Archive for: April, 2017

Ceel-Buur oo Markale Al-Shabaab Gacanta U Gashay.

Ceel-Buur oo Markale Al-Shabaab Gacanta U Gashay.

Degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa gudaha u galay malayshiyaadka ururka al-Shabaab, si nabad gelyo ah sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal ku […]

 
 

Markab Xamuul Sida oo Xeebaha Soomaaliya Lagu Afduubay.

Markab Xamuul Sida oo Xeebaha Soomaaliya Lagu Afduubay.

Burcad badeed Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in xeebaha Soomaaliya ay ku afduubeen markab kuwa xamuulka qaada ah oo sita calanka wadanka Hindiya, sida […]

 
 

Madaxweynaha Masar iyo Trump oo Washington wadahadal ku leh.

Madaxweynaha Masar iyo Trump oo Washington wadahadal ku leh.

Labada hogaamiye ayaa horay u kulmay bishii Sebtember markaas oo uu socday shirkii golaha loo dhan yahay ee Qaramada MidoobayLahaanshaha sawirkaAFP Labada hogaamiye ayaa horay […]

 
 

Dhagayso Idaacada VOA iyo dhibaatada cudurka shuban biyoodka kuhayo Ogaadeeniya.

Dhagayso Idaacada VOA  iyo dhibaatada cudurka shuban biyoodka kuhayo  Ogaadeeniya.

Idaacada VOA ayaa wareysi la yeelatay hooyo kusugan gobalka wardheer ee dhulka Ogaadeeniya iyada oo kawarantay dhibaatada uu kuhayo cudurka shuban biyoodka ama daacuunka waraysigan […]

 
 

Daawo:Ilays TV oo si toos ah u waraystay Guoomiyaha Hogaanka Arrimaha Ururka mudane Xuseen Nuur.

Daawo:Ilays TV oo si toos ah u waraystay Guoomiyaha Hogaanka Arrimaha Ururka mudane Xuseen Nuur.

Waxaa xalay barnaamij toos ah u Ilays TV ku  waraystay Gudoomiyaha Hogaanka Arrimaha Ururka mudane Xuseen Nuur. Gudoomiyaha HAU waxa u ka warbixiyay guud ahaan halganka ay JWXO […]

 
 

Dagaaladii Gobolka Axmaarada oo Karaar Qaatay & Xaalada oo Cakiran.

Dagaaladii Gobolka Axmaarada oo Karaar Qaatay & Xaalada oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in dagaaladii Gobolka kasocday ay bilihii iyo ayaamihii udambeeyay karaar qaateen. Warkan oo aan […]

 
 

Kooxda TPLF oo Weerartay Kaniisad Kutaala Gobolka Gambeela & Rabshado Kadhashay.

Kooxda TPLF oo Weerartay Kaniisad Kutaala Gobolka Gambeela & Rabshado Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gambella ee galbeedka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada naflacaariga ah ee wayaanuhu ay dhaceen qalab qaali ahaa oo yaalay kaniisad […]

 
 

Weerar & Qarax Is Xiga oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Weerar & Qarax Is Xiga oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Wararka ka imaanaya magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan oo wadatay gaadhi ay rasaaseeyeen baabuur ay la socdeen shaqaale ka tirsan wasaarada maaliyadda ee […]

 
 

Ra’iisul-Wasaare Ku Xigeenka Turkiga oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay.

Ra’iisul-Wasaare Ku Xigeenka Turkiga oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay.

Ra’iisul-Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka […]

 
 

Faallo: Horumarkii Gumaysigu Ku Sheegayay Ogadenya Ma Heerkaasuu Marayaa?

Faallo: Horumarkii Gumaysigu Ku Sheegayay Ogadenya Ma Heerkaasuu Marayaa?

Shacabka Soomaaliyeed ee Geeska Africa ku dhaqan waxay in badan shaashada Gumaysiga ka daawadeen muuqaalo been abuur iyo hafar iskugu jira oo lagu sheegayo in […]

 
 

Is-Fahan La’aan Ka Dhalatay Dil Toogasho Ah oo Islii ee Nairobi Ka Dhacay.

Is-Fahan La’aan Ka Dhalatay Dil Toogasho Ah oo Islii ee Nairobi Ka Dhacay.

Ururka ay ku bahoobeen qareenada dalka Kenya ayaa waxa ay muujiyeen sida ay uga xun yihiin muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada kaasi oo muujinaya askari […]

 
 

Masuuliyiin ka socotay Jaaliyada Ogaadeeniya ee Edmonton oo Booqasho ku tagay Magaalada Fort St. John .

Masuuliyiin ka socotay Jaaliyada Ogaadeeniya ee Edmonton oo Booqasho ku tagay Magaalada Fort St. John .

Masuuliyiin sare oo ka socda jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa booqasho gaaban ku tagay magaalada Fort St. John  waxaana halkaa ku soo dhaweeyey […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Wadanka Denmark oo si heer sare ah u qabsoomay.

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Wadanka Denmark oo si heer sare ah u qabsoomay.

Shirkii  xubnaha jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Denmark ayaa maanta si fiican ugu qabsomay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen, shirkan ayaa ahaa  shir xog waran ah. […]

 
 

Kulankii Caadiga Ahaa Ee Faraca Midnimo oo Maanta Dhagaxlay Ka Qabsoomay.

Kulankii Caadiga Ahaa Ee Faraca Midnimo oo Maanta Dhagaxlay Ka Qabsoomay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 2/4/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay kulankii caadiga ahaa ee faraca Midnimo. Kulanka ayaa […]

 
 

Shir Loogu Go.gol Xaadhayay Dhalinta OYSU oo Bishan Ka Dhici Doona Norway oo Lagu Qabtay Oslo.

Shir Loogu Go.gol Xaadhayay Dhalinta OYSU oo Bishan Ka Dhici Doona Norway oo Lagu Qabtay Oslo.

Ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadeniya OYSU ayaa waxay isugu yimaadeen kulan loogu go.gol xaadhayay shir ay qabsan donaan ururka dhalin yaradu 15/04/2017 ka kaasooka  dhici […]

 
 

Inkabadan 20 Askarta Wayaanaha Ah oo Kooxda TPLF Tu Khaarajisay & Xaalada oo Murugsan.

Inkabadan 20 Askarta Wayaanaha Ah oo Kooxda TPLF Tu Khaarajisay & Xaalada oo Murugsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu taliska wayaanuhu qudha kajaray 20 askari oo ka tirsanaa ciidamada […]

 
 

Ururka Dhalinta Oromada Ee QEERROO oo Shucuubta Lagumaysto Ugu Baaqay Kacdoon Shacab.

Ururka Dhalinta Oromada Ee QEERROO oo Shucuubta Lagumaysto Ugu Baaqay Kacdoon Shacab.

Ururka dhalinyarada Oromada ee magiciisa loosoo gaabiyo QEERROO ayaa soo saaray bayaan ay kaga hadlayeen xaalada wadanka gumaysiga Itoobiya iyo xaalada Gobolka gacanta gumaysiga kujira […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo La Xaqiijiyay In Aysan Ladagaalamin Al Shabaab.

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo La Xaqiijiyay In Aysan Ladagaalamin Al Shabaab.

Saraakiisha ciidanka maamulka dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa ku eedeeyay ciidamadda Gumaysiga Itoobiya, in aysan ka qeyb-qaadanin howlgallada  ka dhanka  ah Al Shabaab oo ay […]

 
 

R/W: Xasan Khayre oo Sheegay In Ay La Dagaalami Doonaan Musuq-Maasuqa.

R/W: Xasan Khayre oo Sheegay In Ay La Dagaalami Doonaan Musuq-Maasuqa.

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa wacad ku maray in uu la dagaalamaayo cid kasta oo ku lug yeelata musumaasuq, wuxuuna ballanqaaday […]

 
 

Maraykanka oo Xabsi Ku Xukumey Haween Soomaali Ah Ku Eedeysnaa Taageerada Al-Shabaab.

Maraykanka oo Xabsi Ku Xukumey Haween Soomaali Ah Ku Eedeysnaa Taageerada Al-Shabaab.

Muna Cismaan Jaamac oo dadeedu tahay 36 jir, deggana magaalada Reston ee gobolka Virginia, iyo Hinda Osman Dhirane, oo ah 46 jir, degan, Washington, ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay