Archive for: March, 2017

Urgency of Addressing the Plight of Women Belonging to Vulnerable Groups in Ethiopia Highlighted at UNPO EP Conference.

Urgency of Addressing the Plight of Women Belonging to Vulnerable Groups in Ethiopia Highlighted at UNPO EP Conference.

The Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO), in collaboration with the People’s Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) and Mrs Liliana Rodrigues, Member of the […]

 
 

EU: Remarks of Dr. Geleta, OLF, at a Conference on Women’s Interno in Ethiopia

EU: Remarks of Dr. Geleta, OLF, at a Conference on Women’s Interno in Ethiopia

Excellency Ms. Liliana Rodrigues (S&D), MEP and chairperson, Your excellences Members of the European Parliament, Dear participants, Ladies and Gentlemen, I would like to thanks […]

 
 

Cudbi Badan oo Wayaanaha Laga Gubay & Rabshado Gobolka Axmaarada Kataagan.

Cudbi Badan oo Wayaanaha Laga Gubay & Rabshado Gobolka Axmaarada Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa soo tabinaya qalalaase hor leh oo kataagan qaybo kamid ah dhulka Axmaarada ee mudooyinkii dambe […]

 
 

Shirwaynihii 11aad Ee EPRDF oo Qabsoomi Waayay & Fashil Ku Yimid, Ogow Sababta.

Shirwaynihii 11aad Ee EPRDF oo Qabsoomi Waayay & Fashil Ku Yimid, Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in mid kamid ah fashilkii uguwaynaa uu kuyimid kooxda EPRDF/TPLF ee talada wadanka sida xooga iyo […]

 
 

Kooxda Daacish oo Sheegatay In Ay Sarkaal NISA Katirsan Muqdisho Ku Dileen.

Kooxda Daacish oo Sheegatay In Ay Sarkaal NISA Katirsan Muqdisho Ku Dileen.

Wakaaladda wararka u faafisa Kooxda Daacish ee Amaq ayaa sheegtay  in weerar ay daacish ka fuliyeen magaaladda muqdisho ay ku dileen Sarkaal sare oo katirsan […]

 
 

Daawo: Wariye Adeola Fayehun oo Ka Hadashay Dadkii Ku Dhinta Qashin-Qubkii Addis Ababa.

Daawo: Wariye Adeola Fayehun oo Ka Hadashay Dadkii Ku Dhinta Qashin-Qubkii Addis Ababa.

Suxufiyad caan ah oo u dhalatay dalka Nigeria laguna magacaabo Adeola Fayehun ayaa warbixin aad u xiisa badan ka diyaarisay dadkii masaakiinta ahaa ee ku […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Xildhibaanada Ka Codsaday Ansixinta Golaha Wasiirada Cusub.

Madaxwayne Farmaajo oo Xildhibaanada Ka Codsaday Ansixinta Golaha Wasiirada Cusub.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamaed C/laahi Faramaajo ayaa  markale ugu Baaqay xildhibaanada golaha shacabka in ay ansixiyaan Gollaha wasiiradda cusub ee uu  soo dhisay R/wasaare Xasan Cali […]

 
 

Jaaliyadaha Turkiga ee Yurub oo Bilaabay U Codaynta Aftida Dastuurka.

Jaaliyadaha Turkiga ee Yurub oo Bilaabay U Codaynta Aftida Dastuurka.

Jaaliyaadka Turkiga ee ku nool lix dal oo Qaarada Yurub kamid ah ayaa billaabay in ay codkooda ka dhiibtaan aftida, ayadoo ololihii arrintaasi ku saabsan […]

 
 

Xeer Ilaaliyaha Kuuriyada Koonfureed oo Amray In La Xidho Madaxwaynihii Hore.

Xeer Ilaaliyaha Kuuriyada Koonfureed oo Amray In La Xidho Madaxwaynihii Hore.

Wararka ka imaanaya Koonfurta Kuuriya ayaa sheegaya in Xeer illaalinta dalka amar ku bixisay in lasoo xidho haweenayda Madaxweynihii hore ahayd ee Park Geun-hye oo […]

 
 

Ree Itoobiya oo Gudaafad & Qashin Ku Dhex qarqoomay, Naf adagaa Ma Xaar-walwaal Baa!! By: Xaaji M/rashiid

Ree Itoobiya oo Gudaafad & Qashin Ku Dhex qarqoomay, Naf adagaa Ma Xaar-walwaal Baa!! By: Xaaji M/rashiid

Aduunyadan aynu joogno sabankan waxaa ka dhaca dhacdooyin iyo qisooyin cajiib ah oo kala wada duwan. Qaar waa Rabaani oo xaga Allewayne ayay ka yimaadaan, […]

 
 

Daawo: Ilays Tv oo si faahfaahsan uga hadlaysa kalfadhigii 7aad ee G/dhexe ee JWXO

Daawo: Ilays Tv oo si faahfaahsan uga hadlaysa kalfadhigii 7aad ee G/dhexe ee JWXO

Kadib markuu soo dhamaaday kalfadhigii 7aad ee Golaha dhexe ee JWXO oo socday intii u dhaxaysay 15-23 Maarso 2017 ayaa waxaa Ilays Tv soo gaadhay […]

 
 

Daawo: Go’aamadii & Baaqii Kalfadhigii 7aad Ee G/dhexe Ee JWXO.

Daawo: Go’aamadii & Baaqii Kalfadhigii 7aad Ee G/dhexe Ee JWXO.

Golaha dhexe ee Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa isugu tagay kalfadhigii 7aad oo socday intii u dhaxaysay 15-23 Maarso 2017, kalfadhiga ayaa laga soo saaray […]

 
 

Kooxda TPLF oo Colaad Ka Dhex Hurisay Gobolada Oromia & Canfarta.

Kooxda TPLF oo Colaad Ka Dhex Hurisay Gobolada Oromia & Canfarta.

Taliska gumaysiga Itoobiya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay wuxuu kumashquulsanaa sidii uu colaad uga dhex abuuri lahaa shucuubta dariska ah ee uu gumaysto, wayaanaha ayaa wuxuu […]

 
 

Rep. Mike Coffman’s Strong Letter to US Secretary of State Rex Tillerson Regarding Ethiopia

Rep. Mike Coffman’s Strong Letter to US Secretary of State Rex Tillerson Regarding Ethiopia

The Honorable Rex W. Tillerson Secretary U.S. Department of State 2201 C St. NW Washington, DC 20520 Dear Mr. Secretary, I write to you today […]

 
 

HRW oo Ku Tilmaantay Duqayntii Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Loogaystay Dambi Dagaal.

HRW oo Ku Tilmaantay Duqayntii Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Loogaystay Dambi Dagaal.

Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Right Watch (HRW)  ayaa sheegtay in weerarkii ay xulafada uu Sacuudigu hogaaminayo ku qaaday doon dad rayid ah oo Soomaali ah […]

 
 

Booliska UK oo Warbixin Ka Soo Saaray Weerarkii London Ka Dhacay.

Booliska UK oo Warbixin Ka Soo Saaray Weerarkii London Ka Dhacay.

Booliska London ayaa sheegay in ninkii qaaday weerarkii Westminster ee Xarunta Baarlamaanka, Khalid Masood, aan cid kale ka dambeyn ee uu kali ku ahaa falkaas, […]

 
 

Ciidanka Maraykan oo Baadhaya Duqayn Ay Ku Dhinteen 100 Qof.

Ciidanka Maraykan oo Baadhaya Duqayn Ay Ku Dhinteen 100 Qof.

Ciidanka Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in uu furay baadhitaan balaadhan oo ku saabsan dad rayid ah oo ku dhintay 17-kii bishan Maarso weerar ay diyaaradaha […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Gobalka Alberta-Canada oo Maamul Cusub Dooratay.

Jaaliyada Ogadenia ee Gobalka Alberta-Canada oo Maamul Cusub Dooratay.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Canada Gaar  Gobalka Alberta Casimadiisa Edmonton ayaa waxaa maanta lagu qabtay shir waynihii jaaliyada Ogadenia  ee ka howlgasha Alberta,Shirkan oo […]

 
 

Go’aamadii & Baaqii Kalfadhigii 7aad ee Golaha Dhexe ee JWXO+Sawiro

Go’aamadii & Baaqii Kalfadhigii 7aad ee Golaha Dhexe ee JWXO+Sawiro

            Go’aamadii & Baaqii Kalfadhiga 7aad ee Golaha Dhexe ee JWXO Kalfadhigii 7aad ee Golaha Dhexe ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta […]

 
 

Ra’iisul-Wasaaraha Xasan Khayre oo 6 Bari Loo Qabtay.

Ra’iisul-Wasaaraha Xasan Khayre oo 6 Bari Loo Qabtay.

Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Pro Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa gaadhsiiyey raysalwasaaraaha Xukuumadda Federaaliga ah ee Somalia Xasan Cali Kheyre dhaliil iyo saluug ka yimid […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay