Archive for: February, 2017

Shaqaale Ku Mudaaharaaday Trump oo Shaqadii Laga Caydhiyay.

Shaqaale Ku Mudaaharaaday Trump oo Shaqadii Laga Caydhiyay.

In ka badan 100 qof ayaa shaqadooda ku waayay bannaan bax ay ka qeybgaleen oo looga soo horjeeday go’aan uu gaaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. […]

 
 

74 Mayd oo Laga Helay Xeebaha Dalka Liibiya.

74 Mayd oo Laga Helay Xeebaha Dalka Liibiya.

Meydadka lagu qiyaasay 74 qof oo la aaminsan yahay in ay ahaayeen tahriibayaal ayaa laga helay xeebta magaalada al-Zawiya ee galbeedka dalka Libya, sida ay […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii kala Duwanaa Ee Tv ga Qaranka Ogadeniya “Ilays Tv”

Daawo: Barnaamij yadii kala Duwanaa Ee Tv ga Qaranka Ogadeniya “Ilays Tv”

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv ay idiin ku tala gashay todobaadkan.

 
 

Daawo: Hooyo Khadiijo “3-Carruur Ah Ayaa Gaajo Iiga Dhimatay Aniga Oo Arkaya”

Daawo: Hooyo Khadiijo “3-Carruur Ah Ayaa Gaajo Iiga Dhimatay Aniga Oo Arkaya”

Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan Abaaraha oo soo gaaray magaalada […]

 
 

Daawo: BBC da oo Warbixin Kadiyaarisay Abaaraha Ogaadeniya & Hay’ada ICRC oo Muuqaal Cusub Kasoo Duubtay.

Daawo: BBC da oo Warbixin Kadiyaarisay Abaaraha Ogaadeniya & Hay’ada ICRC oo Muuqaal Cusub Kasoo Duubtay.

Waxaa dhulka uu gumaysiga Itoobiya xooga ku haysto ee Ogadeniya ku dhufatay abaar aad u xoog badan taasoo saamaysay dad iyo duun yaba abaarta ayaa […]

 
 

Qiimaha Hubka oo Itoobiya Kagaadhay Meeshii Ugu Saraysay & Shacabka oo Wada Hubaysan.

Qiimaha Hubka oo Itoobiya Kagaadhay Meeshii Ugu Saraysay & Shacabka oo Wada Hubaysan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in iibka hubku uu marayo meeshii ugu saraysay ee abid uu gaadho hubka noocyadiisa kala duwan […]

 
 

Daawo: Ciidamada Jabhada OLF Ee ka Dagaalama Dhulka Oromiya oo Dabaal Dagaya.

Daawo: Ciidamada Jabhada OLF Ee ka Dagaalama Dhulka Oromiya oo Dabaal Dagaya.
 
 

Kumuu Ahaa Geesigii Diidey Isagoo Dagaalamaya Sanadkii 1964 tii in Ciidamada Itoobiya ay Gacanta ku Dhigaan Calanka Soomaaliya.

Kumuu Ahaa Geesigii Diidey Isagoo Dagaalamaya Sanadkii 1964 tii in Ciidamada Itoobiya ay Gacanta ku Dhigaan Calanka Soomaaliya.

Sanadku waa 1964,kii Goobtuna waa meesha la yiraahdoTog-wajaale waxaana halkaas ka socdey dagaalo culus oo u dhaxeeyey ciidamada geesiyaasha soomaaliyeed iyo kuwa Itoobiya. Askari lagu […]

 
 

IMF oo Sheegtay In Ay Soomaaliya Lacag Cusub Yeelan Doonto.

IMF oo Sheegtay In Ay Soomaaliya Lacag Cusub Yeelan Doonto.

Sida ay baahiyeen Wakaaladaha wararka ee Soomaaliya Sanduukha Lacagta Adduunka ee loo yaqaano (IMF) ayaa sheegtay in ay qorshaynayaan in la beddalo lacagta Soomaaliya isticmaasho […]

 
 

Lataliye Sare oo Iska Casilay Maamulka Donald Trump.

Lataliye Sare oo Iska Casilay Maamulka Donald Trump.

Wakaaladaha Wararka ee Maraykanka ayaa tibaaxaya in La taliye sare oo ka tirsanaa Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) uu Donald Trump shaqada ka caydhiyay […]

 
 

Ministers want to divert aid from Africa to eastern Europe.

Ministers want to divert aid from Africa to eastern Europe.

Some senior ministers reportedly want to divert aid from “wasteful” projects in Africa and Asia to allies in eastern Europe in a bid to get […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo Oo Galay Liiska Dadka Dunida Loogu Jecelyahay Oo Weli Oo Gelin Madaxweyne Africa

Madaxwayne Farmaajo Oo Galay Liiska Dadka Dunida Loogu Jecelyahay Oo Weli Oo Gelin Madaxweyne Africa

Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmajo ayaa qiimayn ay samaysay Tv-ga Aljazeera waxay ku sheegtay inuu ahaa shakhsigii ugu taageerada badnaa […]

 
 

Boqolaal Dad Ah oo Lagu Xidhay Dirdhabe & Xiisad Halkaas Kataagan.

Boqolaal Dad Ah oo Lagu Xidhay Dirdhabe & Xiisad Halkaas Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dirdabe oo xarun u ah waxa loogu yeedho ismaamulka Dirdabe ayaa sheegaya in xabsiyada magaalada lootaxaabay dad wayne aad ubadan […]

 
 

Dagaaladii Udhaxeeyay Labada Dabaqoodhi oo Xuduuda Ogadenia & Oromia Ka Holcaya.

Dagaaladii Udhaxeeyay Labada Dabaqoodhi oo Xuduuda Ogadenia & Oromia Ka Holcaya.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Ogadenia iyo Oromia ayaa sheegaya in ay dagaaladii udhaxeeyay labada Dabaqoodhi siikaraar qaateen, dagaaladan oo hurintoota iyo hulaaqin toodaba ay […]

 
 

Daawo: Khudbadii Shirkii Caalamiga ahaa Ee Edmonton Profesor Mohamud ugaas iyo Mudane Axmed Yaasiin Abdiqadir.

Daawo: Khudbadii Shirkii Caalamiga ahaa Ee Edmonton Profesor Mohamud ugaas iyo Mudane Axmed Yaasiin Abdiqadir.

Sida aan warar kaa nagii hore idiin kusoo tabinay waxaa ka dhacay shir caalami wadanka Canada gaar ahaana jaamacada Edmanton University waxaana kasoo qayb galay […]

 
 

Itoobiya oo Kumanaan Ciidan Ah Dhoobtay Xuduuda Sudan & Xiisad Halkaas Laga Dareemayo

Itoobiya oo Kumanaan Ciidan Ah Dhoobtay Xuduuda Sudan & Xiisad Halkaas Laga Dareemayo

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Itoobiya iyo wadanka koonfurta Sudan ayaa sheegaya in ciidamada wayaanaha oo kumanaan ah ladhoobay deegaanada kuxeeran xuduuda ee Gobolka Gambella. […]

 
 

AMISOM iyo Madaxwaynaha Somaliya Mudane Farmaajo maxay kawada hadleen?

AMISOM iyo Madaxwaynaha Somaliya Mudane Farmaajo maxay kawada hadleen?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan la qaatey madaxda u sareeya hawlgalka AMISOM iyo safiirada dalaka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya. Madaxweyne […]

 
 

Mo Farah Made Banned Gesture Against TPLF to Show Solidarity with Oromo.

Mo Farah Made Banned Gesture Against TPLF to Show Solidarity with Oromo.

Mo FarahFour-time Olympic champion Sir Mo Farah made the famous Oromo gesture in protest against the government of Ethiopia as he crossed the finishing line […]

 
 

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Shabaab

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Shabaab

Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisu ay qaadeyso dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab. Madaxweynaha ayaa hadalkaan ka jeediyey Isbitaalka Madiina […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadenia Oo Gaarissa Laga Xusay.

Maalinta Xasuuqa Ogadenia Oo Gaarissa Laga Xusay.

Maanta oo ahayd maalin nimo Axad ah waxaa magaalada Gaarissa ee xarunta Gobolka woqooyi bari Kenya ka qabsoomay xaflad wayn oo lagu xusayay maalinta xasuuqa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay