Archive for: March, 2017

Gudiyada Faraca Barsan & OYSU Gaarisaa Oo Ardayda Ogadenia Lakulantay.

Gudiyada Faraca Barsan & OYSU Gaarisaa Oo Ardayda Ogadenia Lakulantay.

maanta oo ay tariikhdu kubeegnayd 5/03/2017 Waxaa shir abaabul iyo dhiirigalinta waxbarashada lagaga hadlayay isuguyimid siwadajir ah labada gudi ee faraca iyo ta OYSU iyo […]

 
 

OYSU oo Maalinta Xasuuqa Ogadenia Dhagaxlay Ka Xustay.

OYSU oo Maalinta Xasuuqa Ogadenia  Dhagaxlay Ka Xustay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 5/3/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay munaasabad balaadhan oo lagu xusayay maalinta xasuuqa Ogadenia. […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Nairobi oo Shir aad u heer sareeya Qabatay.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Nairobi oo Shir aad u heer sareeya Qabatay.

Warar aan kahelayno Jaaliyada Bariga Afrika ee “JABSO” gaar ahaan Faraca Faafan ee kahawl gala Magaalada Nairobi iyo Nawaaxigeeda ayaa kulan aad ubalaadhan kuqabatay Huteelka […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Soomalida Ogaadenya ee Nairobi Faraca Faafan oo Hadda Socda.

Shirkii Jaaliyada Soomalida Ogaadenya ee Nairobi Faraca Faafan oo Hadda Socda.

Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya inu mar dhawayd ka  bilaabmay shirkii faraca Faafan ee magaalada Nairobi shirkan oo ahaa mid si […]

 
 

Ethiopia: Country Reports on Human Rights Practices for 2016 – State of Department.

Ethiopia: Country Reports on Human Rights Practices for 2016 – State of Department.

March 4, 2017 in Ethiopia, Human Rights Country Reports on Human Rights Practices for 2016 EXECUTIVE SUMMARY Click Here for Full Report – Ethiopian regime […]

 
 

Xaflad Lagu taageerayay Dowlada Cusub Ee Somalia oo Oslo,Norway Si heer sare ah uga dhacday.

Xaflad Lagu taageerayay Dowlada Cusub Ee Somalia oo Oslo,Norway Si heer sare ah uga dhacday.

Xafladan lagu taageerayay Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu qabtay wadanka Norway Casimadiisa Oslo. Xafladan waxaa soo agaasimay kana soo shaqeeyay Jaaliyada Soomaalida ee […]

 
 

Dagaalo Wayaanaha Lagu Xasuuqay oo Gobolka Axmaarada Kadhacay & Taliye Xoogaga Iska Caabinta Ah Oo Ladilay.

Dagaalo Wayaanaha Lagu Xasuuqay oo Gobolka Axmaarada Kadhacay & Taliye Xoogaga Iska Caabinta Ah Oo Ladilay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo aad u culus oo todobaadkan kadhacay goobo kamid ah Gobolka Axmaarada ee dagaalada […]

 
 

Dhagaysi Heersare Ah oo Itoobiya Kusaabsan oo Lagu Qabanayo Washington DC.

Dhagaysi Heersare Ah oo Itoobiya Kusaabsan oo Lagu Qabanayo Washington DC.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Maraykanka ayaa sheegaya in maalin nimada khamiista ah ee inagu soo fool leh dhagaysi ku aadan habdhaqanka xukuumada fashilantay ee […]

 
 

Trump oo Obama Ku eedeeyey In uu Dhegaysan Jiray Taleefoonadiisa.

U.S. President Barack Obama (R) greets President-elect Donald Trump at inauguration ceremonies swearing in Trump as president on the West front of the U.S. Capitol in Washington, U.S., January 20, 2017. REUTERS/Carlos Barria

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyey Madaxweynihi uu xilka kala wareegay Barack Obama in uu dhegaysan jirey Telefoonadiisa, markii uu ku sugnaa qasrigiisa Trump […]

 
 

Xaflad Lagu tageerayay Madaxwamnaha Somalia oo Copenhagan si heer sare ah u qabsoontay.

Xaflad Lagu tageerayay Madaxwamnaha Somalia oo Copenhagan si heer sare ah u qabsoontay.

Wararka haatan naga soo gaadhaya wadanka Denmark caasimadiisa Copenhagan ayaa sheegaya in xaflad balaadhan oo lagu taageerayo madaxwaynaha Jamuuriyada Faderalka Somalia Mudane Maxamed Cabdulahi Maxamed […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Alberta-Edmoton oo Guul ku soo dhamaatay.+Sawiro.

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Alberta-Edmoton oo Guul ku soo dhamaatay.+Sawiro.

Waxaa galabta magaalada Edmonton ee caasimada  Gobalka Alberta uu shir  uga fumay Xubanaha Jaaliyada Ogadenia iyo masuuliyiin kamid ah Golaha dhexe ee Jabhada wadaniga Xoreynta […]

 
 

Hoolka Shirarka Jaaliyada Ogadenia Alberta -Edmonton uu hada ka Socdo Shir ay ka Qeybgalaiaan Masuuliyiin ONLF ah..

Hoolka Shirarka Jaaliyada Ogadenia Alberta -Edmonton uu hada ka Socdo Shir ay ka Qeybgalaiaan Masuuliyiin ONLF ah..

Xafiiska  Shirarka Jaaliyada Ogadenia  ee Wadanka Canada  Gaar ahaan Magaalada Edminton waxaa hada ka furmay Shir ay ka Qeeybgalayaan Masuuliyiin Sar sare oo kamid ah […]

 
 

Shirwaynihii OYSY Germany oo guul ku soo gabagaboobay

Shirwaynihii OYSY Germany oo guul ku soo gabagaboobay

Shirkii oysu Germany Tarikhdu markay ahayd 4/3/2017 waxa shir aad uheer sareya lagu qabtay magalada Frankfurt ee dalka Germmany Shirkan waxa so qaban qaabiyey ururka […]

 
 

Golaha Shuurada Ee Ururka UCSO oo Kulankoodii Sanadlaha Ahaa Kusoo Dhamaaday Ifo.

Golaha Shuurada Ee Ururka UCSO oo Kulankoodii Sanadlaha Ahaa Kusoo Dhamaaday Ifo.

Maalin nimadii shalay oo Jumce ahayd waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kusoo gabagaboobay shir balaadhan oo ay lahaayeen Golaha shuurada ee ururka culimada […]

 
 

Daawo: Dhaanto Halgameed Cododkii C/Fataax Jarmal & Ayaan Halgan.

Daawo: Dhaanto Halgameed Cododkii C/Fataax Jarmal & Ayaan Halgan.

 

 
 

Xukunkii Deg Dega Ahaa oo Dhamaaday & Kooxda TPLF oo Kashalaytoonaysa.

Xukunkii Deg Dega Ahaa oo Dhamaaday & Kooxda TPLF oo Kashalaytoonaysa.

Waxaa gabi ahaanba soo gabagaboobay mudadii uu talika wayaanuhu ku dhawaaqay in uu wadanka galinayo xukun dag dag ah kaas oo xukuumada wayaanuhu ay kusheegtay […]

 
 

Dagaal Kadhacay Gobolka Shabeelle oo Ciidanka Wayaanaha Khasaare Loogu Gaystay.

Dagaal Kadhacay Gobolka Shabeelle oo Ciidanka Wayaanaha Khasaare Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhexmaray Gobolkaas […]

 
 

Kooxda OPDO oo Iskudayda In Ay Arimaha Oromia Kadoodaan & Ceeb Karaacday.

Kooxda OPDO oo Iskudayda In Ay Arimaha Oromia Kadoodaan & Ceeb Karaacday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay qoorta iskula jiraan warbaahinta afka wayaanaha kuhadasha iyo kooxda dhinaca […]

 
 

RW Xasan Khayre oo Ku Dhawaaqay In Uu Cafis U Fidinayo Xubnaha Shabaab Kasoo Baxa.

RW Xasan Khayre oo Ku Dhawaaqay In Uu Cafis U Fidinayo Xubnaha Shabaab Kasoo Baxa.

Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu ku dhawaaqay inuu cafis u fidinayo, islamarkaana uu daryeel siinayo dhalinyarada ka soo baxda […]

 
 

Jeff Sessions oo Iska Casilay Hogaaminta Baadhitaanka Xidhiidhka Ruushka & Maamulka Trump.

Jeff Sessions oo Iska Casilay Hogaaminta Baadhitaanka Xidhiidhka Ruushka & Maamulka Trump.

Xoghayaha Caddaaladda ee Maraykanka Gen. Jeff Sessions ayaa iska casiley hoggaaminta baadhitaanka ku saabsan xidhiidhka ololihii doorashada ee Donalad Trump iyo Ruushka oo la aaminsan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay