Archive for: April, 2017

Soomaaliya & Turkiga oo Heshiisyo Kala Sixiixday.

Soomaaliya & Turkiga oo Heshiisyo Kala Sixiixday.

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo kusaabsan horumarinta dhaqaalaha iyo dhaqanka labada dal. Heshiiska waxaa labada dal u kala saxiixay Wasiiradda Arrimaha […]

 
 

Dowlada Maraykanka oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Itoobiya.

Dowlada Maraykanka oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Itoobiya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta wadanka Maraykanku aysan usafrin wadanka Gumaysiga Itoobiya, warkan kasoo […]

 
 

Diyaaradaha Yuhuuda oo Duqeeyay Sal-Dhig Ciidan oo Dimishiq Kuyaala.

Diyaaradaha Yuhuuda oo Duqeeyay Sal-Dhig Ciidan oo Dimishiq Kuyaala.

Madaafiic ay Israa’iil ridday ayaa qaraxo waa wayn iyo holac ka kiciyay xarun ciidan oo u dhaw garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada Dimishiq, […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadi kala duwanaa ee Ilays TV iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Daawasho wanaagsan.

 
 

Faallo: Halgan Xaq ah Nimaan Daacad Ahayn Kumasii Dhex Jiri Karo – Xuseen Noor

Faallo: Halgan Xaq ah Nimaan Daacad Ahayn Kumasii Dhex Jiri Karo – Xuseen Noor

Waxaa jira Qawaaniin uu Ilaahay u dajiyay koonkan (Scientific Laws) oo miisaaman, banii aadamkana uu Ilaahay faray in aan dhiilitirkaa aan lagu xadgudbin ( وو […]

 
 

Qalalaase Kabilowday Gobolka OMO Iyo Xiisada oo Siikordhaysa.

Qalalaase Kabilowday Gobolka OMO Iyo Xiisada oo Siikordhaysa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ginja ee Gobolka OMO ayaa sheegaya qalalaase hor leh oo kajira magaalada Gonja iyo dhulka kuxeeran. Warka ayaa intaas kudaraya […]

 
 

Kacdoon Cusub oo Gobolka Ambo Kajira & Xiisad Halkaas Laga Dareemayo.

Kacdoon Cusub oo Gobolka Ambo Kajira & Xiisad Halkaas Laga Dareemayo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo oo katirsan Gobolka Oromia ayaa sheegaya kacdoon cusub oo kabilowday magaalada Abmo iyo deegaanada kuxeeran halkaas oo sida lasheegayo […]

 
 

Daawo: Shacabka Oromada oo Cadho Kala Dul Dhacay Calanka Itoobiya.

Daawo: Shacabka Oromada oo Cadho Kala Dul Dhacay Calanka Itoobiya.

Xubno kamid ah shacabka Oromiya ayaa cadho kala dul dhacay calanka Gumaysiga Itoobiya. Xubnahan ayaa muujiyay cadho iyo nacayb badan oo ay u hayaan taliska […]

 
 

Daawo: ” Dhab Ka Hadal” & Dood Ku Saabsan Arimaha Carabta.

Daawo: ” Dhab Ka Hadal” & Dood Ku Saabsan Arimaha Carabta.
 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Turkiga Lagu Soo Dhaweeyay.

Madaxwayne Farmaajo oo Turkiga Lagu Soo Dhaweeyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo  oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa la kulmay dhigiisa waddanka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha Turkiga […]

 
 

Maraykanka oo Joojiyay Qabqabashada Soomaalida Sharci La’aanta Ah.

Maraykanka oo Joojiyay Qabqabashada Soomaalida Sharci La’aanta Ah.

Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu […]

 
 

Ethiopia’s Crackdown on Dissent Leaves Youth With Dangerous Options

Ethiopia’s Crackdown on Dissent Leaves Youth With Dangerous Options

Kelsey Lilley Ostensibly intended to quell unrest perpetrated by “anti-peace” forces, Ethiopia’s extension of a state of emergency in March signals a continued crackdown on […]

 
 

Daawo: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Bixiyay Waraysi Dheer oo Xaasaasi ah.

Daawo: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Bixiyay Waraysi Dheer oo Xaasaasi ah.

Warbaahinta caalamiga ah ee BNN oo fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xassan Macalim. Waraysiga hogaanka […]

 
 

Maxaabiista Jeelka Qalati oo Cuntadii Kasoontay & Kacdoon Laga Baqayo.

Maxaabiista Jeelka Qalati oo Cuntadii Kasoontay & Kacdoon Laga Baqayo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay gabi ahaanba cuntadii kasoomeen maxaabiistii kujirtay jeelka wayn ee Qaalati kaas oo kamid ah […]

 
 

Kooxda TPLF oo 3 Ukala Jabtay & Odayaal Xal Uraadinaya.

Kooxda TPLF oo 3 Ukala Jabtay & Odayaal Xal Uraadinaya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya kala qaybsanaantii kooxda TPLF oo oo gaadhay heer ay odayaal ufadhiistaa. Sida […]

 
 

Maraykanka oo Ruushka Ku Eedeeyay In uu Taliban Hubka Siiyo.

Maraykanka oo Ruushka Ku Eedeeyay In uu Taliban Hubka Siiyo.

Sida laga soo xigtay saraakiisha Maraykanka ee ku sugan dalka Afghanistaan oo la hadlay wakaalada wararka ee AP ayaa sheegaya in dowlada Ruushka ay si […]

 
 

Maraykanka oo Ka Arinsanaya Wixii Waqooyiga Kuuriya uu Kayeeli Lahaa.

Maraykanka oo Ka Arinsanaya Wixii Waqooyiga Kuuriya uu Kayeeli Lahaa.

Labada Wasiir ee Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson iyo Gaashaandhigga, Jim Matttis ayaa warbxin cusub siinaya Xildhibaanada Aqalka sare ee Maraykanka taas oo ku saabsan xaaladda […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya Gauteng oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya Gauteng oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid.

Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha jaaliyada Ogadenya Gauteng ee wadanka Koonfur afrika ayaa ka dhacay isla Gauteng shirkan oo ah mid bishiiba mar […]

 
 

Akhriso Khudbadii Taariikhiga ahayd ee u Mudane Cabdiraxmaan Sh.Mahdi ka jeediyay kalfadhiga 16aad oo looga hadlyay dadyowga dulman NY.

Akhriso Khudbadii Taariikhiga ahayd ee u Mudane Cabdiraxmaan Sh.Mahdi ka jeediyay kalfadhiga 16aad oo looga hadlyay dadyowga dulman NY.

The Ogaden People’s Rights Organisation Oral Intervention at the Indigenous Forum 16th Session NY Agenda Item #8 Read by Abdirahman Mahdi. Madame Chair, distinguished member […]

 
 

Gudomiyaha JWXO oo Fariin Abaaraha Ku Saabsan Udiraya Shacabka Soomaalida Ogadenya.

Gudomiyaha JWXO oo Fariin Abaaraha Ku Saabsan Udiraya Shacabka Soomaalida Ogadenya.

بسم الله الرحمن الرحيم Waxaan ugu horeyn is xasuusinayaa in aan badino, baryada Ilaahay oon si dhab ah u xaqiijino una muujino, in abaaraha, macaluusha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay