Archive for: May, 2017

Ethiopia: UNPO calls gov’t rights commission partial

Ethiopia: UNPO calls gov’t rights commission partial

The Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) said the report by the Ethiopian Human Rights Commission regarding the deadly anti-government protests in the country misrepresents […]

 
 

Xidhay Baahsan oo Kadhacay Gobolka Nogob ee Wadanka Ogadenia.

Xidhay Baahsan oo Kadhacay Gobolka Nogob ee Wadanka Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo loogaystay dadka shacabka ah ee kudhaqan deegaano kamid ah Gobolka […]

 
 

Akhriso Khudbadii 2aad ee Mudane Maaday Kajeediyay Kalfadhigii 16aad Ee Looga Hadlayay Dadyowga Dulman NY.

Akhriso Khudbadii 2aad ee Mudane Maaday Kajeediyay Kalfadhigii 16aad Ee Looga Hadlayay Dadyowga Dulman NY.

Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi ayaa marlabaad kudbad taariikhi ah kasoo jeediyay kalfadhigii 16aad ee dadyowga lagumaysto kaas oo baryihii ugu dambeeyay kasocday magaalada New York […]

 
 

Dhalinta Axmaarada oo Kuhanjabtay In Ay Isqarxinayaan & Wayaanaha oo Argagaxay.

Dhalinta Axmaarada oo Kuhanjabtay In Ay Isqarxinayaan & Wayaanaha oo Argagaxay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in khal khalkii ugu badnaa uu kataagan yahay guud ahaan Gobolka Axmaarada gaara ahaan […]

 
 

Daawo: Hees Cusub “Xubinkaa” Kooxda Horseed Qaran Ogadenya Ee Wadanka Yamen.

Daawo: Hees Cusub “Xubinkaa” Kooxda Horseed Qaran Ogadenya Ee Wadanka Yamen.

Kooxda Horseed Qaran oo ah koox faneed ka dhisan dalka Yamen ayaa ah koox heegan ah oo ku luuqaysa dhaantooyinka iyo heesaha wadaniga ah waxayna […]

 
 

Dagaal Kadhacay Gobolka Shawa oo Ciidanka Wayaanaha Lagu Wiiqay.

Dagaal Kadhacay Gobolka Shawa oo Ciidanka Wayaanaha Lagu Wiiqay.

Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Shawa ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in dagaalo culus oo udhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidanka wayaanaha ay kadhaceen deegaano […]

 
 

Kullan Loogu Gogol-Xaadhayo Shirka London oo Muqdisho Ka Dhacay.

Kullan Loogu Gogol-Xaadhayo Shirka London oo Muqdisho Ka Dhacay.

Magaaladda Muqdisho waxaa ka socda Kullan heer sare  ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya saaxiibada beesha caalamka kaasi oo looga hadlayo Shirweynaha London ee arrimaha […]

 
 

Wadanka Jarmalka oo Soomaaliya Ugu Deeqay 70 Milyan oo Euro.

Wadanka Jarmalka oo Soomaaliya Ugu Deeqay 70 Milyan oo Euro.

Booqasho aan la sii shaacin ayuu Ra’isul Wasaare K/xigeenka Dalka Jarmalka Signar Gabriel uu ku yimid Magaaladda Muqdisho, wuxuu ku dhawaaqay Deeq lacageed oo gaadhaysa […]

 
 

The End of Foreign Aid As We Know It.

The End of Foreign Aid As We Know It.

President Donald Trump’s vow to put “America first” includes a plan to drastically cut assistance to developing countries and merge the State Department with USAID, […]

 
 

Gudiga JOKA Iyo Hogaanka Arimaha Jaaliyadaha JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Yeeshay.

Gudiga JOKA Iyo Hogaanka Arimaha Jaaliyadaha JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Yeeshay.

Shir si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay isugu yimaadeen wax garadka iyo gudiga jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Koonfur Afrika ayaa ku qabsoomay Xafiiska […]

 
 

Kulan Ay Yeesheen Faracyada JABSO Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Kulan Ay Yeesheen Faracyada JABSO Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Shalay oo Axad ahayd waxaa kulan balaadhan isugu yimid Gudiyada Faracyada Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee kadhisan Gaarissa, Xagardheere, Ifo iyo Dhagaxlay. Waxaana kulanka soo xaadiray […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Goma-gofa Raashin Kadhacay & Kacdoon Kadhashay.

Ciidanka Gumaysiga oo Goma-gofa Raashin Kadhacay & Kacdoon Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Goma-gofa ee Gobolka Shucuubta Koonfureed ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in maamulku sheega Gobolka iyo ciidanka Wayaanuhu ay siwada jir […]

 
 

Kooxda TPLF oo Xaflad Kuqabatay Bahardar & Weerar Culus oo Lala Beegsaday.

Kooxda TPLF oo Xaflad Kuqabatay Bahardar & Weerar Culus oo Lala Beegsaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya weerar culus oo kadhacay goob ay kooxda TPLF tu doonaysay in ay kuqabsadaan […]

 
 

QM oo ku Tilmaamay shirka London ee Arimaha Soomaaliya Mid Muhiim Ah.

QM oo ku Tilmaamay shirka London ee Arimaha Soomaaliya Mid Muhiim Ah.

Ergayga Gaarka ee Qaramada Mioobay (QM) u qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya, Michel Keating, ayaa sheegay in shirka London Somali Conference uu muhiim gaar ah u […]

 
 

Maraakiibta Dagaalka ee Shiinaha oo Gaadhay Dalka Philippines.

Maraakiibta Dagaalka ee Shiinaha oo Gaadhay Dalka Philippines.

Maraakiibta dagaalka Shiinaha ayaa gaadhay dalka Philippine markii ugu horraysay muddo todoba sanadood ah, iyadoo dalka Philippine damacsanyahay in uu hagaajiyo xidhiidhka uu la leeyahay […]

 
 

Bomb blasts rocked a music concert in Bahir Dar.

Bomb blasts rocked a music concert in Bahir Dar.

Girma Alemu At a concert organized in Bahir Dar as a promotional effort to change the name of ‘Dashen Beer’ to ‘Baleageru Beer’ was disrupted […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay