Archive for: March, 2017

Daawo: Orodyahankii Oromia Feyisa Lilesa oo Wali Astaantii Kacdoonka Sii Wada.

Daawo: Orodyahankii Oromia Feyisa Lilesa oo Wali Astaantii Kacdoonka Sii Wada.

Orodyahanka ree Oromia ee lagu magacaabo Feyisa Lilesa ayaa mar kale guul ka gaadhay tartanka dheer ee loo yaqaano Marathon ka kaas oo lagu qabtay […]

 
 

Madaxweyne Mohamed Abdulaahi Famaajo oo Todobaadkan Booqashadiisii ugu Horeysay ku Tagi doona Kenya.

Madaxweyne Mohamed Abdulaahi Famaajo oo Todobaadkan Booqashadiisii ugu Horeysay ku Tagi doona Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in maalinta Khamiista ah ee todobadkan uu booqashadiisii ugu horeysay tan iyo markii xafiiska loo doortay ku […]

 
 

Sucuudiga oo Dib U Bilaabay Shidaalkii Masar Uusiin Jiray.

Sucuudiga oo Dib U Bilaabay Shidaalkii Masar Uusiin Jiray.

Dawlada Masar ayaa sheegtay in ay soo gaadhay shixnaddii ugu horraysay ee shidaal ah oo ka timid Sucuudiga ka dib muddo dhawr bilood ah oo […]

 
 

Jaaliyada Oromiya Ee Great Manchester oo Shir wayn Qabatay iyo Jaaliyada Ogadeniya Oo Lagu Marti Qaaday.

Jaaliyada Oromiya Ee Great Manchester oo Shir wayn Qabatay iyo Jaaliyada Ogadeniya Oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa xaflad balaadhan isugu yimid jaaliyada Oromiya ee Manchester wadanka UK, xafladan ayaa waxay ahayd mid lagu xusaayay sanad guuradii kaso wareegtay aas aaskii jabhada […]

 
 

Daawo: Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Booqday ciidanka KDF ee kusugan Dagmada Dhoobley.

Daawo: Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Booqday ciidanka KDF ee kusugan Dagmada Dhoobley.

Madaxwaynaha dalka Kenya ayaa booqday ciidanka dawlada kenya KDF ee kusugan dagmada Dhoobley ee Dalka Somaliya. Madaxwaynaha ayaa ciidanka uga mahadceliyey dadaalkooda ku aadan ladagaalanka […]

 
 

Daawo: Muuqaal Naxdin Badan oo Muujinaya Abaarta Ku Habsatay Ogadenya.

Daawo: Muuqaal Naxdin Badan oo Muujinaya Abaarta Ku Habsatay Ogadenya.

Muuqaalkan hoose oo muujinaya abaarta ba’an ee ku habsatay wadanka Ogadenya ayaa lasoo duubay wakhti hore balse xaalada uu shacabka Soomaalida Ogadenya ku sugan yahay […]

 
 

Hay’ada Amnesty oo Ku Eedaysay Woyaanaha Dadkii Qashin-Qubka Ku Dhintay.

Hay’ada Amnesty oo Ku Eedaysay Woyaanaha Dadkii Qashin-Qubka Ku Dhintay.

Hay’ada Xuquuqul Insaanka u dooda ee Amnesty International ayaa ku eedaysay taliska Woyaanaha in ay mas’uul ka yihiin shacabkii ku halaagsamay dhulkii qashin qubka ahaa […]

 
 

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Lagu Qabtay Caasimada Norway ee Oslo.

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Lagu Qabtay Caasimada Norway ee Oslo.

Xaflad Baroor-diiq ah oo ay soo qaban qaabiyeen Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda S.ogadenia Ee  (OYSU) ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Oslo Ee Casimada wadanka Norway. […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Gudomiyaha Midawga Africa.

Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Gudomiyaha Midawga Africa.

Mudane Maxamad Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya ayaa madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika (AU) Moussa Faki Maxamad, kadib markii uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho […]

 
 

Trump oo Sheegay In Isaga & Merkel Taleefanadooda La Dhagaysan Jiray.

Trump oo Sheegay In Isaga & Merkel Taleefanadooda La Dhagaysan Jiray.

Madaxweyne Trump ayaa markale ku celiyay eedeyntiisa ah in maamulkii Obama uu basaasi jiray. Mar ay xalay asaga iyo hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel si wadajir […]

 
 

Ururka OYSU Minnesota oo Shir Muhim ah isugu yimid

Ururka OYSU Minnesota oo Shir Muhim ah isugu yimid

Waxaaa maanta shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid ururka OYSU Faraciisa Gobalka Minnesota. Shirkan oo ka dhacay Xafiiska Jaaliyada Ee Minneapolis, ayaa waxaa kasoo qayb galay […]

 
 

Daawo: Barnaamij xiiso badan oo Ilays Tv ka baxay maanta 18-March 2017

Daawo: Barnaamij xiiso badan oo  Ilays Tv ka baxay maanta 18-March 2017

Barnaamijka Ilays Tv waxaad ku daawan doontaan qaybihii labaad ee waraysiyadii uu Ilays Tv la yeeshay qaar kamid ah masuuliyiin Somaaliyeed iyo kuwo ka socday […]

 
 

Daawo: Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga TAYO ee madaxweyne Farmaajo oo waraysi xasaasi ah siiyey Ilays Tv

Daawo: Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga TAYO ee madaxweyne Farmaajo oo waraysi xasaasi ah siiyey Ilays Tv

Qaar kamid ah masuuliyinta xisbiga Tayo oo ku sugan wadanka Norway ayaa waraysi meelo badan taabanaya siiyey Ilays Tv,waraysiga oo ay ku bixiyeen Studiyaha Ilays […]

 
 

Daawo: Warbixin uu Kadiyaariyay Wariye C/salaan Ciidanka JWXO.

Daawo: Warbixin uu Kadiyaariyay Wariye C/salaan Ciidanka JWXO.

Waxaa war bixin dhinacyo badan taabanaysa ka diyaariyay ciidamada sooma jees tayaasha ah ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Wariye Cabdi salaan Ahmed Kacaan oo […]

 
 

Dagaal Culus oo ka Dhacay Waqooyiga Magaalada Gonder Ee Gobolka Axmaarada.

Dagaal Culus oo ka Dhacay Waqooyiga Magaalada Gonder Ee Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ku sugan duleedka magaalada Gonder weerar ku qaadeen dagaal yahanada Ginbote 7 […]

 
 

Dhimashada Qashin-Qubkii Addis Ababa oo Gaadhay 115 Qof.

Dhimashada Qashin-Qubkii Addis Ababa oo Gaadhay 115 Qof.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen gud wayn oo qashin-qubka loo adeegsado oo ku dumay dad shacab ah oo halkaas daganaa kaas oo ku yaala […]

 
 

Kooxdii Afduubka Ugu Haysata Markabka Caluula oo Siidaysay.

Kooxdii Afduubka Ugu Haysata Markabka Caluula oo Siidaysay.

Kooxdii xeebaha Dagmada Caluula afduubka ugu haysatay markabka xamuulka ah ayaa siidaysay maalin nimadii shalay, sida ay saxaafada u xaqiijiyeen qaar ka mid ah kooxdan […]

 
 

Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Dad Shacab Ah oo Kujiray Masjid Dalka Suuriya.

Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Dad Shacab Ah oo Kujiray Masjid Dalka Suuriya.

Wakaaladaha wararka ee caalamka ayaa sheegaya in ka badan 42 qof in ay naftoooda ku waayeen weerar lagu qaadey Masjid ku yaala magaalo ay maamulaan […]

 
 

Britain oo Iska Fogeysay Eedeyn uga Timid Aqalka Cad ee Mareykanka

Hay’adda sirdoonka Britain ee GCHQ ayaa ku tilmaantay wax lagu qoslo eedaymaha sheegaya in madaxweyne Obama uu ka dalbaday in ay basaasto Donald Trump intii […]

 
 

Qaxooti Soomaali ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday xeebaha dalka Yemen.

Qaxooti Soomaali ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday xeebaha dalka Yemen.

Wararka naga soo gaadhaya dalka yamen ayaa sheegaya in duqeyn ay geysatay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ee Apache lagu bartilmaameedsaday dooni ay la socdeen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay