Archive for: February, 2017

Shirkii OYSU Dhagaxlay oo Si Guul ah ku soo Dhamaaday.

Shirkii OYSU Dhagaxlay oo Si Guul ah ku soo Dhamaaday.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 19/2/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha ururka […]

 
 

Roodo Mahad oo ku silicsan jeel ka Magaalada Marsin

Roodo Mahad oo ku silicsan jeel ka Magaalada Marsin

Waxaa Talaadadii lasoo dhaafay laga soo xidhay Tuulada Gabagabo ee gobolka Qoraxay Roodo Mahad waxaana loo dhaadhiciyey xabsiga magaalada Marsin. Roodo Mahad ayaa markii lasoo qabtay loo gaystay jidh […]

 
 

Cabdiraxmaan Max,ed Sheekh & Muxyadiin Aaden oo weli la la,yahay meel lagu haysto

Cabdiraxmaan Max,ed Sheekh & Muxyadiin Aaden oo weli la la,yahay meel lagu haysto

Waxaa magaalada Qabridahar laga qabtay  labo wiil oo kamid ah dhalinyarada magaalada kuwaas oo ciidamada gumaysiga iyo kaba qaadayaashooda Liyuuga ahi ay qabteen horraantii subuucan […]

 
 

Deg Deg: Qarax Xoogan Oo Hadda ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Deg Deg: Qarax Xoogan Oo Hadda ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Inkabadan 30 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax xoogan oo  la sheegay in uu ka dhashay Gaari la dhigay […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Cududa Ciidanka Qalabka Sida ee ONLF iyo Farxmada ka Muuqaata

Daawo: Muuqaal Cusub Cududa Ciidanka Qalabka Sida ee ONLF iyo Farxmada ka Muuqaata

Muuqaalkan ayaa ah mid laga soo duubay ciidanka qalabka sida ee xoraynta Ogaadeeniya kuwaasi oo u taagan xoraynta ciida hooyo ee Ogaadeeniya

 
 

6 Arday ah oo Jeel Ogaden lagu xidhay Shalay Sabtidii kadib markii sadex maalmood la la,aa

6 Arday ah  oo Jeel Ogaden lagu xidhay Shalay Sabtidii kadib markii sadex maalmood la la,aa

Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo liyuuga ka hoos shaqeeya ayaa Arbacadii lasoo dhaafay 15 Feb.2017 kasoo qabtay 6 wiil oo ahaa arday wax ka barata meesha […]

 
 

Taliska Wayaanaha & Shirkadaha Shisheeye oo Gorada Iskula Jira Sababta.

Taliska Wayaanaha & Shirkadaha Shisheeye oo Gorada Iskula Jira Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheeegaya in ay goroda iskula jiraan xukuumada wayaanaha iyo shirkadihii shisheeye ee wadanka […]

 
 

Boqolaal Ciidanka Wayaanaha Ah oo Laxidhay & Xiisad Cusub oo Kacsan.

Boqolaal Ciidanka Wayaanaha Ah oo Laxidhay & Xiisad Cusub oo Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Shewa Robit ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya boqolaal katirsanaa ciidamada wayaanaha oo xabsiga ladhigay. Sida warku sheegayo taliska ciidanka wayaanaha […]

 
 

Daawo: Madaxwaynaha Wadanka Masar Abdifatah Alsisi Oo Booqasho ku Tagay wadanka Kenya.

Daawo: Madaxwaynaha Wadanka Masar Abdifatah Alsisi Oo Booqasho ku Tagay wadanka Kenya.

Waxaad ka socda geeska afrika is badal balaadhan oo la rabo in meesha looga saaro nidaamka cadaadis ka ah ee tplf waxaa socdaal kala duwan […]

 
 

Bayaankii iyo Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrilka.

Bayaankii iyo Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrilka.

Waxaa lagusoo gaba gabeeyay wadanka koonfur africa caasimadiisa magaalada pretoria shirkii wadatashiga Jaaliyada waxaana kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha iyo hawul wadeenada jaaliyada Ogadeniya e […]

 
 

Hogaamada Arimaha Dibada iyo Warfaafinta jwxo oo Soo Gabogabeeyey Socdaalkii ay ku Yimaadeen Canada + Qudbadii Hogaanka.

Hogaamada Arimaha Dibada iyo Warfaafinta jwxo oo Soo Gabogabeeyey Socdaalkii ay ku Yimaadeen Canada + Qudbadii Hogaanka.

Waxaa mudo todobaad ah socdaal shaqo ku joogay dalka Canada hogaamada arimaha dibada iyo warfaafinta jwxo mudane c/raxmaan sheekh Mahdi iyo Xasan macalin,waxay shirar is […]

 
 

Francisco Madeira: Soomaaliya waxaa u baryay waa cusub.

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira listens questions from  journalists during a press conference on AMISOM's latest activities and achievements. This was held in Mogadishu, Somalia on March 15, 2016. AMISOM Photo / Ilyas Ahmed

Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada aqal doorasho xor iyo xalaal ah oo ay joogeen goobjoogayaal caalami […]

 
 

Qaab Nololeedka Qaxootiga Maraykanka Ku Dhaqan.

Qaab Nololeedka Qaxootiga Maraykanka Ku Dhaqan.

Maxay nolosha noqoneysaa haddii aad qaxooti ahaan ku joogto Mareykanka, tan iyo markii Trump la doortay? Khadijo Cabduqaadir waxay ahayd 15 sano jir markii laga […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Gudoomay Aqoonsiga Safiirka UK Ee Soomaaliya.

Madaxwayne Farmaajo oo Gudoomay Aqoonsiga Safiirka UK Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey safiirka Midowga Boqortoyada (United Kingdom) David Concar ee dalka Soomaaliya. Mr. Concar ayaa […]

 
 

Daawo: Guushii Farmaajo iyo Isbadalada Geeska Africa Saamaynta Ay ku Yeelan Karaan Ogaadeeniya

Daawo: Guushii Farmaajo iyo Isbadalada Geeska Africa Saamaynta Ay ku Yeelan Karaan Ogaadeeniya

Qaar kamid ah hawl wadeenada jaaliyada ogaadeeniya ee london ayaa hadlay guushii madaxwayne Farmaajo iyo saamaynta uu ku yeelan karo isbadalka ka dhacay Soomaaliya qadiyada […]

 
 

Ethiopia: Peaceful Protest to Armed Uprising

Ethiopia: Peaceful Protest to Armed Uprising

by Graham Peebles / February 16th, 2017 What began as a regional protest movement in November 2015, is in danger of becoming a fully-fledged armed […]

 
 

Shirkii Faraca Iftin Xagardheere oo Nabad Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Faraca Iftin Xagardheere oo Nabad Kusoo Dhamaaday.

Maanta ooy taariikhdu kubeegantahay 18/2/17 waxaa Xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ka qabsoomay shirkii faraca Iftin ee kahowlgala xerada Xagardheere. Shirka oo furmay abaare […]

 
 

Daawo: Dhaanto Halgameed Cusub “Gobonimo” Codadkii Ayaan Halgan iyo Bashiir Dhanaan.

Daawo: Dhaanto Halgameed Cusub “Gobonimo” Codadkii Ayaan Halgan iyo Bashiir Dhanaan.

Waxaan todobaadkan idiin soo xulaynaa dhaanto halgameed ay inoogu luuqay nayaan Halganto Ayaan Halgan iyo Halgame Bashiir Dhanaan oo kamida kooxda xidigaha bariga Afrika ee […]

 
 

Ururka Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya ee OYSU Faraca Yamen oo Kulmay.

Ururka Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya ee OYSU Faraca Yamen oo Kulmay.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimiday ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadeniya OYSU faraciisa wadanka yamen gaara ahaana magaalada sanca kulan ayaa wuxuu ahaa midkii caadiga […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Tuulada Higlaley Ku Dhacay Sideed Gaadhi iyo Hantidii Saarayd oo Shacabku Lahaayeen.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Tuulada Higlaley Ku Dhacay Sideed Gaadhi iyo Hantidii Saarayd oo Shacabku Lahaayeen.

Wararka nagaa soo gaadhaya maagalada dhagaxbuur ee gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ku dhaqan tuulada higlaley ay dad shacab ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay