Archive for: March, 2017

Maraykanka oo Dib U Eegis Ku Samaynaya Deeqda Ay Siiyaan Itoobiya.

Maraykanka oo Dib U Eegis Ku Samaynaya Deeqda Ay Siiyaan Itoobiya.

Dawlada maraykanka oo kamid ah dawladaha deeqda ugu badan siiya Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegtay in ay ka fiirsan doonto deeqda ay siiyaan xukuumada Wayaanaha […]

 
 

Donald Trump oo Ku Fashilmay In Uu Laalo Mashruucii Obama care.

Donald Trump oo Ku Fashilmay In Uu Laalo Mashruucii Obama care.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa fashilkii 2aad la soo gudboonaadey 100-ka maalmood ee u horeeyey ee xukunkiisa kadib markii Aqalka Kongeresska Maraykanku ku guuldaraystey ansixinta hindise sharciyeed […]

 
 

Mareykanka oo Adkeeyay Bixinta Visaha Dal-ku-galka.

Mareykanka oo Adkeeyay Bixinta Visaha Dal-ku-galka.

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baadhitaan dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Isra’iil Ku Eedaysay Deegaamaynta Dhulka Falasdhiin.

U.N. logo pattern a press conference background at the United Nations headquarters, Tuesday, Sept. 3, 2013.   (AP Photo/Bebeto Matthews)

Danjiraha Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan Bariga Dhexe ayaa sheegay in Israa’iil aysan qaadin tallaabooyinkii ay ku joojin laheyd howsha deegaamaynta (Dhismaha Cusub) ee ay […]

 
 

Letter on Ethiopia to the EU High Representative for Foreign Affairs

Letter on Ethiopia to the EU High Representative for Foreign Affairs

Federica Mogherini High Representative of the Union for Foreign Affairs / Vice-President of the European Commission Rue de la Loi, Wetstraat 200 1049 Brussels Brussels, […]

 
 

More than 250 migrants feared dead in the Mediterranean Sea

More than 250 migrants feared dead in the Mediterranean Sea

About 250 people are feared to have drowned in the Mediterranean Sea after two partially submerged rubber dinghies were found off the coast of Libya. […]

 
 

45 Duuliye oo Kamida Ciidamada Cirka Ee Gumaysiga Itoobiya oo Shaqada Laga Eryay.

45 Duuliye oo Kamida Ciidamada Cirka Ee Gumaysiga Itoobiya oo Shaqada Laga Eryay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay shaqada ka caydhisay duuliyayaal diyaaradeed oo tiro dooda […]

 
 

Ra’isul-Wasaare Xasan Khayre oo La Kulmay Wafti Kasocday Midowga Afrika.

Ra’isul-Wasaare Xasan Khayre oo La Kulmay Wafti Kasocday Midowga Afrika.

Ra’isal-wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa qaabilay wafdi sare oo ka ka socday  Ururka Midowga Afrika  (AU) oo booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Waftiga oo […]

 
 

Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Afrikanka ah oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya.

Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Afrikanka ah  oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya.

Sida ay sheegayaan warar la xaqiijiyay waxaa ku degtay dooni ay la socdeen in ka badan labo boqol 200 oo tariibayaal ah oo marayay xeebaha […]

 
 

Madaxweynihii Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Lasii Daayay.

Madaxweynihii Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Lasii Daayay.

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa xabsiga laga sii daayay, kaddib markii lagu waayay dacwadihii lagu soo oogay. Go’aanka sii deyntiisa ayaa yimid […]

 
 

Laba qarax oo xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Laba qarax oo xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir, qaraxa koobaad ayaa ka […]

 
 

Breaking News: Kalfadhigii 7aad ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Breaking News: Kalfadhigii 7aad ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Kalfadhigii 7aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) oo soconayay intii u dhaxaysay 15-23 March,2017 ayaa lagu soo gabagabeeyey si guul ah. Kalfadhigan ayaa waxaa […]

 
 

London attacker was born in UK, Theresa May tells MPs

British Prime Minister Theresa May leaves 10 Downing Street in central London on March 23, 2017. 
Britain's parliament reopened on Thursday with a minute's silence in a gesture of defiance a day after an attacker sowed terror in the heart of Westminster, killing three people before being shot dead. Sombre-looking lawmakers in a packed House of Commons chamber bowed their heads and police officers also marked the silence standing outside the headquarters of London's Metropolitan Police nearby.
 / AFP PHOTO / POOL / Jack Taylor        (Photo credit should read JACK TAYLOR/AFP/Getty Images)

British Prime Minister Theresa May said the man who committed Wednesday’s Westminster terror attack was British-born and known to the intelligence services. “This was an attack […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Waxaad halkan hoose kadaawataan muxaadaro aad uqiima badan oo uu soo jeedinayo Sh Mustafe Xaaji Ismaacil, taasoo maalin kasta oo jumce ah aad ka daawataan […]

 
 

Tacadiyo Dil, Xidhay Iyo Dhac Isugu Jira oo Ogadenia Kadhacay.

Tacadiyo Dil, Xidhay Iyo Dhac Isugu Jira oo Ogadenia Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee gacanta gumaysiga kujira ayaa sheegaya in dad badan oo shacab ah ay ciidamada wayaanuhu tacadiyo kala duwan ugaysteen. […]

 
 

Madaxda Kenya & Soomaaliya oo Heshiis Cusub Isla Ogolaaday.

Madaxda Kenya & Soomaaliya oo Heshiis Cusub Isla Ogolaaday.

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kulankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr […]

 
 

Wadamada Isbahaysiga La Dagaalamaya Daacish oo Washington Ku Kulmay.

Wadamada Isbahaysiga La Dagaalamaya Daacish oo Washington Ku Kulmay.

Shirkan ayey ku kulmeen wafuud ka kala socotay 68 wadan oo kamid ah isbaheysiga la dagaalanka kooxda xagjirka ah ee Daacish, kulankan ayaa ah kii […]

 
 

Dawlada Kenya oo Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo u Ridey 21 madfac oo Salaan sharaf ah

Dawlada Kenya oo Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo u Ridey 21 madfac oo Salaan sharaf ah

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa subaxnimadii maanta ee Khamiista soo dhaweeyn rasmi ah iyo sharfid u sameeyey dhigiisa Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay […]

 
 

Daawo : Ilays Tv oo waraysi xiiso badan la yeelatay gudoomiyaha Xarunta dhexe ee JWXO

Daawo : Ilays Tv oo waraysi xiiso badan la yeelatay gudoomiyaha Xarunta dhexe ee JWXO

Gudoomiyaha Xarunta dhexe ee JWXO mudane Axmed Ciilmooge ayaa waraysi meelo badan taabanaya siiyey TV-GA Qaranka ee Ilays Tv,waraysigan ayuu gudoomiyaha Xarunta dhexe ee JWXO […]

 
 

Ciidamo Badan oo Lagusoo Daadiyay Addis Ababa & Xaalada oo Kacsan.

Ciidamo Badan oo Lagusoo Daadiyay Addis Ababa & Xaalada oo Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in habeenimadii xalay lagu soo daadiyay ciidamo badan magaalada Addis Ababa gaar ahaan agagaarka madaxtooyada iyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay