogtay.

Nin Doonayay In uu Weerar Ka Fuliyo Magaalada Paris oo La Toogtay.

Saxaafada kala duwan ee dalka Faransiiska ayaa sheegaysa in askari Faransiis ah oo waadi ka hayey matxafka Louvre oo ku yaala magaalada Paris rasaas ku […]

 
 

Daawo: Maxbuus Bil ka hor kasoo Baxay Jeel Ogaadeen oo Ciqaabihii la Marin jiray kawaramay..

Daawo: Maxbuus Bil ka hor kasoo Baxay Jeel Ogaadeen oo Ciqaabihii la Marin jiray kawaramay..

Shacabka Ogaadeeniya waxaa loogaystaa dhibaatooyin kala duwan waxaana kamid ah ciqaabaha iyo dhibaatada lagu hayo shacabka xabsiyo kala duwan oo ay Ethiopia samaysatay si loogu […]

 
 

VOA Oo Waraysi Xiisabadan La Yeelatay Hoggaanka Arimada Dibada ONLF

VOA Oo Waraysi Xiisabadan La Yeelatay Hoggaanka Arimada Dibada ONLF

Waxa shalay galab daarta Cohen Building ee VOA ay ka deggan tahay magaalada Washington, D.C. nagu soo booqdey Cabdiraxmaan Mahdi, oo ah xog-haya arrimaha dibadda […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Akhristeyaasha ku taxan Wakaalada Warararka Ogadenya ee ONA waxaan u haynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsan Jacaylka Rabbi Iyo Rasuul. Waxaa Muxaadaran […]

 
 

Daawo: Beenta Gumaysiga Itoobiya & Xaqiiqada Shacabka Ogadeniya Biyaha uu Cabayo.

Daawo: Beenta Gumaysiga Itoobiya & Xaqiiqada Shacabka Ogadeniya Biyaha uu Cabayo.

Gumaysiga Itoobiya oo adeegsanaya kooxihiisa aan damiirka lahayn ee uu ku adeegto ayaa wuxuu been ka sheegay marar badan xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta […]

 
 

Deg Deg: Saraakiil Wayaane Ah oo Lagu Dilay Magaalada Bahirdar & Xiisad Halkaas Kataagan.

Deg Deg: Saraakiil Wayaane Ah oo Lagu Dilay Magaalada Bahirdar & Xiisad Halkaas Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahirdar ee xarunt Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in magaalada ay kajirto xiisad xoogan oo laga dareemay Bahirdar iyo deegaanada ku […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Waqooyiga Shewa oo Ciidanka Wayaanaha Khasaare Loogu Gaystay.

Dagaal Ka Dhacay Waqooyiga Shewa oo Ciidanka Wayaanaha Khasaare Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka axmaarada ayaa waxay sheegayaan in kolonyo ciidamada gumaysiga Itoobiya oo maraayay meesha lagu magacaabo Weremo oo ku taala waqooyiga shao […]

 
 

Rai’isul Wasaare Sharmarke oo soo dhaweeyay Go’aankii Maxkamadda Caalamiga Muranka Soohdinta badda.

Rai’isul Wasaare Sharmarke oo soo dhaweeyay Go’aankii Maxkamadda Caalamiga Muranka Soohdinta badda.

Rai’isul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdinta Badda Soomaaliya. “Waxaan […]

 
 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called “Gabre” (Part 1)

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called “Gabre” (Part 1)

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as “General Gabre” becoming extremely wealthy from the huge sums of […]

 
 

Daawo: Dowlada Trump oo Hanjabaad u Dirtay Dalka IRAN.

U.S. President Donald Trump, flanked by Vice President Mike Pence (L) and White House Chief of Staff Reince Priebus (R), looks up while signing an executive order on the reinstatement of the Mexico City Policy in the Oval Office of the White House in Washington January 23, 2017.   REUTERS/Kevin Lamarque - RTSWZZR

Dowlada cusub ee Maraykanka ee Donald Trump ayaa hanjabaadii ugu horeysay u diray xalay xukuumada Tehran. Warkan kasoo baxay Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka […]

 
 

African leaders agree on mass withdrawal from ICC.

African leaders agree on mass withdrawal from ICC.

African leaders have adopted a strategy for a collective withdrawal from the International Criminal Court (ICC). Leaders made this non-binding decision on Tuesday as its […]

 
 

Deg Deg: Soomaaliya oo ku Guulaysatay Doodii Dacawada Badda

Deg Deg: Soomaaliya oo ku Guulaysatay Doodii Dacawada Badda

Xaakimiinta (Qudaada) Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya. Maxkamadda oo la safatay Soomaaliya […]

 
 

Daawo: Xildhibaan Abdi Xaashi oo Si Dhab Ah Ula Hadlay Soomaalida.

Daawo: Xildhibaan Abdi Xaashi oo Si Dhab Ah Ula Hadlay Soomaalida.

Xildhibaan Cabdi Xaashi oo Soomaalida u sheegay haday sidan ku socdaan in Aduunka laga waayi doono. Xildhibaanka ayaa sheegay in ayna jirin meel ay ku […]

 
 

Jaaliyada S.ogadenia Ee Al-xasa oo Kulan Muhiim Ah Qabatay.

Jaaliyada S.ogadenia Ee Al-xasa oo Kulan Muhiim Ah Qabatay.

Maanta oo khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 2/2/17 waxaa magaalada Al-xasa ee wadanka boqortooyada Sucuudiga ka dhacay kulan muhiim ah oo lagaga hadlayay arimaha halganka […]

 
 

Daawo: Masaajidka Ugu Wayn Qaarada Yurub oo Laga Furay Wadanka Ruushka.

Daawo: Masaajidka Ugu Wayn Qaarada Yurub oo Laga Furay Wadanka Ruushka.

Maajidka ugu wayn Qaarada Yurub oo laga dhisay wadanka Ruushka. Xaflada furitaanka Masjidka ayaa waxaa ka soo qayb galay madax sare oo aduunka ka socda. […]

 
 

Shuban Biyood Ka Dilaacay Qaybo Kamid Ah Ogadeniya & Gumaysiga oo Qarinaya.

Shuban Biyood Ka Dilaacay Qaybo Kamid Ah Ogadeniya & Gumaysiga oo Qarinaya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya ayaa waxay sheegayaan in uu qaar kamida gobolada iyo tuulooyinka Ogadeniya uu ka dilaacay shuban biyood kaasoo si wadar […]

 
 

Deg Deg: Gudoomiyihii Jaamacada Samara oo La Afduubay & Xaalada Gobolka Canfarta oo Kacsan.

Deg Deg: Gudoomiyihii Jaamacada Samara oo La Afduubay & Xaalada Gobolka Canfarta oo Kacsan.

War dag dag ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada wayaanuhu ay weerar kuqaadeen Jaamacada wayn ee kutaala magaalada Samara ee xarunta Gobolka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay