Archive for: May, 2017

Gen. Masho, Highly Corrupt Military Officer, Took over as the Leader of the Eastern Command.

Gen. Masho, Highly Corrupt Military Officer, Took over as the Leader of the Eastern Command.

The Easter Command Center of the Ethiopian Military is an active participant in the fight against, ONLF. The former chief of the command, Gen. Abraha […]

 
 

RW KHayre ee Lakulmay Danjireyaasha Beesha Caalamka.

RW KHayre ee Lakulmay Danjireyaasha Beesha Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla […]

 
 

Dagaal Culus oo Dhexmaray Daacish & Militariga Filibiin.

Dagaal Culus oo Dhexmaray Daacish & Militariga Filibiin.

Waxaa sii kordheysa tiradda dadka ku dhintay dagaalka ka socda magaalada Marawi ee koonfurta dalka Filibiin. Deegaankaasi oo ay qabsatay koox taageersan maleeshiyada Daacish. Madaxweynaha […]

 
 

Faallo: Heshiiska ONLF & Gimpot 7 ee Germany oo Sidaa ku Hirgalay, Waa Dhamaadka Taliska Woyaanaha! By- Xaaji M/rashiid.

Faallo: Heshiiska ONLF & Gimpot 7  ee Germany oo Sidaa ku Hirgalay, Waa Dhamaadka Taliska Woyaanaha! By- Xaaji M/rashiid.

Halgamayaal Rag iyo Dumarba meel aad kala joogaanba idiin ma sheegi doono wax cusub oydaan ogayn, laakiin waxaa wanaagsan in markay wax kusoo kordhaan saaxada […]

 
 

Daawo: Kuwa Calanka Noo Sida Codkii Fardawsa Gaashaan & Ciidanka JWXO.

Daawo: Kuwa Calanka Noo Sida Codkii Fardawsa Gaashaan & Ciidanka JWXO.
 
 

Kacdoonkii Oromia oo Sii Xoogaystay & TPLF oo Iskudayo Badan Samaynaysa.

Kacdoonkii Oromia oo Sii Xoogaystay & TPLF oo Iskudayo Badan Samaynaysa.

Sida intiinii lasocotayba aan idiin sootabinay waxaa maalmihii lasoo dhaafay Gobolka Oromia kasocday mudaharaadyo waawayn oo ay shacabka Oromia kaga soo horjeedaan gumaysiga uu wakhtigiisu […]

 
 

Gobolka Axmaarada oo In Latago Ay Adkaatay & TPLF oo Aar Goosatay.

Gobolka Axmaarada oo In Latago Ay Adkaatay & TPLF oo Aar Goosatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan Gobolka Xabashidu uu noqday meel aan latagi karin isla markaana uusan […]

 
 

Masar oo Weerar Aargoosi ah ka Fulisey Gudaha Liibiya.

Masar oo Weerar Aargoosi ah ka Fulisey Gudaha Liibiya.

Diyaaradaha dagaalka ee dalka Masar ayaa weerar ku qaadey Bariga dalka Libya, kadib markii koox hubeysan ay weerar ku qaadey bas ay la socdeen dad […]

 
 

Madaxwayne Trump oo Diiday Heshiiskii Isbadalka Cimilada.

Madaxwayne Trump oo Diiday Heshiiskii Isbadalka Cimilada.

Hogaamiyayaasha wadamada G7 ee dalalka hodanka ah, ayaa ku guuldaraystay in ay ku heshiiyaan qoraal wadajir ah oo ku aaddan isbedelka cimilada adduunka. Lix ka […]

 
 

Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Finland ayaa siwayn uga Qayb Qaadatay Fastival Sanadkiiba Mar Lagu Qabto Wadankaas.

Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Finland ayaa siwayn uga Qayb Qaadatay Fastival Sanadkiiba Mar Lagu Qabto Wadankaas.

Jaaliyada Ogadenya ee Wadanka Finland ayaa siwayn usoo qabanqaabisay world Villages festival oo Sanadkasta lagu qabto wadanka Finland, Jaaliyada Ayaa sidii Dhaqanka ahayd soo bandhigtay […]

 
 

Daawo: Shacabka Ogadenya oo Dacwad kaga Furay Gumaysiga Itoobiya Maxkamada Caalamiga Ah Ee ICC.

Daawo: Shacabka Ogadenya oo Dacwad kaga Furay Gumaysiga Itoobiya Maxkamada Caalamiga Ah Ee ICC.
 
 

Askari Katirsan Ciidanka Wayaanaha oo 10 Askari Goday Kudilay.

Askari Katirsan Ciidanka Wayaanaha oo 10 Askari Goday Kudilay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Goday ee xarunta Gobolka shabeelle ayaa in askari katirsanaa ciidamada wayaanaha uu maalin nimadii shalay qudha kaga jaray 10 ka […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Amaro Kala Duwan Kusoo Rogay Shacabka S.ogadenia.

Ciidanka Wayaanaha oo Amaro Kala Duwan Kusoo Rogay Shacabka S.ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu sare uqaadeen dhibaatooyinkii ay kuhayeen shacabka Soomaalida Ogadenia ee mudada dheer kuhoos jira […]

 
 

Ururka QEEROO oo Kacdoon Bilaabay Iyo Wadooyin Waawayn oo Go’an.

Ururka QEEROO oo Kacdoon Bilaabay Iyo Wadooyin Waawayn oo Go’an.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shawa ee dhulka Oromia ayaa sheegaya in ay ururka dhalinta Oromia bilaabeen banaan bax xoogan oo ay kaga soo horjeedaan […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Kulan Laqaatay Amiirka Qatar.

Madaxwayne Farmaajo oo Kulan Laqaatay Amiirka Qatar.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo gaadhay dalka Qatar ayaa kulan gaar ah la qaatey Amiirka dalka Qatar  Sh. Tamiim Bin Xaamid Al-Thani.  Madaxweynaha iyo amiirka […]

 
 

Turkiga oo Soomaaliya U Diraya Khubaro & Saraakiil Ciidan.

Turkiga oo Soomaaliya U Diraya Khubaro & Saraakiil Ciidan.

Xukuumada Turkiga ayaa shaacisay in 300 askari oo ka tirsan ciidanka oo isugu jira tababarayaal iyo ciidamo si gaar ah u tababaran ay u soo dirayaan […]

 
 

Bas Siday Dad Kasoo Jeeda Masiixida Masar oo La Weeraray.

Bas Siday Dad Kasoo Jeeda Masiixida Masar oo La Weeraray.

Koox aan haybtooda la garanaynin oo hubeysan ayaa weerar ku qaaday bas ay saarnaayeen Masiixiyiinta Qibdiga ah oo marayay gobol ku yaalla badhtamaha dalka Masar […]

 
 

Baadhitaankii FBI da oo Lugaha Lasoo Galay Wiilka uu Trump Sodoga U Yahay.

Baadhitaankii FBI da oo Lugaha Lasoo Galay Wiilka uu Trump Sodoga U Yahay.

Sida laga soo xiganayo warbaahinta Maraykanka ayaa sheegaya in baadhitaanka ay waddo hay’adda dambi-baadhista Maraykanka ee FBI ee ku aadan Ruushka ayaa cagaha la galay […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada Ogadenya Norway oo Qabsoomay Maanta.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada Ogadenya Norway oo Qabsoomay Maanta.

Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Norway ayaa waxay qabsadeen shirkoodii bilaha ahaa waxaana kasoo qayb galay xubnaha jaaliyada Ogadenya gaar ahaan faraca Oslo shirkan oo lagu […]

 
 

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Maanta Ifo Ku Qabsoomay.

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Maanta Ifo Ku Qabsoomay.

Maanta oo jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 26/5/17 waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid xubnaha faraca Muftaaxul-xoriyo ee ka howl gala xerada Ifo ee deegaanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay