Archive for: February, 2017

Madaxwayne Farmaajo oo Booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Madaxwayne Farmaajo oo Booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kormeer ku tagay Xabsiga Dhexe iyo Xarunta ciidamada Asluubta ayaa khudbad usoo jeediyey saraakiil badan oo ka […]

 
 

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Doortay Gudoomiye Cusub.

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Doortay Gudoomiye Cusub.

Kabacdi tartan adag oo ka dhex dhacay Murashaxiinta u loolameysay Gudoomiyaha Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka ayaa waxaa xilkaasi ku guuleystay Tom Perez oo horey uga […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadeniya Ee UHO oo Kulan Khadka Taleefanka Ah Isugu Yimid.

Ururka Haweenka Ogadeniya Ee UHO oo Kulan Khadka Taleefanka Ah Isugu Yimid.

Waxaa shir khadka Taleefanka ah isugu yimaaday ururka haweenka Ogadeniya ee UHO shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay gudiga fulinta ee ururka haweenka Ogadeniya waxaa […]

 
 

Dagaaladii Xuduuda Ogadenia & Oromia oo Meel Xun Gaadhay.

Dagaaladii Xuduuda Ogadenia & Oromia oo Meel Xun Gaadhay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay aad usii xoogaysatay colaadii ka aloosnayd xuduuda udhaxaysa wadanka Ogadenia iyo Oromia, colaadan oo kusoo […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadeeniya oo Lagu Xusay Wadanka Finland.

Maalinta Xasuuqa Ogadeeniya oo Lagu Xusay Wadanka Finland.

Maanta oo ah Maalina Axad ah taariikh duna ay ku beegan tahay 26/02/2017 ayaa waxay jaaliyada Somalida Ogadeeniya ee dalka Finland xustay Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya. […]

 
 

Ciidamo La Wareegay Xarunta Barlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ee Caasimadda Garoowe.

Ciidamo La Wareegay Xarunta Barlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ee Caasimadda Garoowe.

Ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa maanta Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo aysan ka socon wax […]

 
 

Xuskii maalinta xasuuqa Somalida Ogadenia oo xalay kusoo dhamaatay caasimada Sweden Stockholm

Xuskii maalinta xasuuqa Somalida Ogadenia oo xalay kusoo dhamaatay caasimada Sweden Stockholm

Waxaa caasimada wadanka Sweden stockholm lagu qabtay munaasabadii lagu xusayay maalinta xasuuqa shacabka Somalida ogadenia ee bishan oo kale laga xuso dunida dacaladeeda.   Sidii […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Faro Ba’an Kuhaya Shacabka Ogadenia Kudhaqan.

Cudurka Daacuunka oo Faro Ba’an Kuhaya Shacabka Ogadenia Kudhaqan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee gacanta gumaysiga kujira ayaa sheegaya in shacabka kudhaqan wadanka Ogadenia ay qarka usaaran yihiin in ay baaba’aan kadib […]

 
 

Kooxda TPLF oo Laheshiisay Company-ga ASSECO Si Uu Ugu Xado Xogaha Computers-ka.

Kooxda TPLF oo Laheshiisay Company-ga ASSECO Si Uu Ugu Xado Xogaha Computers-ka.

Xukuumada uu khalkhalku hadheeyay ee wayaanaha ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay wakhtiga usii dheeraysan lahayd si ay dadwaynaha ugu sii hayaan iqaabta isla […]

 
 

Madaxda PAFD oo Kulan Muhiim Ah Qabatay.

Madaxda PAFD oo Kulan Muhiim Ah Qabatay.

Habeenimadii xalay oo Sabti  ahayd waxaa kulan howleed isuguyimid gudida fulinta ee ururka PAFD kaas oo ay kumidaysan yihiin shan urur oo mucaarad ku ah […]

 
 

Daawo. Muxuu Oradyahankii Bilada Dahabka ah Qaatay ee Fayisa Lilesa uu Gacmihii Isu Dul saaray Line ki ugu Danbeeyay.

Daawo. Muxuu Oradyahankii Bilada Dahabka ah Qaatay ee Fayisa Lilesa uu Gacmihii Isu Dul saaray Line ki ugu Danbeeyay.

 

 
 

Golaha Aqalka Sare oo Kulan Uu Yeeshay Ku Ansixiyay 5-Guddi & 2-Habdhowre.

Golaha Aqalka Sare oo Kulan Uu Yeeshay Ku Ansixiyay 5-Guddi & 2-Habdhowre.

Xubnaha Aqlka Sare ee Dalka Soomaaliya, ayaa waxaa ay yeesheen Kal-fadhigoodii-koowaad-kulankiisa- lixaad oo ay ku Ansixiyeen laba Hab-dhowre iyo Shan guddi oo u-shaqeyn doona si […]

 
 

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Ku Soo Laabtay.

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Ku Soo Laabtay.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Sucuudi Carabiya ayaa maanta dib ugu soo laabtay  magaaladda Muqdisho, halkaasi oo […]

 
 

Qaar kamid ah warbaahinta Dalka Maraykanka oo loo diidey shir-saxaafadeedka Aqalka Cad.

Qaar kamid ah warbaahinta Dalka Maraykanka oo loo diidey shir-saxaafadeedka Aqalka Cad.

Qaar kamid ah warbaahinata waaweyn ee Maraykanka iyo weliba kuwo laga lee yahay dalal kale ayaa laga joojiyey, shir saxaafadeed ka dhacay Aqalka cad ee […]

 
 

Febraayo Waa Bisha Murugada iyo Uurkutaalada Soomaalida Ogadenya!! By- Xaaji M/rashiid.

Febraayo Waa Bisha Murugada iyo Uurkutaalada Soomaalida Ogadenya!! By- Xaaji M/rashiid.

Ilaah baa mahad leh, Naxariis iyo nabadna ha ahaadeen Rasuulkii dushiisa. Wuxuu Rabbi Qur’aankiisa ku yidhi وَلَنَبْلُوَنَّكُمْ بِشَيْءٍ مِنَ الْخَوْفِ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِنَ الْأَمْوَالِ وَالْأَنْفُسِ […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga oo Booqasho Lama Filaana ku tagay Baqdaad.

Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga oo Booqasho Lama Filaana ku tagay Baqdaad.

Wasiirka arimaha dibadda Sucuudiga, Caadil Al-Jubayr, ayaa booqasho lama filaana ku tagey magaalo madaxda Ciraaq ee Baqdaad, taas oo noqonaysa booqashadii ugu horraysay ee uu […]

 
 

Warbixin Hordhac Ah Munaasabadii Xuska Xasuuuqa Ogadenia oo Ka Furmay caasimada Sweden ee Stockholm.

Warbixin Hordhac Ah Munaasabadii Xuska Xasuuuqa Ogadenia oo Ka Furmay caasimada Sweden ee Stockholm.

Munaasabada ayaa lagu furay sidii caadada inoo aheed ayadaha quraanka kariimka ah iyo heesta calanka ogadenia kadib waxaa la guda galay manaasabadii xasuuqa oo bulshadii […]

 
 

Major Battles Occurrences Across Ogaden.

Major Battles Occurrences Across Ogaden.

Ogaden News Agency Feb 25, 2017 Gode, Ogadenia (ONA) – The news reaching from Ogaden National Liberation Front (ONLF) Central Command reports of occurrences of […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhulkanaga Balaadhanee Macdantu Ay ka Buuxdo”.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhulkanaga Balaadhanee Macdantu Ay ka Buuxdo”.

Todobaadkan waxaan idiin soo xulay hees wadani ah oo aad u qiiro badan   “Dhulkanaga Balaadhanee Macdantu ay buuxdo”. Hoos ka Daawo muuqaalka Heesta Wadaniga […]

 
 

Abay-Woldu oo Laga Hor Istaagay Galitaanka Gobolka Walqayet & Xiisad Halkaas Kadhalatay.

Abay-Woldu oo Laga Hor Istaagay Galitaanka Gobolka Walqayet & Xiisad Halkaas Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka ay colaaduhu kataagan yihiin ee Walqayet ee ay isku haystaan qoomiyadaha Tigree iyo Axmaada ayaa sheegaya in xiisadii ay cirka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay