Archive for: March, 2017

Deg Deg: Ra’iisul-Wasaare Khayre oo Helay Codka Kalsoonida Baarlamaanka Soomaaliya.

Deg Deg: Ra’iisul-Wasaare Khayre oo Helay Codka Kalsoonida Baarlamaanka Soomaaliya.

Ra’iisul-Wasaaraha Jamhuuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hortagey Baarlamaanka si ay u siyaan codka kalsoonida. Kalfadhigga 1aad ee Baarlamaanka waxaa […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Farmadow Dadbadan Kulaayay.

Cudurka Daacuunka oo Farmadow Dadbadan Kulaayay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in cudurka daacuunku uu dad aad ubadan kulaayay meelo kamid ah Ogadenia, sida warku sheegayo cudurkan oo […]

 
 

Deg Deg: Shacabka Magaalada Naziret oo Gubay 4 Guri oo Tigreegu Lahaayeen & Xiisad Halkaas ka Bilaabatay.

Deg Deg: Shacabka Magaalada Naziret oo Gubay 4 Guri oo Tigreegu Lahaayeen & Xiisad Halkaas ka Bilaabatay.

Warar hor dhac ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada Naziret (Adama) ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa tilmaamaya in magaalada ay kabilaabatay xiisad kulul oo […]

 
 

Daawo: Sadex Kamida Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Lagu Dilay Addis Ababa.

Daawo: Sadex Kamida Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Lagu Dilay Addis Ababa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaan in lagu dilay magaalada Addis Ababa. sadex askari oo kamid ah ciidamada Gumaysiga Itoobiya ayaa […]

 
 

Ra’iisul-Wasaare Xasan Kheyre oo Baarlamaanka Horgataya Maanta oo Arbaca Ah.

Ra’iisul-Wasaare Xasan Kheyre oo Baarlamaanka Horgataya Maanta oo Arbaca Ah.

Ra’iisul-Wasaare la magacaabay ee Jamhuuriyadda Faderalka Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maanta oo ah maalin Arbaca ah uu hortagi doono Golaha Shacabka […]

 
 

Dhagaysa: Madaxwaynaha Soomaaliya oo Amar ku Bixiyay In Safaarada Itoobiya Laga Raro Villa Soomaaliya

Dhagaysa: Madaxwaynaha Soomaaliya oo Amar ku Bixiyay In Safaarada Itoobiya Laga Raro Villa Soomaaliya

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in Itoobiya ay ogolaatay inay qaadato amarkii kasoo baxay Madaxweynaha Jamuuriyafa Fedaralka Soomaaliya Mudane […]

 
 

Maqaal: Qofka Oo Lagu Xusho Halka Uu Ku Haboon Yahay.

Maqaal: Qofka Oo Lagu Xusho Halka Uu Ku Haboon Yahay.

Ra’iisul wasaaraha Dalka Canada Mr Justin Trudeau marka laga hadlayo talaabooyinkiisa dhinaca wanaaga u jan jeedhay ee uu qaaday ayaa waxyaabaha la xusi karayo waxaa […]

 
 

Donald Trump oo Sare U Qaaday Miisaaniyada Militariga Jarayna Deeqihii.

Donald Trump oo Sare U Qaaday Miisaaniyada Militariga Jarayna Deeqihii.

Madaxweyne Donald Trump ayaa khudbadiisii ugu horeysay usoo jeedin doona labada Aqal ee Baarlamaanka Maraykanka isagoo soo bandhigi doona xogtii ugu horeysay ee Miisaaniyada uu […]

 
 

U.S. Wary of Its New Neighbor in Djibouti: A Chinese Naval Base.

U.S. Wary of Its New Neighbor in Djibouti: A Chinese Naval Base.

By Andrew Jacobs | The New York Times, The two countries keep dozens of intercontinental nuclear missiles pointed at each other’s cities. Their frigates and […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay