Archive for: February, 2017

Daawo: “Ilays tv” Xogihii ugu Danbeeyay iyo Dagaalada Ka Holcaaya Waqooyiga Itoobiya.

Daawo: “Ilays tv” Xogihii ugu Danbeeyay iyo Dagaalada Ka Holcaaya Waqooyiga Itoobiya.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo dagaalo waawayn oo ka socda waqooyiga gumaysiga Itoobiya.   Hoos ka Daawo muuqaalka.

 
 

Amnesty Internional oo Warbixin Sanadeedkeedii Ku Cadaysay Dhibka Itoobiya Kajira.

Amnesty Internional oo Warbixin Sanadeedkeedii Ku Cadaysay Dhibka Itoobiya Kajira.

Hay’ada caalamagi ah ee xuquuqda aadamaha udooda ee Amnesty Internional ayaa maalin nimadii shalay oo Arbaco ahayd soosaartay warbixin teedii sanab laha ahayd oo aad […]

 
 

Saadaalin: Waxaan sugayaa Itoobiya oo leh- Xukunkii degdega ahaa waanu kordhinay! By- Xaaji M/rashiid.

Saadaalin: Waxaan sugayaa Itoobiya oo leh- Xukunkii degdega ahaa waanu kordhinay! By- Xaaji M/rashiid.

Taliska Gar maqaataha ah ee ay horboodayaan kooxda TPLF ee sida maafiyada u carbisan oo waqti dheer faraha dhiig kula soo jiray waxaa ka horyimid […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadeniya Ee Wadanka Finland.

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadeniya Ee Wadanka Finland.

Waxaa La ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomalida Ogadeniya iyo Shacabka waynaha Somaliyeed inay kasoo qayb galaan xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya oo sanad walba laga xuso daafaha […]

 
 

Ogaysiis: Maalinta Xasuuqa Ogadenya & Jaaliyada Minnesota.

Ogaysiis: Maalinta Xasuuqa Ogadenya & Jaaliyada Minnesota.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee ku dhaqan Minnesota in la qaban doono xuskii maalinta Xasuuqa Ogadeniya ee 1994 tii taasoo sanad walba […]

 
 

Kooxda TPLF oo Dambiilayaal Xabsiga Kasiidaysay & Xiisad Xun oo Kadhalatay.

Kooxda TPLF oo Dambiilayaal Xabsiga Kasiidaysay & Xiisad Xun oo Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu siibatay kala shakigii kadib markay kooxda TPLF xabsiga kasii daysay […]

 
 

Daawo: Shirqoolkii uu Dajiyay Malas Zanawi Ee Ku Aadanaa Shacab Waynaha Somaliyeed.

Daawo: Shirqoolkii uu Dajiyay Malas Zanawi Ee Ku Aadanaa Shacab Waynaha Somaliyeed.
 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Baaq U Diray Shacabka Soomaliyeed.

Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed, also known as Farmajo, attends his inauguration ceremony in Mogadishu, Somalia Wednesday, Feb. 22, 2017. Somalia's new leader, who also holds U.S. citizenship, was inaugurated Wednesday while promising to restore dignity to the troubled Horn of Africa nation but warning it will take another two decades to "fix" the country. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay kala shaqeeyaan sidii loo xallin lahaa dhibaatooyinka aasaasiga ah ee dalka ka jira. Madaxweynaha […]

 
 

Hay’ada Amnesty oo Walaac Ka Muujisay Siyaasada Qaxootiga Ku Aadan.

Hay’ada Amnesty oo Walaac Ka Muujisay Siyaasada Qaxootiga Ku Aadan.

Hay’adda u doodda xuquuqul insaanka ee Amnesty International, ayaa ku dhaliishay dowladaha caalamka in ay sababo siyaasadeed uga faa’iideysanayaan dadka qaxootiga ah, halkii ay ka […]

 
 

War Deg Deg ah: Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa.

War Deg Deg ah: Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa.

War Goor dhow naga soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa […]

 
 

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah shacabka reer Ogadenia iyo guud ahaan Somalweyn ee Wadanka Sweden

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah shacabka reer Ogadenia iyo guud ahaan Somalweyn ee Wadanka Sweden

Ogaysiis muhiim ah shacabka Somalida ogadenia iyo guud ahaan Soomaliweyn waxaa lagu wargalinayaa inuu jirto munaasabad lagu xusayo maalinta xasuuqa ogadenia oo ah maalin murug […]

 
 

Deg Deg: Xaakimkii Maxkamada Gobolka Gonder oo La Afduubay & Xiisada oo Meel Xun Gaadhay.

Deg Deg: Xaakimkii Maxkamada Gobolka Gonder oo La Afduubay & Xiisada oo Meel Xun Gaadhay.

War dag dag ah oo hada soo gaadhay qaybta warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in ay xiisadii ugu xumayd abid kabilaabatay magaalada […]

 
 

Wariye Askari C/laahi oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey garoonka magaalada Edmonton ,Canada.

Wariye Askari C/laahi oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey garoonka magaalada Edmonton ,Canada.

Wariye Askari C/ llahi oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka magaalada Edmonton ,Canada Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo uu horkacayo […]

 
 

Daawo: Khubadii Madaxwayne Farmaajo ka jeediyey Xafladii caleema saar ka oo dhamaystiran.

Daawo: Khubadii Madaxwayne Farmaajo ka jeediyey Xafladii caleema saar ka oo dhamaystiran.

Magaalada muqdisho waxaa maanta ka dhacay xaflad balaadhan oo lagu caleema saarayey madaxwaynaha cusbu ee soomaaliya mudane madaxmed cabdulaahi farmaajo taasi oo ay kasoo qayb […]

 
 

Daawo: Muqdisho Oo Ay gaareen Ismaaciil Cumar Geele, Uhuru Kenyatta Iyo Raisul Wasaaraha Gumaysiga Ethiopia

Daawo: Muqdisho Oo Ay gaareen Ismaaciil Cumar Geele, Uhuru Kenyatta Iyo Raisul Wasaaraha Gumaysiga Ethiopia

Waxaa caasimadda Soomaaliya gaaray illaa iyo hadda seddax hogaamiye oo ka kala socota Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti. Uhuru Kenya, Hailemariam Desalegn, iyo Ismaaciil Cumar Gelle […]

 
 

Kooxda TPLF oo Mas’uul Gobolka Xabashida Ah Sun Kudilay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Kooxda TPLF oo Mas’uul Gobolka Xabashida Ah Sun Kudilay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Walqayet ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in xiisad xuni ay kataagantahay kadib markay kooxda TPLF sunaysay mid kamid ah mas’uuliyiinta […]

 
 

Dowlada Ingiriiska oo Sheegtay In Ay Ceeb Kutahay Caawinta Itoobiya.

Dowlada Ingiriiska oo Sheegtay In Ay Ceeb Kutahay Caawinta Itoobiya.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska oo warbaahinta lahadlayay ayaa sheegay in ay khalad tahay in dowladiisu ay caawiso xukuumada wayaanaha oo uu kusheegay […]

 
 

Ethiopian diplomat was stopped to participate in a meeting for Somalia’s armed forces.

Ethiopian diplomat was stopped to participate in a meeting for Somalia’s armed forces.

An important meeting was taking place when General Gabre entered the hall to listen the Somali military officials’ discussion in Mogadishu, but General Mohamed Adan […]

 
 

Ethiopian Babies Starve, Regime Feeds Lobby Firm $150,000 Per Month.

Ethiopian Babies Starve, Regime Feeds Lobby Firm $150,000 Per Month.

Blood Lobbying: SRG Lobby Firm Blood Lobbying: Is it not a low-down dirty shame to take food out of the mouths of lullaby babies and […]

 
 

IMF oo Soo Jeedisay Hindise Soomaaliya Deymaha Lagaga Cafin Karo.

IMF oo Soo Jeedisay Hindise Soomaaliya Deymaha Lagaga Cafin Karo.

Hay’ada IMF ayaa sheegtey in deyn bixiyayaasha deymaha ku lahaa Soomaaliya ay dhici karto in ay cafiyaan qeyb ka mida deymahaas oo gaaraya 5.3 Billion […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay