Archive for: April, 2017

Abraham Woldu oo Labadalay & tliska Wayaanaha oo Qoorta Iskula Jira.

Abraham Woldu oo Labadalay & tliska Wayaanaha oo Qoorta Iskula Jira.

Wargayska caanka ah ee African Intelligence ayaa maqaal dheer ka qoray arimaha wadanka Itoobiya wuxuuna joornaalku bogiisa hore kuqoray in taliska wayaanuhu uu qoorta iskula […]

 
 

Xidhiidhka Kadhaxeeya Al-shabaab & Itoobiya oo Soo Shaac Baxay.

Xidhiidhka Kadhaxeeya Al-shabaab & Itoobiya oo Soo Shaac Baxay.

Wararka ka imanaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu soo shaac baxay shakigii xukuumada wayaanaha laga qabay ee ahaa in ay xidhiidh dhaw laleeyihiin […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidamada Jabhada OLF oo Argagax Galiyay Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidamada Jabhada OLF oo Argagax Galiyay Gumaysiga Itoobiya.

 

 
 

Tirada & Qaab-Dhismeedka Ciidanka Soomaaliya.

Tirada & Qaab-Dhismeedka Ciidanka Soomaaliya.

Shir ay ku yeesheen magaaladda Muqdisho La taliyayaal Dhinacyada Siyaasadda iyo amniga ee dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul goboleedyadda intii u dhaxaysay 15-16 bishan April […]

 
 

Baarlamaanka UK oo Lafilayo In Ay U Codeeyaan Qorshaha Theresa May.

Baarlamaanka UK oo Lafilayo In Ay U Codeeyaan Qorshaha Theresa May.

Waxaa la filayaa in Ra’ayi aruurinta hordhac ah ay horseedo in la helo saddex meelood laba aqlabiyada guud ee loo baahanyahay in la qabto doorashada […]

 
 

Maraykanka oo Masaafurinaya Soomaali Badan.

Republican presidential candidate Donald Trump speaks during a campaign rally at Merrill Auditorium, Thursday, Aug. 4, 2016, in Portland, Main (AP Photo/Evan Vucci)

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 5 kun oo Soomaali ah laga masaafurin doono Maraykanka, kuwaas oo dib loogu soo celin doono dalka Soomaaliya. Brendan Raedy, […]

 
 

Roobabkii Guga oo Meelo Badan oo Ogadenia Ah Kacurtay & Shacabka oo Kudiirsaday.

Roobabkii Guga oo Meelo Badan oo Ogadenia Ah Kacurtay & Shacabka oo Kudiirsaday.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in qaybo kamid ah Ogadenia uu ka curtay roobkii guga oo aad loogu baahnaa, sida warkusheegayo roobka […]

 
 

Shacab Lagu Xidh Xidhay Magaalada Dhagaxbuur Ee Gobolka Jarar.

Shacab Lagu Xidh Xidhay Magaalada Dhagaxbuur Ee Gobolka Jarar.

Wararka naga soo gaadhaya magalaada Dhagaxbuur ee gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ldhalinyaro Lagu xidh xidhay magaalada Dhagaxbuur. Dhalinyaradan ayaa waxaa naloogu sheegay in ay […]

 
 

Warshado Albaabada Laysugu Dhuftay Itoobiya & Lacagtii Adkayd oo Wadanka Lagawaayay.

Warshado Albaabada Laysugu Dhuftay Itoobiya & Lacagtii Adkayd oo Wadanka Lagawaayay.

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xaalada wadanku uu kujiro ay tahay mid aad uliidata oo ay […]

 
 

Ciidamo Lasoo Dhoobay Magaalada Addis Ababa & Xaalada oo Aad Ukacsan.

Ciidamo Lasoo Dhoobay Magaalada Addis Ababa & Xaalada oo Aad Ukacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya ciidamo aad ubadan oo kuwa wayaanaha ah oo lagu soo daadiyay magaalada […]

 
 

Ethiopia’s Bloody Crackdown: The Case for International Justice.

Ethiopia’s Bloody Crackdown: The Case for International Justice.

Ethiopian security forces gunned down at least 100 people a week ago in the bloodiest weekend in the ninth month of anti-government protests. Unlike previous […]

 
 

Ra’iisul-Wasaaraha Britain oo Soo Jeedisay In Doorasho Deg Deg Ah Laqabto.

Ra’iisul-Wasaaraha Britain oo Soo Jeedisay In Doorasho Deg Deg Ah Laqabto.

Ra’iisal wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal lagu hirgalinayo doorasho wakhtigeedi laga soo hormariyay oo dhacda 8 Juun. Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegtay […]

 
 

Maraykanka oo Beeniyay In Ay Weerar Duqayn Ah Soomaaliya Ka Fuliyeen.

Maraykanka oo Beeniyay In Ay Weerar Duqayn Ah Soomaaliya Ka Fuliyeen.

Taliska howlgalka Mareykanka ee Qaarada Africa ayaa sheegay in aysan duqeyn ka fulinin diyaarada militeriga Mareykanka koonfurta Soomaaliya 14-kii bishan April. Warbaahinta qaar ayaa wariyay […]

 
 

Ethiopia rejects UN investigation over protest deaths

Ethiopia rejects UN investigation over protest deaths

Ethiopia’s prime minister has for the first time rejected calls by the UN and EU for independent investigations into the deaths of hundreds of people […]

 
 

Minneapolis: Nin Sheegtay In uu Shareecada Dhaqan Gelinayo

Minneapolis: Nin Sheegtay In uu Shareecada Dhaqan Gelinayo

Magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa ka jira nin sheegtey in uu dadka kala taliya xumaha, balse ay bulshada iyo hoggaanka Muslimiinta ah, qaasatan […]

 
 

Daawo: Abwaan Mohamud Jaango & Habeenkii Hidaha & Dhaqanka Ogadenya.

Daawo: Abwaan Mohamud Jaango & Habeenkii Hidaha & Dhaqanka Ogadenya.
 
 

Kooxda TPLF oo Maqale Shir Uga Socdo & Ismariwaa Hadheeyay.

Kooxda TPLF oo Maqale Shir Uga Socdo & Ismariwaa Hadheeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay kujirto shir albaabadu uxidhan yihiin oo baryihii […]

 
 

Dagaal Lagu Hoobtay oo Kadhacay Xuduuda Oromia & Canfarta.

Dagaal Lagu Hoobtay oo Kadhacay Xuduuda Oromia & Canfarta.

War goordhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya dagaal xoogan oo faraha laysula tagay oo dhex maray labo maleeshiyo oo kasoo kala jeeda qoomiyadaha Oromada iyo Canfarta. […]

 
 

“We Can’t Protest So We Pray” Anguish in Amhara During Ethiopia’s State of Emergency.

“We Can’t Protest So We Pray” Anguish in Amhara During Ethiopia’s State of Emergency.

By James Jeffrey • BAHIR DAR, (IPS) • April 17, 2017 Woman and child outside a Gonder church with crosses marked in ash on foreheads. […]

 
 

Natiijada Aftidii Dastuurka ee Turkiga oo Guushu Raacday Madaxwayne Erdogen.

Natiijada Aftidii Dastuurka ee Turkiga oo Guushu Raacday Madaxwayne Erdogen.

Madaxweynaha Turkiga Rajab Erdogen ayaa sheegay in xisbigiisu ku guulaystay aftidii dadweyne ee ka dhacday dalkaasii oo lagu bedelayo dastuurka dalkaasi, si awood dheeraad ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay