Archive for: April, 2017

Press Statement by Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

Press Statement by Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)

Gambella Peoples’ Tragedy Under TPLF’s Regime and Foreign Invaders Must Come to An End! Press Statement by Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) April […]

 
 

Weerar Lagu Dilay 140 Askari oo Ka Dhacay Wadanka Afghanstan.

Weerar Lagu Dilay 140 Askari oo Ka Dhacay Wadanka Afghanstan.

In ka badan 140 ruux ayaa geeriyootay kadib marki ay kooxda Taliban Jumcihii weerartay saldhig ciidan oo ay leeyihiin ciidamada dowlada Afqaanistaan oo ku taalla […]

 
 

Alberta Shirkii Bilaha Jaaliyada Ogadenia oo ka dhacay .

Alberta  Shirkii Bilaha Jaaliyada Ogadenia oo ka dhacay .

Shirkii bilaha Jaaliyada Ogadenia  ee Magaalada Edmonton ayaa  ka dhacay  maanta  Xafiiska Jaaliyada Ogadenia  ee Alberta, shirkan oo ahaa  shir ay ka soo qeybgaleen  howlwadeenka […]

 
 

Gudiga Fulinta Ururka Dhalinyada iyo Ardayda Ogadenya Ee Fronkfort oo Kulan Isugu Yimid.

Gudiga Fulinta Ururka Dhalinyada iyo Ardayda Ogadenya Ee Fronkfort oo Kulan Isugu Yimid.

Waxaa maanta oo ay tarikhdu tahay 22/04/2017 kulan isugu yimaaday gudiga fulinta ee ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya OYSU iyo gudiga fulinta Ee Jaaliyada Ogadenya […]

 
 

Dagaal Dhimasho iyo dhaawac Dhaliyay oo Boosaaso ku dhexmaray Oramada iyo Tigree-ga.

Dagaal Dhimasho iyo dhaawac Dhaliyay oo Boosaaso  ku dhexmaray Oramada iyo Tigree-ga.

Gobalada Waqooyiga iyo bariga  Soomaaliya  waxaa ku sugan Boqolaal kun oo Asal ahaan ka soo jeeda  wadankaasi  Ethiopia ku waasi oo ku soo qolqolayay taniyo […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah ” Da’a Yartii Dalkaygaa” & Kooxda Horseed Qaran.

Daawo: Hees Wadani Ah ” Da’a Yartii Dalkaygaa” & Kooxda Horseed Qaran.

Sidii aad nooga barateen maalin walba oo Sabti ah waxaan idiin soo daynaa heeso iyo dhaantooyin wadani ah kuwaasi oo lagu dhiirigalinayo halganka ay ku […]

 
 

Tacadiya Kala Duwan Oo Shacabka Soomaalida Ogadenia Loogaystay.

Tacadiya Kala Duwan Oo Shacabka Soomaalida Ogadenia Loogaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee gacanta Gumaysiga madow kujira ayaa sheegaya tacadiyo aad ubadan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen shacabka Soomaalida Ogadenia. Warkan oo […]

 
 

Masar oo Eritrea Saldhig Ciidan Kafuranaysa & Itoobiya oo Kawalaacsan.

Masar oo Eritrea Saldhig Ciidan Kafuranaysa & Itoobiya oo Kawalaacsan.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea ayaa sheegaya in dowlada Masar ay saldhig ciidan oo aad uwayn ay kafuranayso gudaha wadanka […]

 
 

Daawo: Itoobiya oo Diiday In Labadho Xasuuqa Ay Shacbka u Gaysatay.

Daawo: Itoobiya oo Diiday In Labadho Xasuuqa Ay Shacbka u Gaysatay.

 

 
 

FEAR OF INVESTIGATION: WHAT DOES ETHIOPIA’S GOVERNMENT HAVE TO HIDE?

FEAR OF INVESTIGATION: WHAT DOES ETHIOPIA’S GOVERNMENT HAVE TO HIDE?

By Felix Horne, for Addis Standard an 18-year-old student who I will call Tolessa and two friends took part in their first protest, in Oromia’s […]

 
 

Baarlamaanka UK oo Ansixiyey In Lasoo Hormariyo Doorashada Guud .

Baarlamaanka UK oo Ansixiyey In Lasoo Hormariyo Doorashada Guud .

Baarlamaanka Britain ayaa ansixiyey soo jeedinta Ra’iisul wasaare Theresa May ay soo jeedisay in doorashooyinka guud oo horey loo qorsheeyey inay dhacdo labo sano kadib. […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Halganka Ogadenya Naftiihure Sh/Axmed.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Halganka Ogadenya Naftiihure Sh/Axmed.

Daawadayaal kusoo dhawaada muxaadarada todobaadkan oo kusoo qaadanayno jihaadka Ogadenya ka socda ee lagula jiro Gumaysiga Itoobiya. Jihaadkaas oo ay ku jiraan Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Dowlada Canada oo Digniin Siisay Taliska Wayaanaha.

Dowlada Canada oo Digniin Siisay Taliska Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in magaalada ay yimaadeen Siyaasiyiin kasocda wadanka Canada. Sida xogta aan […]

 
 

Qaar Kamid Ah Ciidanka Wayaanaha oo La Afduubay & Cabsi Lasoo Daristay Ciidanka Gumaysiga.

Qaar Kamid Ah Ciidanka Wayaanaha oo La Afduubay & Cabsi Lasoo Daristay Ciidanka Gumaysiga.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ciidamada Jabhada Gimbot 7 Arbanyoj ay afduub kagaysteen gudaha magaalada Gonder ee woqooyiga […]

 
 

Madaxwaynaha Eritrea oo Mashquulku Ah Safaaradaha Aduunka oo Asmara Kusoo Qulqulaya.

Madaxwaynaha Eritrea oo Mashquulku Ah Safaaradaha Aduunka oo Asmara Kusoo Qulqulaya.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA uga faalooda dhinaca siyaasada wadamada Africa ayaa sheegaya in wadanka Eritrea uu yahay wadanka maanta dunidu ay tartanka ugu badan […]

 
 

Dawlada Soomaaliya oo Qorshaynaysa Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab.

Dawlada Soomaaliya oo Qorshaynaysa Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab.

Madaxda Maamul-goboleedyada iyo dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku heshiiyeen shir at maaml ka hor ku yeesheen magaalada Muqdisho qaab dhismeedka iyo isku dhafka ciidan qaran […]

 
 

Maraykanka & Taliyeyaasha 40 Wadan oo African Ah oo Germany Shir Ku Yeeshay.

Maraykanka & Taliyeyaasha 40 Wadan oo African Ah oo Germany Shir Ku Yeeshay.

Shirweyne ay soo diyaariyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaabilsan qaarada Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa ka furmay Magaalada Stuttgart ee dalka Germany. Saraakiisha Maraykanka […]

 
 

Egypt to establish military base in Eritrea : Oromia Press

Egypt to establish military base in Eritrea : Oromia Press

Officials from the opposition group, quoting “reliable” sources in Eritrea, claimed Asmara has allowed Cairo to acquire a military base in Nora locality at the […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Kenyawi.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Kenyawi.
 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan.  

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay