Archive for: April, 2017

Ethiopia’s Increasing Outmigration Highlights Wider Economic and Security Problems.

Ethiopia’s Increasing Outmigration Highlights Wider Economic and Security Problems.

By Anastasia Voronkova, Editor, Armed Conflict Survey; Research Fellow for Armed Conflict and Armed Conflict Database, and Caitlin Vito, Coordinator, Office of the Director of […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadenia Ee Wadanka Sweden oo Guul Ku Soo Dhamaaday.

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadenia Ee Wadanka Sweden oo Guul Ku Soo Dhamaaday.

Shirkii  xubnaha jaaliyada Ogadenia ee Sweden ayaa maanta si fiican ugu qabsomay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm, shirkan ayaa ahaa shirkii xubnaha oo sadexdii bilood […]

 
 

Daawo. Hees Wadani Ah GEESHKA JWXO Codkii Mohamoud Kaafi.

Daawo. Hees Wadani Ah GEESHKA JWXO Codkii Mohamoud Kaafi.

Waxaan todobaadkan idiin soo xulay mid kamida heeshaa wadaniga ah ee lagu dhiiri galin hayo shacabka Ogadeniya waxaana inoogu luuqayn haya Mudane Mohamud Kaafi. Daawasho  […]

 
 

Scotland’s Nicola Sturgeon formally requests referendum

Scotland’s Nicola Sturgeon formally requests referendum

Scotland’s first minister formally requested a second referendum on independence on Friday, declaring that Scots have the right to exercise their right of self-determination. Nicola […]

 
 

Dil, Jidh-dil Iyo Xidhay Shacabka Ree Ogadenia Loogaystay.

Dil, Jidh-dil Iyo Xidhay Shacabka Ree Ogadenia Loogaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo isugu jira xidhay iyo jidh dil oo ciidamada wayaanuhu ay ugaysteen dadka shacabka […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Yamen oo Kulankoodii Bilaha Ahaa Isugu Yimaaday.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Yamen oo Kulankoodii Bilaha Ahaa Isugu Yimaaday.

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Yamen ayaa waxay isugu yimaadeen kulankoodii bilaha laha ahaa waxaana kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha jaaliyada Ogadeniya ee caasimada wadanka yamen […]

 
 

Inkabadan 20 Urur oo Mucaaradka Itoobiya Ah oo Kugacan Saydhay Soojeedintii Kooxda TPLF Ogow Sababta.

Inkabadan 20 Urur oo Mucaaradka Itoobiya Ah oo Kugacan Saydhay Soojeedintii Kooxda TPLF Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya sicir barar siyaasadeed oo hor leh oo kataagan hay’adaha kala duwan ee xukuumada wakhtigeedu gabaabsiga hayay […]

 
 

Baabuur Siday Hub oo Lagu Afduubay Duleedka Addis Ababa & Kacdoon Wadayaasha oo Kufarxay.

Pedestrians and shoppers walk along a street at the Merkato open air market in Addis Ababa, Ethiopia, on Tuesday, Feb. 24, 2015. Ethiopia's arabica coffee export earnings are forecast to climb 25 percent to about $900 million in 2014-15 because of higher prices after a drought damaged plants in the biggest grower of the bean, Brazil, an industry group said. Photogrsapher: Simon Dawson/Bloomberg

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in la afduubay gaadhi xamuul ah oo siday hub iyo saanad […]

 
 

BOGAADIN- Kalfadhigii 7aad ee Jabhadda JWXO oy kasoo baxeen Go’aamo Tayo & Toox leh + Dardaaran, By: Xaaji M/rashiid.

BOGAADIN- Kalfadhigii 7aad ee Jabhadda JWXO oy kasoo baxeen Go’aamo Tayo & Toox leh + Dardaaran, By: Xaaji M/rashiid.

Bani’aadamka waxaa la dhalaa iyagoo xor ah, waxa agtooda ugu qaalisan ee ay ku faanaan isla markaana jecelyihiin waa inuu xornimo ku noolaado. Arintaasi waa […]

 
 

Daawo: Afhayeenka Xulafada Sacuudiga oo Lagu Weeraray London.

Daawo: Afhayeenka Xulafada Sacuudiga oo Lagu Weeraray London.

Masuulka lagu magacaabo Gen. Axmed Al-Casiiri oo ah Afhayeenka ciidamada Sacuudiga iyo xulafadooda oo booqasho ku yimid dalka Ingiriiska ayey mudaharaadayaal ku weerareen magaalada London. […]

 
 

Daawo: Turkiga & Maraykanka oo Ka Wada Hadlay Arimaha Murugsan ee U Dhexeeya.

Daawo: Turkiga & Maraykanka oo Ka Wada Hadlay Arimaha Murugsan ee U Dhexeeya.

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Rex Tillerson oo maalmahan booqasho ku joogay magaalada Ankara ayaa xukuumada Turkiga kala hadlay xidhiidhka labada dal oo muddooyinkii dambe […]

 
 

Daawo: Japan oo Markale Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Soomaaliya.

Daawo: Japan oo Markale Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Soomaaliya.

Dawlada Japan ayaa xeebaha dalka Soomaaliya usoo dirtay maraakiib dagaal. Hawlagaladan ayaa qeyb ka ah mashruuca la dagaalanka Budhcad badeedka Soomaaliya, todobaadyadii lasoo dhaafay ayaa […]

 
 

Mareykanka oo sheegay in uu ballaarinayo weerarada ka dhanka ah Alshabaab.

Mareykanka oo sheegay in uu ballaarinayo weerarada ka dhanka ah Alshabaab.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Alshabaab. Qorshahan ayaa milateriga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay