Daawo: Maraykanka & UK oo Rakaabka Diyaaradaha ka Mamnuucay Qalabka Electornics-ka.
Jahwareer ayaa ka taagan amar kasoo baxay Maraykanka iyo UK oo lagu wado inuu dhaqan galo Sabtida soo socota, kaasi oo lagu soo rogay duulimaadyada […]
Jahwareer ayaa ka taagan amar kasoo baxay Maraykanka iyo UK oo lagu wado inuu dhaqan galo Sabtida soo socota, kaasi oo lagu soo rogay duulimaadyada […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Congo Jean-Pierre Bemba ayaa lagu wadaa in ay xukun ku riddo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee ICC, kaddib […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Weerarkan ayuu geystay hal qof oo gaari jiirsiiyey dad badan oo marayey buundada u dhaw xarunta Baarlamaanka UK ee magaalada London oo loo yaqaan Westminster. […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Scottish parliament expected to back 2nd independence referendum (rt) — Scottish MPs are expected to back First Minister Nicola Sturgeon’s bid for a second independence […]
/ News in English /
Waraysigan uu bixiyey gudoomiyaha Jaaliyada Ogadenya ee gobolka Alberta mudane Cabdinasir Xasan ayaa taabanaya waxqabadka jaaliyada uu horjoogaha ka yahay iyo weliba qorshe shaqayaalkooda mustaqbalka. […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya in Roob lagu diirsaday uu kaday Qaar kamid ah Gobolada kala duwan ee wadanka Ogadenia. Warkan ayaa sheegaya […]
/ Warar /
Xog lagu kalsoon yahay oo soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaysa in dagaal yahanka Jabhada hubaysan ee Patriotic Ginbot 7 weerar culus […]
/ Warar /
Ra’isal-wasaaraha Soomaaliya, Xasan Khayre, wuxuu magacaabay gole wasiirro ah oo ka kooban 26 xubnood oo uu ku jiro wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda oo haatan […]
/ Warar /
Murashaxiinta ugu horeysa tartanka Madaxweynaha dalka France ayaa ku kulmay dood fool ka fool ah oo telefishinka si toos ah looga siidaayey. Waa markii ugu […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Madaxda hay’adaha Sirdoonka iyo Dambi Baadhista Maraykanka ee NSA iyo FBI oo hortagay Guddiyada Baarlamaanka ayaa si cad u beeniyay eedayntii Donald Trump dusha uga […]
Qarax gaadhi loo adeegsaday ayaa goor dhow ka dhacay inta u dhexeysa Xarunta tiyaatarka Qaranka iyo Guriga hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho. Ilaa iyo hadda ma […]
/ Warar /
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee xukuumaddiisa, oo muddo laga sugayey. Golaha wasiirada ayaa […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhay magalada Araarso ee gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Gumaysiga Itoobiya iyo shacabka ku dhaqan magaalada Awaare uu dhex maray […]
Sida ay soo tabinayaa Wakaaladaha wararka ee aduunka, dagaalo culus ayaa xoogaga mucaaradka ah iyo ciidamada dowlada ku dhexmaray bariga magaalada Dimishiq Axadii lasoo dhaafay. […]
Madaxa guddiga Congresska Maraykanka u qaabilsan sirdoonka ayaa sheegay in aanu hayn caddeyn muujineysa in ay wada shaqeyn dhexmartay Ruushka iyo ololihii doorashada madaxweyne Trump […]
Dawlada Turkiga ayaa si adag uga jawaabtay warbixin kasoo baxday Hay’ada Sirdoonka (Basaasnimada) dalka Germany ee loo yaqaan BND, warbixintaasi oo looga hadlay Inqilaabkii fashilmay […]
/ Warar, Warar Aduunka /
One minute, Zemed Derib stood negotiating with her precocious siblings who had locked themselves inside their uncle’s home as a prank. The next, the playful […]
/ News in English /
The political leaders of the Ethiopian Government have a policy of killing all opponents who take to the streets to demonstrate against them. Other opponents […]
/ Articles, News in English /
Kooxda Danab ee Xidigaha Bariga Africa ayaa caan ku ah Suugaan halgameedka shacab Somalida Ogadenia uu hidaha iyo dhaqanka u leeyahay. Hadaba dhaantadan hoose oo ah […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magalaada diredhabe ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay guud ahaan Gobolka Shiniile gaar ahaana sadex dii tuulo ee […]
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)