Archive for: February, 2017

Dagaaladii & Kacdoondii Itoobiya oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Xaaladaha oo Sii Murgaya.

Dagaaladii & Kacdoondii Itoobiya oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Xaaladaha oo Sii Murgaya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dagaaladii iyo gacdoonadii mudada dheer kasocday halkaas ay waji cusub oo […]

 
 

Daawo: Tigrayga Beesha Caalamka Ka Qariyay Abaaraha Ogadeniya Ka Jiray Shalay sidii Ay Ahaayeen.

Daawo: Tigrayga Beesha Caalamka Ka Qariyay Abaaraha Ogadeniya Ka Jiray Shalay sidii Ay Ahaayeen.

Wakhtigu waa sida sil silada oo kale wuuna wareegaa taariikhduna waa muraayada dhab ta ah ee aan isku eegno taasoo ina tusaysa geedigii shalay iyo […]

 
 

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta la soo wareegida maamulka duulista hawada.

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta la soo wareegida maamulka duulista hawada.

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac Jengali ayaa kulan la qaatey Madaxada hay’adda Duulimaadka rayidka ee caalamiga ah ICAO, Dr.Olumuyiwa Benard Aliu. Wasiirka […]

 
 

ONLF High Level Delegation Concludes North America Tour.

ONLF High Level Delegation Concludes North America Tour.

ONLF High Level Delegation Concludes North America Tour Ogaden News Agency Feb 16,2017 EDMONTON, Canada (ONA) – The Ogaden National Liberation Front (ONLF) high level […]

 
 

Daawo: Donald Trump oo Cadhadii Kula Dul Dhacay Saxaafada.

Daawo: Donald Trump oo Cadhadii Kula Dul Dhacay Saxaafada.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo todobaadyadii lasoo dhaafay isa soo tareysay shakiga laga qabo xidhiidhka ka dhaxeeyey xubnaha la shaqeeya isaga iyo Dowlada Ruushka ayaa […]

 
 

The Ethiopian Regime Is Destabilizing the Horn of Africa Region.

The Ethiopian Regime Is Destabilizing the Horn of Africa Region.

(The Huffington Post) — The Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn claims Al-Shabab is diminishing with Ethiopian support to the Somali government. He also told BBC […]

 
 

Daawo: Maxaa Isku Soo Beegay Guusha Farmaajo iyo Dhoolatuska Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Ee Jigjiga Lagu Qabtay

Daawo: Maxaa Isku Soo Beegay Guusha Farmaajo iyo Dhoolatuska Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Ee Jigjiga Lagu Qabtay

Magaalada Jigjiga waxaa lagu qabtay dhoolatus ay sameeyeen ciidamada qalabka sida ee gumaysiga Ethiopia kaasi oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee ciidamada […]

 
 

Waraysi Lala yeeshay Ninkii lahaa Geeli Ay laayeen Qabiilka Mukaanbadu

Waraysi Lala yeeshay Ninkii lahaa Geeli Ay laayeen Qabiilka Mukaanbadu

Weerar ka ay ku soo qaadeen Mukaabadu xoolo dhaqatada Soomaalida ah ayaa waxay ku dileen in kabadan 20 Neef oo Geel ah sidoo kalana ku […]

 
 

Deg Deg: Geel ay lahaayeen Soomaalida kenya Oo Ay Falaadho ku Dileen Qabiilka Mukaabadu

Deg Deg: Geel ay lahaayeen Soomaalida kenya Oo Ay Falaadho ku Dileen Qabiilka Mukaabadu

Wararka ka imaanaya gobolka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheega in Gobolka  Kitui ay dhaliyaro ku hubaysan Falaadho oo kasoo jeeda qabiilka Mukambada oo kamid […]

 
 

Dagaal Lagu Hoobtay oo Ka dhacay Magaalada Dheka Suftu Ee Gobolka Liibaan.

Dagaal Lagu Hoobtay oo Ka dhacay Magaalada Dheka Suftu Ee Gobolka Liibaan.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha ayaa waxay sheegayaan in dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay magaalada dheka Suftu ee gobolka Liibaan. Dagaalkan ayaa waxaa soo […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Todobaadkan.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Todobaadkan.

Waxaad halkan ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv idiin ku tala gashay todobaadkan, waxaana kamida qodobada lagusoo qaatay, waraysi xiiso badan Naftiihure […]

 
 

Daawo: Riwaayada Qosol iyo Xikmad Badan “Dalka Ma General Gabraa Iska leh”..

Daawo: Riwaayada Qosol iyo Xikmad Badan “Dalka Ma General Gabraa Iska leh”..

Riwaayadan oo ah mid qosol iyo xikmad badan oo la magac baxday “Dalka Ma Gabraa Iskaleh” waxay ka turjumaysaa sida ay yihiin shacabka iyo maamulkada […]

 
 

Shirkii Ururka Culimada Ogadenia Ee Dhagaxlay oo Nabad Kudhamaaday.

Shirkii Ururka Culimada Ogadenia Ee Dhagaxlay oo Nabad Kudhamaaday.

Maanta oo Jumce ah taariikhduna ay kubeegantahay 17/2/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab waxaa ka qabsoomay shirkii culimada Ogadenia ee xerada Dhagaxlay. Kulanka […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Cusub & Sh Musdhafe Xaaji Ismaaciil

Daawo: Muxaadarada Cusub & Sh Musdhafe Xaaji Ismaaciil
 
 

Daawo: Orodyahanka Fayisa Lilesa Ee Ethiopia ka goostay oo Caruutiisii Dowlada Maraykanku U keentay

Daawo: Orodyahanka Fayisa Lilesa Ee Ethiopia ka goostay oo Caruutiisii Dowlada Maraykanku U keentay

Dowlada Maraykanka ayaa ukeenay caruutiisii iyo xaaskiisa orodyahanka caanka ah ee reer Oromiya kaasi oo ka goostay Ethiopia markii uu taageero u muujiyey shacabka Oromiya […]

 
 

Deg Deg: Maxadtooyada Addis Ababa oo Xaalad Murugsan Kujirta.

Deg Deg: Maxadtooyada Addis Ababa oo Xaalad Murugsan Kujirta.

War dag dag ah oo naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khal khal wayn oo soo kala dhexgalay shaqaalaha […]

 
 

Xubno Katirsan Congress-ka Maraykanka oo Eedeeyay Taliska Wayaanaha.

Xubno Katirsan Congress-ka Maraykanka oo Eedeeyay Taliska Wayaanaha.

Xubno katirsan dowlada Maraykanka ayaa maalin nimadii shalay eedayn culus dusha usaaray xukuumada wakhtigeedii gabaabsiga yahay ee Itoobiya, waxayna xubnuhu eedayn tooda soomariyeen dowlada Maraykanka […]

 
 

How should the US react to human rights abuses in Ethiopia?

How should the US react to human rights abuses in Ethiopia?

One member of Congress is hoping for a “serious policy review” by the Trump administration of the United States’ relationship with Ethiopia, citing human rights […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Trump Uga Digtay Fara-Galinta Arimaha Israa’iil & Falastiin.

Qaramada Midoobay oo Trump Uga Digtay Fara-Galinta Arimaha Israa’iil & Falastiin.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobeey Antonio Guterres ayaa sheegaya inaysan jiran waddo kale oo lagu xallin karo qalalaasaha Israa’iil iyo falastiin, aan ka ahayn inay […]

 
 

Shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Maanta si Guula Kusoo Dhamaaday.

Shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Maanta si Guula Kusoo Dhamaaday.

Waxaa maanta lasoo gaba gabeeyay shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadebiya ee wadanka Koonfur afrika, kaasoo soo bilawday shalay oo ay taariikhdu ahayd 15/02/2017, waxaana Lasoo gabagabeeyay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay