Archive for: March, 2017

Shirkii xubnaha JOKA oo si heersare ah u qabsoomay Iyo xildhibaan Xamdi oo ka war bixiyay kalfadhigii golaha dhex +Sawiro

Shirkii xubnaha JOKA oo si heersare ah u qabsoomay Iyo xildhibaan Xamdi oo ka war bixiyay kalfadhigii golaha dhex +Sawiro

Shirkan oo kadhacay Pretoria , Xarunta Jaaliyadda waxaa kasoo qaybgalay maamulka Jaaliyadda madaxka uruurada bulshada Haweenka Iyo uruurka dhalinyaradii Iyo Waliba xubnaha caadiga oo soo […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Dagaalo Xuduuda Ogadenia & Oromia Kudhex Maray Labada Hawaarin Iyo Dabaqoodhi Baxsaday.

Dagaalo Xuduuda Ogadenia & Oromia Kudhex Maray Labada Hawaarin Iyo Dabaqoodhi Baxsaday.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Ogadenia iyo Oromia ayaa sheegaya in ay dib uqarxeen dagaaladii udhaxeeyay labada hawaarin ee labada wadan uu gumaysigu kasameeyay waxaana […]

 
 

Magaalada Shashamane oo Arday Lagu Afduubay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Magaalada Shashamane oo Arday Lagu Afduubay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Shashamane ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya afduub ay ciidanka bahalka ah ee wayaanuhu ugaysteen qaar kamid ah dadwaynaha magaalada Shashamane. […]

 
 

Labo Kamid Ah Sirdoonka Wayaanaha oo Ladilay & Xaalada Gobolka Axmaarada oo Kacsan

Labo Kamid Ah Sirdoonka Wayaanaha oo Ladilay & Xaalada Gobolka Axmaarada oo Kacsan

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in kacdoon wadayaasha axmaaradu ay toogasho ku dileen labo kamid ah saraakiisha sirdoonka wayaanaha […]

 
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar Ah La Qaatey Boqorka Urdun.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar Ah La Qaatey Boqorka Urdun.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa kulan gaar ah la qaatey Boqorka dalka Urdun Boqor Abdullah bin Al-Hussein. Shirka labada hoggaamiye ayaa daba socdey kadib […]

 
 

Trump oo gabadhiisa Ivanka u magacaabey la-taliyhiisa

Trump oo gabadhiisa Ivanka u magacaabey la-taliyhiisa

War ka soo baxay Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa sheegay in si rasmi ah Ivanka Trump loogu magacaabey la-taliyaha Madaxweynaha. Gabadha uu dhalay […]

 
 

Daawo: Muuqaal cusub Ciidanka ONLF oo tababar iyo car car cusub lasoo baxay

Daawo: Muuqaal cusub Ciidanka ONLF oo tababar iyo car car cusub lasoo baxay

Ciidanka Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ayaa tababaro cusub iyo carcar hor leh ka bilaabay gudaha Ogadenya,waxaa laga dareemayaa gudaha Ogadenya  Ciidamo xoog leh.   […]

 
 

Barnaamijyo kala duwan oo xiiso leh ka daawo Ilays Tv 30 March 2017

Barnaamijyo kala duwan oo xiiso leh ka daawo Ilays Tv 30 March 2017

Barnaamijka Ilays Tv ee maanta waxaad heli doontaan faahfaahin dheraad ah oo ku saabsan kalfadhigii 7aad ee JWXO iyo barnaamijyo kale oo caalami ah.   […]

 
 

Daawo:Golaha dhexe ONLF oo fadhiya kalfadhigii 7aad ee JWXO & Gudomiyaha oo la hadlaya

Daawo:Golaha dhexe ONLF oo fadhiya kalfadhigii 7aad ee JWXO & Gudomiyaha oo la hadlaya

Gudoomiyaha JWXO Adm.Maxamed Cumar Cismaan ayaa gabagabadii kalfadhiga 7aad ee jwxo si adag ula dardaarmay xubnaha G/Dhexe ee kasoo qayb galay kalfadhiga 7aad ee JWXO […]

 
 

Statement by the Executive Committee of People’s Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

Statement by the Executive Committee of People’s Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

The Executive Committee of the People’s Alliance for Freedom and Democracy has conducted its second regular meeting from March 28-29, 2017. It is to be […]

 
 

War deg deg ah Xukumada TPLF oo 4bilood ku kordhisay xaaladii degdega ahayd.

War deg deg ah Xukumada TPLF oo 4bilood ku kordhisay xaaladii degdega ahayd.

Xukumada wayaanaha ayaa afar bilood oo kale ku kordhisay xaaladda degdegta ah ee dalku ku jiro. Go’aanka waxaa si aqlabiyad leh u ansixiyey baarlamaan kusheega, […]

 
 

Macalimiinta Jaamacadaha Itoobiya oo Taliska Wayaanaha Eedeeyay & Cabsi Laga Qaba Noloshooda.

Macalimiinta Jaamacadaha Itoobiya oo Taliska Wayaanaha Eedeeyay & Cabsi Laga Qaba Noloshooda.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in qaar kamid ah macalimiinta jaamacadaha ( Professors ) ay cambaareeyeen maamulka wayaanaha ee ku amar kutaagleeya […]

 
 

Xuskii 27aad Ee Urur Kusheegay OPDO oo Fashilmay & Dhalinyaro Laxidhxidhay.

Xuskii 27aad Ee Urur Kusheegay OPDO oo Fashilmay & Dhalinyaro Laxidhxidhay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu fashil kusoo dhamaaday xuskii ladoonayay in lagu maamuuso ururka magac […]

 
 

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Xukuumada R/W Khayre.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Xukuumada R/W Khayre.

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyey xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay Ra’iisul-wasaare Xasan Cali Kheyre. Tiro gaadhaysa 224 oo ka mid ah xildhibaanada […]

 
 

Duulimaadyada Tooska Ah ee Muqdisho & Nairobi oo Bilowday.

Duulimaadyada Tooska Ah ee Muqdisho & Nairobi oo Bilowday.

Duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa shalay si toos ah u billowday, ayada oo diyaaradii ugu horeysay ee ku wajahan Nairobi ay […]

 
 

Ra’iisul-wasaaraha Britain oo Ansixisay Kabitaankii Midawga Yurub.

Ra’iisul-wasaaraha Britain oo Ansixisay Kabitaankii Midawga Yurub.

Ra’isal-wasaaraha UK, Theresa May, ayaa sixiixday warqaddii sida rasmiga ah wadanka UK ay ugaga baxaysay Midowga Yurub (EU). Waxay Theresa May ogaysiis rasmi ah oo […]

 
 

Ethiopia sends 16 to prison for trying to create new state

Ethiopia sends 16 to prison for trying to create new state

An Ethiopian court has sentenced 16 people to prison after finding them guilty of trying to create a separate state in the tense Oromia region.All […]

 
 

Daawo: War dag dag ah oo hadda naga soo gaadhay magaalada Bahir-Dar.

Daawo: War dag dag ah oo hadda naga soo gaadhay magaalada Bahir-Dar.

War hadda naga soo gaadhay magaalo madaxda gobolka Axmaarada ee Bahir-Dar ayaa sheegaya in xalay ay xabadu isdaba maraysay oo aan laga seexanin magaaladaas. Warku […]

 
 

Press release: Ogaden drought deepened by Cholera outbreak.

Press release: Ogaden drought deepened by Cholera outbreak.

Ogaden (currently mapped as eastern region of Ethiopia) is a semi-desert land with limited rainfall seasons. Unlike other countries, Ogaden’s population is heavily dependent on […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay