Archive for: February, 2017

Kooxda TPLF oo Colaad Cusub Kahurisay Xuduuda Oromia & Gambella.

Kooxda TPLF oo Colaad Cusub Kahurisay Xuduuda Oromia & Gambella.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda dheer ee udhaxaysa Gobolada Oromia iyo Gambella ayaa sheegaya in halkaas ay kabilaabatay colaad cusub oo u dhaxaysa labada qoomiyadood […]

 
 

Iskuulada Itoobiya oo Dhaqaale La’aan Looxidhayo & Malaayiin Lacag Ah oo Dacaayada Ay U Adeegsadaan.

Iskuulada Itoobiya oo Dhaqaale La’aan Looxidhayo & Malaayiin Lacag Ah oo Dacaayada Ay U Adeegsadaan.

Sida aan lawada socono waxaa guud ahaan gayiga ay kooxda TPLF maamusho ee Itoobiya kataagan abaaro aan noocaadaa dhawaan la arag oo saameeyay dhamaan dadwaynaha […]

 
 

Daawo: Kacdoon Kadhan ah Somalida & Ajaanibta South Afrika oo Kasocda Magaalada Pretoria.

Daawo: Kacdoon Kadhan ah Somalida & Ajaanibta South Afrika oo Kasocda Magaalada Pretoria.

Kacdoon looga soo horjeedo ajaanibta kudhaqan dalka South Africa ayaa kasocda gobalka Pretoria ee Dalka South Africa. Kacdoon wadayaasha ayaa waxay rabaan inay cagta mariyaan […]

 
 

Banaabax Lagu Taageeray R. Xassan Kheyre oo Muqdisho Ka dhacay.

Banaabax Lagu Taageeray R. Xassan Kheyre oo Muqdisho Ka dhacay.

Banaanbax weyn oo lagu soo dhaweynaayo Ra’iisul-Wasaaraha dhawaan uu magacaabey Madaxweynuhu mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muqdisho ka dhacay shalay Jumcihii. Isu-soobaxa ayaa ka dhacay […]

 
 

Ciidanka Dalka Iraq oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee Muusil.

Ciidanka Dalka Iraq oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee Muusil.

Masuuliinta Ciidanka Iraq ayaa sheegay in ciidamadooda uu Mareykanka taageero ay qabsadeen garoonka diyaaradaha magaalada Mosul oo ay kooxda Daacish (ISIS) maamuleysay tan iyo sanaddii […]

 
 

Bring The Ethiopian Government to Justice for Genocidal Crimes Committed Against Oromos.

Bring The Ethiopian Government to Justice for Genocidal Crimes Committed Against Oromos.

Petitioning Prosecutors, The International Criminal Curt (ICC) Fatou Bensouda (The Gambia), and Prosecutor James Stewart (Canada), Deputy Prosecutor and 1 other Bring The Ethiopian Government […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Lagu Qabtay MN Mennisota.

Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Lagu Qabtay MN Mennisota.

Waxaa maanta lagu qabtay maalinta xasuuqa Ogaadeniya wadanka Maraykanka gaar ahaan MN Minnesota waxaana lagu qabtay jaamacada Minnesota University waxaana sanad walba bishan oo kale […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Yamen oo Isugu Yimaaday Shirkoodii Bilaha Ahaa.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Yamen oo Isugu Yimaaday Shirkoodii Bilaha Ahaa.

Waxaa Maanta isugu yimaaday shirkoodii bilaha ahaa jaaliyada Ogadeniga ee Wadanka Yamen waxaana kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha jaaliyada Ogaadeniya, waxaana sidii caadada ahayd shirka […]

 
 

Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee Denmark oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee Denmark oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Waxaa kulan muhiim ah maanta ku yeeshay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen Maamulka Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee wadanka Denmark. Kulankan oo ahaa mid si wanaagsan […]

 
 

Dagaalka Qabyaalada iyo Qabyaalad-Diidka ee ka socda Social Media!

Dagaalka Qabyaalada iyo Qabyaalad-Diidka ee ka socda Social Media!

Siyaasada Soomaaliya waa mid isbedal badan oo aan inta badan salka dhulka dhigin maadaama aysan jirin Xisbiyo lugu kala taageero aragtiyo ama fikir siyaasadeed ayaa […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika Faraca Port Ezilabath oo shirkoodii Bilaha Ahaa isugu Yimid.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika Faraca Port Ezilabath oo shirkoodii Bilaha Ahaa isugu Yimid.

Shalay oo ay taariikhdu ku beeg nayd 23/02/2017 ayaa waxaa shirkoodii bilaha ahaa isugu yimaaday Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Koonfur Afrika faraca Port Ezilabath ee […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafe Xaaji Ismaciil

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafe Xaaji Ismaciil
 
 

Khilaaf Cusub oo Sookala Dhex Galay TPLF & Hailemariam Desaleng.

Khilaaf Cusub oo Sookala Dhex Galay TPLF & Hailemariam Desaleng.

Wararka aan kahelayno wadanka Itoobiya ayaa sheegaya khalaaf xoogan oo mar kale ka aloosan qoomiyada Tigreega iyo raysal wasaaraha maqaar saarka ah ee Itoobiya Hailemariam […]

 
 

Wasaaradda Kaluumeysiga Ee Somaliya oo kahadashey Maraakiibta kaluumeysiga ee xeebta hoganaysa.

Wasaaradda Kaluumeysiga Ee Somaliya oo kahadashey Maraakiibta kaluumeysiga ee xeebta hoganaysa.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland, Soomaaliya ayaa shir saxaafadeed kaga jawaabtay Maraakiib muddooyinkii danbe ku xirneyd meel ku dhaw dekadda Bosaso kuwaas oo ah […]

 
 

Denmark: Xisbi doonaya indadka ajaaniibta lagu khasbo in ay galaan Kaniisadaha.

Martin Henriksen - Danish Parliament "Folketinget" - photo: Mogens Engelund

Xisbiga Dansk Folkeparti ee midigta fog ayaa sheegay in qorshahooda ay kamid tahay in ajaanibta dalkaas ku nool ay ka qayb-qaataan munaasabadaha Kaniisaha ka dhacaya […]

 
 

Supporting respect for human rights and encouraging inclusive governance in Ethiopia.

epa05171139 British Prime Minister David Cameron  (2-R) attends a heads of state dinner on the second day of an extraordinary two-day EU summit at EU headquarters in Brussels, Belgium, 19 February 2016. EU leaders were set to try to thrash out an agreement with Britain on reforms, amid hopes that they can seal a deal which will convince the country to stay in their bloc. Fears are rife that Britons might vote to leave the European Union in a referendum that Prime Minister David Cameron has promised to hold by the end of 2017, but that is widely expected this year already. The turmoil over Brexit - the buzzword for Britain's possible departure from the EU after more than 40 years of half-hearted membership - comes at a time when the bloc is already struggling with a severe migration crisis and enduring economic woes.  EPA/OLIVIER HOSLET / POOL

Supporting respect for human rights and encouraging inclusive governance in Ethiopia. Human rights 115th CONGRESS 1st Session RES. 128 Supporting respect for human rights and […]

 
 

Dagaalo Xoogan oo ka Dhacay Ogaadeeniya oo loogu Awood Sheegtay Askarta Gumaysiga Ethiopia

Dagaalo Xoogan oo ka Dhacay Ogaadeeniya oo loogu Awood Sheegtay Askarta Gumaysiga Ethiopia

Wararka naga soo gaadhaya xarunta dhexe ee jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeeniya ayaa ka warbixiyey dagaalo xoogan oo ka dhacay Ogaadeeniya  kuwaasi oo khasaare xoogan loogu […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Sacuudiga Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay.

Madaxwayne Farmaajo oo Sacuudiga Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay.

Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Boqortooyada Sucuudi Caraabiya halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey.  Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid […]

 
 

Saxaafadda Norway Maxay Katiri Magacaabista Ra’iisul-Wasaare Xassan Kheyre.

Saxaafadda Norway Maxay Katiri Magacaabista Ra’iisul-Wasaare Xassan Kheyre.

Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo ku soo baxdey wargayska ugu weyn dalka Norway ee VG (Verdens […]

 
 

Xasan Cali Khayre oo loo magacaabay Raysulwasaaraha Dawlada Somaliya

Xasan Cali Khayre oo loo magacaabay Raysulwasaaraha Dawlada Somaliya

Madaxwaynaha Somaliya mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa maanta Raysulwasaare dawlada fadaraalka u magacaabay Mudane Xasan Cali Khayre. Faahfaahinta iyo Taariikhnoolaleedka Raysulwasaaraha kalasoco wararka dambe ONA. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay