Archive for: April, 2017

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Gobolka Victoria Ee dalka Australia ayaa kulankii bilaha ahaa u qabsoomay.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Gobolka Victoria Ee dalka Australia ayaa kulankii bilaha ahaa u qabsoomay.

Magaalada melbourne ee xarunta gobolka victoria oo fadhiisin u ah Jaalaiyada Ogaadeeniya ee gobolkaas ayaa howlwadeenwkeedu isugu yimid shir mudo dhawr saacadood ah qaatay Shirkan […]

 
 

Waa Barnaamijkii Abaabulka iyo Diyaarinta Bulshada Halgameysa Qeybtii 2aad- Rabiyoow Guul iyo Xornimo?? By: Xaaji M/rashiid

Waa Barnaamijkii Abaabulka iyo Diyaarinta Bulshada Halgameysa Qeybtii 2aad- Rabiyoow Guul iyo Xornimo??  By: Xaaji M/rashiid

KU TUSAALE QAADO HALGAMOW ISBADALKA DALKII MIDOWGA SOVIET AHAAN JIRAY- Waxaad horay u khriyasateen intiinii la socotay qeybtii hore ee BARNAAMIJKA ABAABULKA iyo DIYAARINTA BULSHADA […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay, + Magacyo.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay, + Magacyo.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan wadanka Ogadenia. Tacadiyadan oo isugu jara […]

 
 

Ciidamo Lasoo Dhoobay Gonder & Qalalaase Bilowday.

Ciidamo Lasoo Dhoobay Gonder & Qalalaase Bilowday.

War goordhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in ciidanka looyaqaano agaaziga ee lootababaray gumaadka shacabka kudhaqan wadanka gumaysiga Itoobiya lasoo dhoobay magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka […]

 
 

Uqaabil Sanaha QM Dhinaca Xuquuqda Aadamaha oo Addis Ababa Kusii Jeeda.

Uqaabil Sanaha QM Dhinaca Xuquuqda Aadamaha oo Addis Ababa Kusii Jeeda.

Warar rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaya in maalmaha inagu soo fool leh uu magaalada Addis Ababa gaadhi doono ergayg […]

 
 

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Khayre oo ka Hadlay Tayada Waxbarshada.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Khayre oo ka Hadlay Tayada Waxbarshada.

Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre oo shalay kormeer shaqo ku tagey Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Tacliinta sare, Beeraha, ganacsiga  iyo Xanaanada Xoolaha  oo degan […]

 
 

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo ay tuureen Hawada ku Qarxay.

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo ay tuureen Hawada ku Qarxay.

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa markale tijaabisay mid kamid ah Gantaaladeeda ridada dheer balse waxaa lagu soo warmayaa in gantaalkaasi uu hawada ku qarxay daqiiqado kadib […]

 
 

U.S. issues warning after Ethiopia grenade attacks.

U.S. issues warning after Ethiopia grenade attacks.

The United States issued a warning Thursday to its citizens about travelling to a popular tourist region in Ethiopia after a string of grenade attacks […]

 
 

Jaaliyada S.Ogadenya Ee Bariga Afrika (JABSO) oo Bayaan Kasoo Saartay Shirqoolka Gumaysiga Itoobiya.

Jaaliyada S.Ogadenya Ee Bariga Afrika (JABSO) oo Bayaan Kasoo Saartay Shirqoolka Gumaysiga Itoobiya.

Jaaliyada Bariga Afrika ee Somalida Ogadenya ayaa bayaan kasoo saartay shirqoolo cusub oo Gumaysiga Itoobiya & Jawaasiisteedu wadaan. Waxayna bayaankan kaga hadleen Arimo kusaabsan dhagarta […]

 
 

Daawo: Hees Wadani “Kuwa Calanka Noosidiyo Ciidamada ONLF” Codkii Halganto Fardawsa Gaashaan.

Daawo: Hees Wadani “Kuwa Calanka Noosidiyo Ciidamada ONLF” Codkii Halganto Fardawsa Gaashaan.

Waxaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah in aan idiin soo xulo heesaha wadaniga hadaba maanta waxaan idiin soo xulay heestii ” Kuwa Calanka […]

 
 

Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Ururka suxufiyiinta aan xuduuda lahayn ayaa warbixin dheer oo ay sooqoreen ku dhaleeceeyay xukuumada wayaanaha ee caanka ku ah cadaadinta iyo caga juglaynta suxufiyiinta iyo […]

 
 

Khabiir Katirsan Ideecada Deutsche Welle oo Warbixin Kadiyaariyay Maamul Xumada Itoobiya.

Khabiir Katirsan Ideecada Deutsche Welle oo Warbixin Kadiyaariyay Maamul Xumada Itoobiya.

Warbixin dheer oo uu qoray khabiir katirsan ideecada Deutsche Welle ayaa lagu muujiyay baaxada abaaraha kajira wadanka Itoobiya iyo karti xumada xukuumada wayaanaha ee talada […]

 
 

RW Kheyre: ’’ Xidhiidhka Aniga iyo Madaxweynaha Waa Mid ku saleysan Danta Umadda”.

RW Kheyre: ’’ Xidhiidhka Aniga iyo Madaxweynaha Waa Mid ku saleysan Danta Umadda”.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee […]

 
 

Documentary: Tedros Adhanom Incompetency, Politics & Morality.

Documentary: Tedros Adhanom Incompetency, Politics & Morality.
 
 

Ethiopia: Authorities shift blame on local militia, opposition party members for killing of peaceful protesters.

Ethiopia: Authorities shift blame on local militia, opposition party members for killing of peaceful protesters.

Ruling party operatives are encouraging families who lost their loved ones in the anti-government protest last summer to register in a bid to receive compensations, […]

 
 

Xafiiska Isku duwaha Jaaliyada Ogadenia oo maanta Shir isugu yimid -Canada.

Xafiiska Isku duwaha Jaaliyada Ogadenia oo maanta  Shir isugu yimid -Canada.

Isku duwaha jaaliyada Ogadenia ee wadanka Canada ayaa  maanta  shir isugu yeedhay qaar kamid ah Xubnaha Xafiiska  isku duwaha ee ka howlgala magaalada Edmonton  caasimada […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Kenyawi.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Kenyawi.
 
 

Mudane Maadeey oo Kahadlay Kalfadhiga 16aad oo Looga Hadlyay Dadyowga Dulman.

Mudane Maadeey oo Kahadlay Kalfadhiga 16aad oo Looga Hadlyay Dadyowga Dulman.

Mudane Cabdiraxmaan Sh.Mahdi (Maadeey) ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyay kalfadhiga 16aad oo looga hadlyay dadyowga dulman. Kalfadhigan oo ka dhacay magaalada New York ayuu […]

 
 

Hadal Sir Ah oo Kasoofakaday Hailemariam Desaleng, Raysalwasaare Kusheega Itoobiya.

Hadal Sir Ah oo Kasoofakaday Hailemariam Desaleng, Raysalwasaare Kusheega Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee Gobolka Tigree ayaa sheegaya in Raysal Wasaaraha maqaarsaarka ah ee Itoobiya Hailemariyam Desaleng uu shalay fashiliyay sirtii abid […]

 
 

Midowga Yurub oo si Adag u Dhaliilay Nidaamka Qisaasta ee Soomaliya.

Midowga Yurub oo si Adag u Dhaliilay Nidaamka Qisaasta ee Soomaliya.

Midowga Yurub oo Taageera barnaamijyada horumarinta Soomaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aanka ay maxkamadda ciidanka qalabka sida ku fulisay dhowr dil oo is […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay