Archive for: April, 2017

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Warar Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Warar Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv kuwaasi oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan.

 
 

Daawo: Sargaal Nabad Sugida Wayaanaha Ah oo Baxsaday.

Daawo: Sargaal Nabad Sugida Wayaanaha Ah oo Baxsaday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu baxsaday madaxii ciidanka nabad sugida ee wayaanaha kaas oo sida lasheegay isu […]

 
 

Hailemaryam Desalegn oo Shir Jaraa’id Qabtay & Fashilka Kuyimid Xukuumadiisa oo Uu Qiray.

Hailemaryam Desalegn oo Shir Jaraa’id Qabtay & Fashilka Kuyimid Xukuumadiisa oo Uu Qiray.

Raysal Wasaaraha maqaar saarka ah ee wadanka Itoobiya Hailemaryam Desaleng oo warfidiyeenka kulahadlay magaalada Addis Ababa ayaa qarxiyay sir badan oo dadka qaarkii kadaahnayd. Desaleng […]

 
 

UNDP oo Shir U Qabatay Haweenka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Kujira.

UNDP oo Shir U Qabatay Haweenka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Kujira.

Xafiiska UNDP ee Soomaaliya ayaa magaaladda muqdisho ku qabatay  kullan Ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa doorka  haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya […]

 
 

Barack Obama oo Baaq U Diray Dhalinyarada Aduunka.

President Barack Obama speaks during the final press briefing for White House press secretary Josh Earnest,  Tuesday, Jan. 17, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo markii ugu horeysay dib ugu soo laabtay nolosha dadweynaha tan iyo markii uu xilka ka degay ayaa ugu […]

 
 

Ethiopia enters its seventh month of emergency rule,

Ethiopia enters its seventh month of emergency rule,

By ECONOMIST THE three-hour bus-ride to Ambo from Addis Ababa, Ethiopia’s capital, offers a glimpse into the country’s future. The road is well paved; irrigation […]

 
 

Le Pen & Macron oo Isugu Soo Hadhay Doorashada Faransiiska.

Le Pen & Macron oo Isugu Soo Hadhay Doorashada Faransiiska.

Wareega 1aad ee Doorashada Madaxweynaha Faransiiska oo Axadii la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay labada murashax ee kala ah Emmanuel Macron iyo Marine Le Pen […]

 
 

Deg Deg: Toos u Daawo Shir Lagaga Hadlay Xuquuqda Dadka Dulman oo New York Kafurmay Ogow Macluumaad Badan.

Deg Deg: Toos u Daawo Shir Lagaga Hadlay Xuquuqda Dadka Dulman oo New York Kafurmay Ogow Macluumaad Badan.

Maanta oo Isniin ahayd taariikhduna ay kubeegantahay 24/4/17 waxaa magaalada New York ee wadanka Maraykanka kafurmay Kalfadhigii 16aad oo lagaga shucuubta dulamn ee loo yaqaano […]

 
 

Deg Deg: Dhaawac Halis Ah oo Goor Dhaw Loogaystay Taliye Xigeenkii Gonder.

Deg Deg: Dhaawac Halis Ah oo Goor Dhaw Loogaystay Taliye Xigeenkii Gonder.

War dag dag ah oo goor dhaw naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in dhaawac halis ah loo gaystay taliye kuxigeenkii […]

 
 

Xubnaha Jaaliyada Ogadenya South Afrika Faraca PE oo Qabsaday Kulan Muhiim Ah.

Xubnaha Jaaliyada Ogadenya South Afrika Faraca PE oo Qabsaday Kulan Muhiim Ah.

Waxaa shir isugu yimid xubnaha jaaliyada Ogadenya ee wadanka Koonfur afrika gaar ahaan JOKA faraca Port Elizabeth magaalada Uitenhage shirka waxaa kasoo qaybgalay xubno badan […]

 
 

Dowlada Sweden oo Soo Jeedisay In Ciidamo Loodiro Xeebaha Soomaaliya.

Dowlada Sweden oo Soo Jeedisay In Ciidamo Loodiro Xeebaha Soomaaliya.

Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay in ciidamo Swedish ah loo diro xeebaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howlgalka la dagaalanka budhcad-badeeda ee midowga Yurub. […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Khatarta Isticmaalka Hubka Nuclearka Ah.

Qaramada Midoobay oo Khatarta Isticmaalka Hubka Nuclearka Ah.

Khatarta in uu qarxo dagaal la isku adeegsado hub nuclear ah ayaa maraysa heerkeedii ugu sareeysay tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu dhamaaday dagaalkii […]

 
 

Exiled runner Feyisa Lilesa has vowed to protest against the government at Sunday’s London Marathon

Exiled runner Feyisa Lilesa has vowed to protest against the government at Sunday’s London Marathon

Exiled Ethiopian runner Feyisa Lilesa has vowed to protest against the government at Sunday’s London Marathon, saying “blood is flowing” in his home country. Feyisa […]

 
 

Allaahu Akbar, Waa Barnaamijka Abaabulka iyo Diyaarinta Bulshada Halgameysa- Rabiyoow Guul iyo Xornimo?? By: Xaaji M/rashiid

Allaahu Akbar, Waa Barnaamijka Abaabulka iyo Diyaarinta Bulshada Halgameysa- Rabiyoow Guul iyo Xornimo??  By: Xaaji M/rashiid

Marka hore iga gudooma salaam ku haboon umad halgamayaal ah oo kasoo go’day meel aan ogahay, kadib waxaan jeclahay inay Akhristayaashu ila wadaagaan mawduucan aan […]

 
 

Daawo:Gudiyada Haweenka Ogadenia iyo Oramiyo oo Shir ku Qabtay Edmonton-Canada.

Daawo:Gudiyada Haweenka Ogadenia iyo Oramiyo oo Shir ku Qabtay Edmonton-Canada.

Xafiiska Jaaliyada Ogadenia ee Magaalada Edmonton Gobalka  Alberta ayaa maanta lagu Qabtay Shir uu  soo agaasimay Gudiga Haweenka Jaaliyada Ogadenia ee  Faraca Edmonto, Shirka ayaa […]

 
 

Shirkii Faraca Iftin oo Xagardheere Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Faraca Iftin oo Xagardheere Kusoo Dhamaaday.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 23/4/17 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ka qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin ee kahowl […]

 
 

Gudoomiyaha HWF JWXO oo London Kula Kulmay Musuuliyiin Katirsan HWF.

Gudoomiyaha HWF JWXO oo London Kula Kulmay Musuuliyiin Katirsan HWF.

Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta (HWF) ee JWXO Mudane Hassan Moalin ayaa wuxuu booqasho ku tagay wadanka UK wuxuuna la kulmay masuliyiin ka tirsan Hogaanka Warfaafinta ee […]

 
 

Daawo: Hees Cusub Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ONLF.

Daawo: Hees Cusub Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ONLF.

 

 
 

Askar Kamida Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Lagu Dilay Gonder Kadib Markii Kolonyo Ay La socdeen Dhexda Loo Galay.

Askar Kamida Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Lagu Dilay Gonder Kadib Markii Kolonyo Ay La socdeen Dhexda Loo Galay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in weerar dhabagal ah lagu qaaday kolonyo kamid ah Ciidanka wayaanaha oo marayay meel lagu magacaabo Ambush […]

 
 

Dowladda Britain oo ka Hadashay Shirka Soomalida Loogu qabanayo London.

Dowladda Britain oo ka Hadashay Shirka Soomalida Loogu qabanayo London.

Dowladda Britain ayaa heshiiskii dhawaan ay gaadheen madaxda DF iyo hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada ku tilmaamtay mid taariikhi ah oo dhabbaha u xaadhaya in ciidamada Federaalka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay