Archive for: May, 2017

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraca Pretoria oo Kulan Isugu Yimaaday.

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraca Pretoria oo Kulan Isugu Yimaaday.

Waxaa kulan isugu yimid ururka haweenka Ogadenya (UHO) Faraca wadanka koonfur Afrika gaar ahaan pretoria. Kulankan oo ahaa mid abaabul iyo wacyi galin ah waxaana […]

 
 

Roobabkii Guga oo Qaybo Kamid Ah Ogadenia Dhibaatooyin Kagaystay.

Roobabkii Guga oo Qaybo Kamid Ah Ogadenia Dhibaatooyin Kagaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin ay roobabkii gugu ugaysteen dadka iyo duunyada kudhaqan wadanka Ogadenia. Dadka ree Ogadenia oo mudo aad […]

 
 

Gobolka Binshangul oo Nooc Cusub oo Dagaal Uu Kabilowday + Faahfaahin

Gobolka Binshangul oo Nooc Cusub oo Dagaal Uu Kabilowday + Faahfaahin

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Binshangul ee wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dil iyo dhaawac loogu gaystay qaar kamid ah ciidamada gumaysiga Itoobiya ee […]

 
 

Kooxda TPLF oo Kufashilantay Kulan Ay Donayeen In Ay Laqaataan Shacabka Oromada & Axmaarada.

Kooxda TPLF oo Kufashilantay Kulan Ay Donayeen In Ay Laqaataan Shacabka Oromada & Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ee talada wadanka xooga kuhaysata ay ku fashilmeen qorshe ay doonayeen in ay […]

 
 

Kalfadhigii 1aad Ee Aqalka Sare Ee Somaliya oo La soo Xidhay.

Kalfadhigii 1aad Ee Aqalka Sare Ee Somaliya oo La soo Xidhay.

Waxaa lasoo xidhay kalfadhigii 1aad ee xildhibaanada baarlamaanka aqalka sare ee Soomlaiya, kadib kulankii 28aad oo ay yeesheen. Guddoomiyaha ayaa khudbad uu ka jeediyay xidhitaanka […]

 
 

Ismaaciil Haniya oo Loo Doortay Inuu Noqdo Hogaamiyaha Ururka Xamaas.

Ismaaciil Haniya oo Loo Doortay Inuu Noqdo Hogaamiyaha Ururka Xamaas.

Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa shaaca ka qaaday in Ismaaciil Haniya loo doortay hogaamiyaha guud ee dhaqdhaqaaqaasi. Waxa uu xilka kala wareegayaa Khaalid Mishcal oo […]

 
 

U.N. renews calls to investigate deadly anti-government protests in Ethiopia.

U.N. renews calls to investigate deadly anti-government protests in Ethiopia.

The U.N. has renewed calls to the Ethiopian government to let human rights officials conduct independent investigations into allegations of abuses by security forces against […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Minnesota iyo Maamul Cusub oo loo doortay Jaaliyada.

Shirkii Jaaliyada Minnesota iyo Maamul Cusub oo loo doortay Jaaliyada.

Waxaa maanta oo Sabti ah isugu yimid shir jaaliyada Ogaadeeniya ee gobalka Minnesota. Shirkan oo ahaa kii bilaha ee jaaliyada ayaa wuxuu ka dhacay xafiiska […]

 
 

Shir Balaadhan Oo Maanta ka Dhacay Magaalada Nairobi iyo Masuuliin Kaqayb Galay + Sawiro

Shir Balaadhan Oo Maanta ka Dhacay Magaalada Nairobi iyo Masuuliin Kaqayb Galay + Sawiro

Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa ka dhacay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen xubno iyo taageerayaal farbadan kuwaasi oo kala kala yimid […]

 
 

Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee Sweden oo ka qaybgashay bandhig dhaqameed wadamada aduunka(Sawiro)

Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee Sweden oo ka qaybgashay bandhig dhaqameed wadamada aduunka(Sawiro)

Jaaliyadda Soomalida Ogadenia ee Sweden gaar ahaan faraca Hallstahammar oo ka qaybgalay bandhig dhaqameed wadamada aduunka ku soo bandhigayeen  wadan walba dhaqankiisa iyo cuntooyinka dhaqanka […]

 
 

Daawo: TVga Oromada Ee ONN oo waraysiyo la yeeshay Masuuliyiin Kamid Ah JWXO.

Daawo: TVga Oromada Ee ONN oo waraysiyo la yeeshay Masuuliyiin Kamid Ah JWXO.

Tvga Oromada ee Oromo News Network ayaa wuxuu waraysi la yeeshay masuuliyiin ka mid ah  Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogadenya ONLF. Hadaba waxaad hoos ka daawataa […]

 
 

Daawo: Heestii “Gaa Gaabta” & Codkii Al-Fanaan Mohamed Alta.

Daawo: Heestii “Gaa Gaabta” & Codkii Al-Fanaan Mohamed Alta.

Waxaad todobaad waliba nooga barateen idin lawadaagno hees ama dhaanto wadani ah hadaba waxaan todobaadkan idiin soo xullay heestii ” Gaa gaabta” iyo codkii Fanaanka […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ciidanka gumaysatada ah ee Itoobiya ay tacadiyo kala duwan ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan wadanka […]

 
 

Deg Deg: Taliska Woyaanaha oo Ku Guulaystay Shirqoolo uu Kawado Gobolka Canfarta.

Deg Deg: Taliska Woyaanaha oo Ku Guulaystay Shirqoolo uu Kawado Gobolka Canfarta.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Canfarta ee gacanta Gumaysiga Wayaanaha kujira ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu ku guulaystay colaad qabiil oo bilihii ugu dambeeyayba […]

 
 

Wadayaasha Gaadiidka Dadwaynaha oo Shaqo Joojin Sameeyay Guud Ahaa Itoobiya.

Wadayaasha Gaadiidka Dadwaynaha oo Shaqo Joojin Sameeyay Guud Ahaa Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay shaqa joojin sameeyeen dhamaan wadayaashii tagaasida gaar ahaan kuwa kusugan magaalooyinka waawayn ee wadanka. […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Jarmalka oo Digniin & Talooyin Siiyay Taliska Wayaanaha.

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Jarmalka oo Digniin & Talooyin Siiyay Taliska Wayaanaha.

Wasiirka Arimaha Dibada ee wadanka Germany oo dhawaan socdaal kutagay wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa waraysi uu bixiyay taliska wayaanaha uga digay in uu siihayo wado […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Aqbalay Xil Kaqaadista Hanti-Dhawrka Qaranka.

Madaxwayne Farmaajo oo Aqbalay Xil Kaqaadista Hanti-Dhawrka Qaranka.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii hanti-dhawrka guud ee ay habeen hore ku sameeyeen golaha […]

 
 

Askari Maraykan Ah oo Soomaaliya Lagu Dilay & Labo Kale oo Lagu Dhaawacay.

Askari Maraykan Ah oo Soomaaliya Lagu Dilay & Labo Kale oo Lagu Dhaawacay.

Hogaaminta Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan ayaa sheegaya in askari kamid ah ciidamadooda khaaska ah ee sida gaarka ah u taba baran lagu dilay […]

 
 

U.N. human rights chief pushes for inquiry into Ethiopia unrest.

U.N. human rights chief pushes for inquiry into Ethiopia unrest.

The United Nations human rights chief said on Thursday he would push Ethiopia to allow his agency to investigate rights abuses during months of unrest […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Yamen oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid Maanta.

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Yamen oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid Maanta.

Waxaa maanta isugu yimaaday kulankoodii caadiga ahaa jaaliyada Ogadenya wadanka Yamen kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan xubnaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay