Archive for: April, 2017

Mudaharaayo Kasocda Gobolka Oromia & Shacab Ladhibaateeyay.

Mudaharaayo Kasocda Gobolka Oromia & Shacab Ladhibaateeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta gumaysiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya mudaharaado waawayn oo kadhacay qaybo badan oo dhulka Oromia ka tirsan, sida […]

 
 

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Codsaday In Sixitaan Lagu Sameeyo Heshiiska Saldhiga Milateri ee Berbera.

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Codsaday In Sixitaan Lagu Sameeyo Heshiiska Saldhiga Milateri ee Berbera.

20 xildhibaan oo ka mid ah gollaha shacabka ayaa ku tilmaamay heshiiskii Saldhiga milateri ee dowladda Imaraadka iyo Somaliland  ay kala saxiixdeen mid xad gudub […]

 
 

Madaxweynaha Koonfur Africa Jocob Zuma oo Laga Codsaday in uu Xilka Kadago.

Madaxweynaha Koonfur Africa Jocob Zuma oo Laga Codsaday in uu Xilka Kadago.

Midowga ururrada shaqaalaha ee dalka Koonfur Afrika ee ugu awoodda badan ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu xilka iskaga tago. Xoghayaha guud ee Cosatu, […]

 
 

Qarax Khasaare Culus Gaystay oo Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax Khasaare Culus Gaystay oo Muqdisho Ka Dhacay.

Sida ay kusoo waramayaan Wakaaladaha Wararku oo sheegay in ugu yaraan toddoba qof ay ku geeriyootay, toban kalena ay ku dhaawacmeen qarax baabuur oo ka […]

 
 

Why is Western media ignoring ongoing atrocity in Ethiopia? – Huffington Post

Why is Western media ignoring ongoing atrocity in Ethiopia? – Huffington Post

Lys Anzia, Contributor Human Rights Stories with Global News Outreach Lys Anzia for The Huffington Post Ethnic Oromo students rally together as they demand the […]

 
 

Midawga Yurub oo Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Ugu Deeqay €80 Milyan.

Midawga Yurub oo Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Ugu Deeqay €80 Milyan.

Midowga Yurub (EU) ayaa sheegay in ay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha ka jira dalka […]

 
 

Duqayn Dalka Suuriya Kadhacay oo Ay Ku Dhinteen In Kabadan 70 Qof.

Syrian children receive treatment following a suspected toxic gas attack in Khan Sheikhun, a rebel-held town in the northwestern Syrian Idlib province, on April 4, 2017. 
Warplanes carried out a suspected toxic gas attack that killed at least 35 people including several children, a monitoring group said. The Syrian Observatory for Human Rights said those killed in the town of Khan Sheikhun, in Idlib province, had died from the effects of the gas, adding that dozens more suffered respiratory problems and other symptoms.
 / AFP PHOTO / Mohamed al-Bakour        (Photo credit should read MOHAMED AL-BAKOUR/AFP/Getty Images)

Duqayn ayaa ka dhacday maalinimadii talaadada ahayd magaalada Khan-Sheikhoun oo ku taala gobalka Idlib ee Waqooyi-Galbeed dalka Suuriya. Gobalka Idlib ayey intiisa badan gacanta ku […]

 
 

Cholera spread rapidly in new territories in Ogaden, and the situation is out of Control.

Cholera spread rapidly in new territories in Ogaden, and the situation is out of Control.

Ogaden news agency (ONA) correspondent in Ogaden reported shocking news that cholera spread rapidly, where many hundreds of people died in the past few days. […]

 
 

Daawo: Sir Culus oo Laga Hellay Woyaane Abay Tsahay.

Daawo: Sir Culus oo Laga Hellay Woyaane Abay Tsahay.

Mid kamid ah shakhsiyaadka ugu awooda badan kooxda TPLF ayaa laga duubay hadal uusan saxaafada ugu tala galin oo si sir ah looga duubay, Abay […]

 
 

Wariye Caan Ah oo Kabaxsaday Wadanka Itoobiya & Warbaahinta oo Hadalhaysa.

Wariye Caan Ah oo Kabaxsaday Wadanka Itoobiya & Warbaahinta oo Hadalhaysa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu baxsaday mid kamid ah wariye yaasha ugu caansan guud ahaan […]

 
 

Turkish Airways oo Raashin & Daawo Gaysay Muqdisho.

Turkish Airways oo Raashin & Daawo Gaysay Muqdisho.

Dad iskugu jira Jilayaal, fanaaniin, Ciyaartoyda iyo dad caan ka ah baraha bulshadda ayaa gargaarkii u horreeyay keenay magaaladda Muqdisho, iyagoo adeegsanaya diyaarad xamuul ah […]

 
 

Donald Trump & Madaxwaynaha Wadanka Massar Al-Sisi oo Kulmay.

Donald Trump & Madaxwaynaha Wadanka Massar Al-Sisi oo Kulmay.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi oo safarkiisii ugu horeeyay oo rasmi ah tan iyo intuu xilka qabtay ku tagay Maraykanka ayaa la kulmay Dhigiisa Madaxwaynaha Maraykanka […]

 
 

Mareykanka oo joojiyay Dhaqaalihii uu Siin Jiray Qaramada Midoobay.

Mareykanka oo joojiyay Dhaqaalihii uu Siin Jiray Qaramada Midoobay.

Warbaahinta dalka Mareykanka, ayaa si weyn wax uga qoray, in dowlada Maraykanka ay kala laabatay lacagihii deeqaha ahaa ee ay siin jirtay laanta dadwaynaha ee […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Kufiday Dhul badan oo Katirsan Gobalada Ogaadeeniya iyo Xaalada Faraha kabaxday.

Cudurka Daacuunka oo Kufiday Dhul badan oo Katirsan Gobalada Ogaadeeniya iyo Xaalada Faraha kabaxday.

Wariyaha ujooga ONA  wadanka Ogadeeniya ayaa soo tabinaaya warar naxdin iyo murugo badan oo sheegaya in cudurka Daacuunka oo si xawli ah ugu Fiday deegaamo […]

 
 

Daawo: Ilays TV oo Barnaamijyo xiiso badan idiin soo tabinaya.

Daawo: Ilays TV oo Barnaamijyo xiiso badan idiin soo tabinaya.
 
 

Ethiopia: Horrifying Testimony of Torture in TPLF Prison.

Ethiopia: Horrifying Testimony of Torture in TPLF Prison.

VOA Introducer, Alula Kebede: Today’s guest for democracy in action program is Mr. Habtamu Ayalew, former spokesperson of the opposition, Andenet Party (Unity party) in […]

 
 

Shir muhim ah oy Isugu Yimaden Jaliyada Ogaadeniya ee Minnesota

Shir muhim ah oy Isugu Yimaden Jaliyada Ogaadeniya ee Minnesota

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Gobalka Minnesota ayaa shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid maalinimadii sabtida oo ku beegnayd 4/1/2017. Shirkan oo ka dhacay xafiiska Jaaliyada ayaa waxaa […]

 
 

Deg Deg: Hotel Kuyaala Gonder oo Qarax Kadhacay & Dhimasho Iyo Dhaawac Kadhacay.

Deg Deg: Hotel Kuyaala Gonder oo Qarax Kadhacay & Dhimasho Iyo Dhaawac Kadhacay.

War dag dag ah oo goor dhawayd naga soo gaadhay magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in qarax wayn uu kadhacay hotel wayn oo […]

 
 

Hay’ada The America Think Tank oo Sheegtay In Uu Burburayo Wadanka Itoobiya, Ogow Sababta.

Hay’ada The America Think Tank oo Sheegtay In Uu Burburayo Wadanka Itoobiya, Ogow Sababta.

Hay’ada lagumagacaabo The America Think Tank oo kadiiwaan gashan wadanka Maraykanka ayaa warbixinteedii sanadlaha ahayd soosaartay waxayna hay’adu qiimayn kusamaysay wadamada dunida waxayna sooqortay dhowr […]

 
 

Gaadhi Uuraal Ah oo Ciidanka Gumaysiga Kula Gadoomay Duleedka Muluqamayu + Khasaare Kadhashay.

Gaadhi Uuraal Ah oo Ciidanka Gumaysiga Kula Gadoomay Duleedka Muluqamayu + Khasaare Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya ayaa sheegaya in gaadhi Uuraal ah oo ay lahaayeen ciidamada gumaysiga Itoobiya uu ku gadoomay meel wax yar u […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay