Archive for: May, 2017

Jaaliyada Ogadenia Ee Al-xasa oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Jaaliyada Ogadenia Ee Al-xasa oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 5/5/17 waxaa magaalada Al-xasa ee wadanka Boqortooyada Sucuudiga kaqabsoomay kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Ogadenia ee […]

 
 

Dowlada Maraykanka oo Aad Udhintay Caydhii Ay Itoobiya Siin Jirtay.

Dowlada Maraykanka oo Aad Udhintay Caydhii Ay Itoobiya Siin Jirtay.

Sida intiinii lasocotay aan idiin soo gudbinay dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay aad udhimi doonto dhaqaalaha ay siiso xukuumada gumaysiga Itoobiya ee dadcun nimada […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafa Xaaji Ismaaciil & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafa Xaaji Ismaaciil & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Aas Qaran oo Loo Sameeyay Wasiirkii Hawlaha Guud ee Soomaaliya.

Aas Qaran oo Loo Sameeyay Wasiirkii Hawlaha Guud ee Soomaaliya.

Madaxda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay  Salaada Janaasada  oo lagu tukaday Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas C/laahi Siraaji oo habeen hore lagu dilay is-rasaasayn dhexmartay […]

 
 

Hanti-Dhowrkii Guud ee Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday Kadib Dilkii Wasiir Cabbaas.

Hanti-Dhowrkii Guud ee Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday Kadib Dilkii Wasiir Cabbaas.

Gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay si qota dheer uga wada hadleen dilkii […]

 
 

Ethiopia: A dozen journalists remain detained on world press freedom day.

Ethiopia: A dozen journalists remain detained on world press freedom day.

The Ethiopian regime, the third worst jailer of journalists in the world, continue to detain bloggers and journalists under trumped up charges of terrorism on […]

 
 

Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyo kala duwanaa ee ilays tv oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan iyo wararkii Ogadenya iyo geeska Afrika. Hoos Ka Daawo. […]

 
 

Dhagayso: Q2aad Ee Waraysigii Hogaanka Warfaafinta JWXO.

Dhagayso: Q2aad Ee Waraysigii Hogaanka Warfaafinta JWXO.

Sida intiinii dhagaysatay waxaa horaantii todobaadkan aan idiin soodaynay waraysi dhinacyo badan taabanayay oo ideecada caalamiga ah ee BNN ay layeelatahay Hogaanka Warfaafinta Jabhada Wadaniga […]

 
 

Taliyihii Booliska Bahardar & Xubno Kale oo Laxidhay, Ogow Sababta.

Taliyihii Booliska Bahardar & Xubno Kale oo Laxidhay, Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in xabsiga lootaxaabay taliyihii Booliiska magaalada Bahardar iyo 6 kamid ah ciidanka Booliiska […]

 
 

Itoobiya oo Malaayin Lacag Ah Hubsiisatay & Dadkeedii oo Macaluul Kuhabsatay.

Itoobiya oo Malaayin Lacag Ah Hubsiisatay & Dadkeedii oo Macaluul Kuhabsatay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu lasoo dagay qalab dagaal oo aad ubadan, qalabkan dagaalka oo malaayiin doler […]

 
 

Trump oo Doonaya In uu Kulan Layeesho Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Trump oo Doonaya In uu Kulan Layeesho Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Mudo yar uun kadib marki uu ku celceliyey in uu ka fakarayo tallaabo millatari oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, ayuu madaxweyne Donald Trump sheegay […]

 
 

Madaxda Ruushka & Maraykanka oo Khadka Taleefanka Kuwada Hadlay.

Madaxda Ruushka & Maraykanka oo Khadka Taleefanka Kuwada Hadlay.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo Madaxwaynaha Ruushka Vladamir Putin oo khadka telefoonka kuwada xidhiidhay ayaa ka wada xaajooday dejinta xaalada cakiran ee gacanka Kuuriya iyo […]

 
 

Gondar: Three regime soldiers killed in ambush.

Gondar: Three regime soldiers killed in ambush.

Reports reaching from Gondar say at least three soldiers were killed on Tuesday as their convoy came under attack in Addis Zemen near Metmiku Yohannes […]

 
 

Deg Deg: Wasiirki Howlaha Guud ee Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Dilay.

Deg Deg: Wasiirki Howlaha Guud ee Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Dilay.

Wasiirki Howlaha Guud ee Dowladda Soomaaliya ayaa  fiidnimadii caawa lagu diley magaalada Muqdisho. Cabbaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji oo kamid ahaa dhalinyaradii ku korey xerada Dhadhaab […]

 
 

Hay’ada MSF oo Tiro Koob Kusamaysay Dadka Uu Daacuunku Ogadenia Kulaayay.

Hay’ada MSF oo Tiro Koob Kusamaysay Dadka Uu Daacuunku Ogadenia Kulaayay.

Wararka naga soo gaadhaya Wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in dad aad ubadan uu baabi’iyay cudurka Daacaanka oo bilihii lasoo dhaafay faro ba’an kuhayay wadanka Ogadenia, […]

 
 

Kulan Ay Isugu Yimaaday Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraca K/Afrika Oo Ka Dhacay Johanesburg.

Kulan Ay Isugu Yimaaday Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraca K/Afrika Oo Ka Dhacay Johanesburg.

Shir ay si habsami leh usoo abaabuleen Maamulka ururka haweenka Ogadenya (UHO) faraciisa wadanka Koonfur Afrika ayaa ka dhacay Xafiiska Jaaliyada Ogadenya ee Magaalada Johanesburg […]

 
 

Dagaalo Kadhacay Woqooyiga Gonder oo Ay Kacdoon Wayaashu Guulo Kasheegteen..

Dagaalo Kadhacay Woqooyiga Gonder oo Ay Kacdoon Wayaashu Guulo Kasheegteen..

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in sadex fadhiisin oo ciidanka wayaanuhu kulahaayeen woqooyiga Gonder la weeraray habeenimadii xalay ahayd. […]

 
 

Weerarada Budhcad-Badeedda Galbeedka Afrika oo Laba Jibaarmay.

Weerarada Budhcad-Badeedda Galbeedka Afrika oo Laba Jibaarmay.

Weerarada hubeysan ee lagu qaaday maraakiibta maraya badaha Galbeedka Afrika ayaa laba jibaarmay, sanadkii la soo dhaafay. Budhcad badeedda ayaa sare u qaaday weerarada ka […]

 
 

Dowlada UK oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Ogadenia & Itoobiya.

Dowlada UK oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Ogadenia & Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska ayaa maalinnimadii shalay soosaartay digniin ay muwaadiniin teeda uga digayso guud ahaa wadanka Itoobiya oo ay Wasaaradu kusheegtay wadanka […]

 
 

Halgamadu Marxaladdaha Ay Galaan Marka ay Guusha kama Dambeysta Ah ku Dhawaadaan Q. 1aad By Barkhad Ibrahim.

Halgamadu Marxaladdaha Ay Galaan Marka ay Guusha kama Dambeysta Ah ku Dhawaadaan Q. 1aad By Barkhad Ibrahim.

Halgan gobonimo doon ah wuxuu yimaada marka gumeyste jiro wuxuuna maraa marxalado iyo habab kala duwan balse dhamaantod isla waayo halgan ah, marxalad kasta oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay