Archive for: May, 2017

Ilays TV Tvga Qaranka Ogadenya oo Lagu soo Qaatay Barnaamijyo Xiiso Badan Wararkii Ogadenya & Geeska Afrika.

Ilays TV Tvga Qaranka Ogadenya oo Lagu soo Qaatay Barnaamijyo Xiiso Badan Wararkii Ogadenya & Geeska Afrika.
 
 

Deg Deg: Khadkii Internet-ka Itoobiya oo Lajaray Sababta.

Deg Deg: Khadkii Internet-ka Itoobiya oo Lajaray Sababta.

War deg deg ah oo hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in guud ahaan la jaray khadkii Internet-ka ee wadanka gumaysiga Itoobiya, sida xogtu ay muujinayso […]

 
 

Sarkaal ka Tirsanaa al-Shabaab oo Dowaldda Soomaliya Isu Soo Dhiibay

Sarkaal ka Tirsanaa al-Shabaab oo Dowaldda Soomaliya Isu Soo Dhiibay

Wasiirka Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa bartiisa Twitterka ku qorey warkan. Wasiirka ayaa sheegay in Bishaar Muumin Faarax oo ahaa […]

 
 

Deg Deg: Saraakiil Wayaanaha Katirsan Oo Gobolka Axmaarada Lagu Khaarajiyay.

Deg Deg: Saraakiil Wayaanaha Katirsan Oo Gobolka Axmaarada Lagu Khaarajiyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya saraakiil katirsan katirsan ciidanka wayaanaha oo lagu khaarajiyay Gobolka ay kacdoonadu hadheeyeen ee Axmaarada. […]

 
 

Ururka Xuquuqul Insaanka Itoobiya oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Ururka Xuquuqul Insaanka Itoobiya oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Ururka xuquuqda aadamaha ee Itoobiya ayaa soosaaray warbixin aad udheer oo ay kaga hadleen xaalada bini’aadamnimo ee wadanka gumaysiga Itoobiya. Warbixintan oo aad udheerayd ayaa […]

 
 

Daawo: Sanad Guuradii 26 aad Ee Tigarayga oo Loo Gole Baneeyay Wax Kasoo Qayb Galana La Waayay.

Daawo: Sanad Guuradii 26 aad Ee Tigarayga oo Loo Gole Baneeyay Wax Kasoo Qayb Galana La Waayay.
 
 

MW. Farmaajo oo Gudi Qiimayn Ah U Magacaabay Xaalada Jeelka Dhexe ee Muqdisho.

MW. Farmaajo oo Gudi Qiimayn Ah U Magacaabay Xaalada Jeelka Dhexe ee Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddi iyo khubaro u saaray  inay soo qiimeeyaan Xaaladaha nololeed iyo tiro koobka guud ee maxaabiista ku jirta Xabsiga […]

 
 

Diyaarad Yar oo Ku Dhacday Garoonka Muqdisho.

Diyaarad Yar oo Ku Dhacday Garoonka Muqdisho.

Wararka naga soo gaadhaya caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad yar oo ay la socdeen afar qof ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha […]

 
 

Agaasinkii Warfaafinta ee Aqalka Cad ee Maraykanka oo Iscasilay.

Agaasinkii Warfaafinta ee Aqalka Cad ee Maraykanka oo Iscasilay.

Agaasimihii Warfaafinta u qaabilsanaa Aqalka Cad eelooga arimiyo dalka Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkii iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo magacaabay. Mr. Dubke […]

 
 

Itoobiya oo Dayntii Abid Ugu Badnayd Lagu Yeeshay & Wadanka oo Xaraash Qarka Usaaran.

Itoobiya oo Dayntii Abid Ugu Badnayd Lagu Yeeshay & Wadanka oo Xaraash Qarka Usaaran.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA uga soowarama wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in wadanka Itoobiya lagu yeeshay dayntii abid ugu badnayd ee lagu yeesho wadanka kuyaala […]

 
 

Wargaysyada Turkiga oo Wax Kaqoray Xaalada Muslimiinta Itoobiya.

Wargaysyada Turkiga oo Wax Kaqoray Xaalada Muslimiinta Itoobiya.

Qaar kamid ah warbaahinta wadanka turkiga oo kadayriyay xaalada muslimiinta kudhaqan wadanka gumaysiga Itoobiya. 2 wargays oo kasoo baxa wadanka Turkiga ayaa maalin nimadii shalay […]

 
 

The Crisis of Leadership and Legitimacy within Ethiopia’s TPLF Minority Regime.

The Crisis of Leadership and Legitimacy within Ethiopia’s TPLF Minority Regime.

Ever since the death of the late TPLF chairman and Prime Minister, Meles Zenawi, the Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF) has lacked a similarly dominant […]

 
 

Farmaajo oo Sheegay In Dagaalada Dib U Heshiisiin Looga Gudbi Karo.

Farmaajo oo Sheegay In Dagaalada Dib U Heshiisiin Looga Gudbi Karo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in colaadda iyo dagaallada Soomaaliya looga gudbi karo dib u heshiisiin dhab ah hadii lahelo. Madaxweynaha ayaa hadalkan […]

 
 

Angela Merkel oo Sheegtay Inay Yurub Isku Tashato.

Angela Merkel oo Sheegtay Inay Yurub Isku Tashato.

Angela Merkel, Haweenayda Hogaamisa dalka Germany ayaa sheegtay in la gaadhay xiligii ay isku tashan lahayd qaarada Yurub, kadib shirkii G7 ee kusoo dhamaaday fashilka. […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Boqolaal Dad Ah Ku Dilay Dalka Yemen.

Cudurka Daacuunka oo Boqolaal Dad Ah Ku Dilay Dalka Yemen.

Sida ay tabinayaan wakaaladaha wararka ee caalamiga ah ayaa sheegaya in tirada dhimashada dadka u dhintay cudurka daacuun caloolaha ama shuban biyoodka ee ka dilaacay […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan oo Laguso Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan oo Laguso Qaatay.

Daawadayaal waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadii kala duwanaa ee Ilays TV oo lagu soo qaatay qodobo xiiso badan waraysiyo iyo barnaamijyo muhiim ah. Hoos ka […]

 
 

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo isku raacey 19 hindise sharciyeed oo Baarlamaanka loo gudbinaayo.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo isku raacey 19 hindise sharciyeed oo Baarlamaanka loo gudbinaayo.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled […]

 
 

Daawo: Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Ogadenya UHO oo Laga Waraystay Ilays TV.

Daawo: Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Ogadenya UHO oo Laga Waraystay Ilays TV.

   

 
 

Kud Kaguur oo Qanje Uguur Genaral Abraha oo Xilkii Kuwareejiyay Nin Kasiidaran.

Kud Kaguur oo Qanje Uguur Genaral Abraha oo Xilkii Kuwareejiyay Nin Kasiidaran.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay saraakiisha wayaanaha Ogadenia wakiilka uga ah xilkii kula […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Maalinta Gimbot 20 Kala Kulmay Waji Gabax Wayn.

Taliska Wayaanaha oo Maalinta Gimbot 20 Kala Kulmay Waji Gabax Wayn.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay maalin nimadii shalay taliska wayaanaha u ahayd maalin aad u adag oo aan soomarin mudadii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay