Archive for: May, 2017

Faahfaahin: 4 Qof oo Ku Geeriyootay Qarixii Ka dhacay Muqdisho.

Faahfaahin: 4 Qof oo Ku Geeriyootay Qarixii Ka dhacay Muqdisho.

4 qof ayaa ku dhimatay, 10-kalana way ku dhaawacmeen Qarax xoog leh oo ka dashay gaari waxybaaha laga soo buuxiyay oo ka dhacay meel u […]

 
 

The World Health Organization (WHO) Chose a Tyrant as its Next Director General.

The World Health Organization (WHO) Chose a Tyrant as its Next Director General.

WHO elected Dr. Tedros Adhanom, the first African, as its next Director General. In doing so the organization chose to side with a tyrant and […]

 
 

Daawo: Mudaharaadyo Kasocda Dhulka Oromia & TPLF oo Ciidamo Gaysay.

Daawo: Mudaharaadyo Kasocda Dhulka Oromia & TPLF oo Ciidamo Gaysay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta Gumaysiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya in mudahaar wayn uu gil gilay qaar kamid ah magaalooyinka waawayn ee […]

 
 

Dhalintii Ugu Badnayd oo Itoobiya Isku Dishay & Xaalka oo Cakiran.

Dhalintii Ugu Badnayd oo Itoobiya Isku Dishay & Xaalka oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay guud ahaan wadanka aad ugu sii badanayaan dhalin yarada isdilaysa ama naftooda haligaysa kuwaas oo […]

 
 

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ciidamada Howl galka ka wada magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ciidamada Howl galka ka wada magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday xarunta Ciidamada wadajirka ah ee fulinaya Qorshaha Xasilinta Caasimada Muqdisho ka dib […]

 
 

Murders Enjoy Freedom, Whilst Sidama Loqee Massacre Victims Remain Without Justice As 15th Year On.

Murders Enjoy Freedom, Whilst Sidama Loqee Massacre Victims Remain Without Justice As 15th Year On.

May 24, 2017 By Denboba Natie A confirmed 69 unarmed, nonviolently marching Sidama civilians have been executed in broad day light by TPLF’s (Tigray People’s […]

 
 

Hindia oo Doonaysa Inay Xidho Daaciga Caanka ah Ee Dr. Zakir Naik.

Hindia oo Doonaysa Inay Xidho Daaciga Caanka ah Ee Dr. Zakir Naik.

Booliiska dalka India ayaa ka codsaday Hay’ada Amniga dunnida ee Interpol in loo soo gacan geliyo Wadaadka Muslimka ah ee Caanka ah Dr. Zakir Naik […]

 
 

Madaxweyne Trump oo la kulmay Maxamuud Cabbaaska Falastiniyiinta.

Madaxweyne Trump oo la kulmay Maxamuud Cabbaaska Falastiniyiinta.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga Bariga Dhaxe ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas, waxaa ayna ka wada […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub Bashiir Dhanaan Shirkii Habeenka OYSU Hidaha iyo Dhaqanka Somaliyeed Nirobi.

Daawo: Dhaanto Cusub Bashiir Dhanaan Shirkii Habeenka OYSU Hidaha iyo Dhaqanka Somaliyeed Nirobi.

Halgame Bashiir Dhanaan ayaa wuxuu ka qaaday dhaanto madashii habeenka Oysu hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed. Daawasho Wanaagsan.

 
 

UK: Weerar Bambaano oo lala beegsaday Xaflad ka dhaceysay Manchester.

UK: Weerar Bambaano oo lala beegsaday Xaflad ka dhaceysay Manchester.

Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatay Qarax lala beegsaday xaflad ka dhaceysay Stadium ku yaal magaalada Manchester habeenimadii xalay, waxaana weerarkan ku dhaawacmay dad […]

 
 

Maxaabiistii Xabsiga Maikelawi oo Loodiiday In Labooqdo.

Maxaabiistii Xabsiga Maikelawi oo Loodiiday In Labooqdo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in maamulka xabsiga Maikelawi uu is-hortaag kusameeyay dadkii booqan lahaa maxaabiista jeelka […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Tedros Adhanom oo Si Wadajira u Qabteen Amxarada, Oromada & Jaaliyada Ogadenya oo Ka Dhacay Geneva.

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Tedros Adhanom oo Si Wadajira u Qabteen Amxarada, Oromada & Jaaliyada Ogadenya oo Ka Dhacay Geneva.

Mudaaharaad ay si balaadhan usoo abaabuleen jaaliyadaha Soomaalida Ogadenya, Oromiya iyo Amxaarada ayaa kadhacay xarunta Geneve ee Qaramada Midoobay. Waxaa mudaaharaadkan looga soo hor jeeday […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Weeraray Madaraso Kutaala Gobolka Binshaangul & Xaalka Oo Qasan.

Ciidanka Gumaysiga oo Weeraray Madaraso Kutaala Gobolka Binshaangul & Xaalka Oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Assosa ee caasimada Gobolka Binshangul ayaa sheegaya in ciidanka dhaqanka xun ee wayaanuhu ay weerar kuqaadeen madaraso lagu barto diinta […]

 
 

Q2aad: Kuwa Inoo Muuqda Waxay Jilayaan Riwaayad Loo Alifay – Xuseen Noor.

Q2aad: Kuwa Inoo Muuqda Waxay Jilayaan Riwaayad Loo Alifay – Xuseen Noor.

Waxaan kusoo sheegnay Q1aad inay jirto laba nidaam oo Gumasiga uu ku maamulo shacabka iyo dalka uu gumaysto. Xukun Toos ah (Direct rule) iyo Xukun […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Kadhan Ah Wayane Adhanom oo Ka Dhacay Frunkfort, Germany..

Daawo: Mudaaharaad Kadhan Ah Wayane Adhanom oo Ka Dhacay Frunkfort, Germany..

Mudaaharaad lagaga soo horjeedo wasiir ku sheegii hore ee arimaha dibada ee Gumaysiga Itoobiya Tedros Adhanom ayaa ka dhacay wadanka Germal Magaalada Frunkfort. Mudaaharaadkan ayaa […]

 
 

Qaramada Midoobay Baaq Kasoo Saartay Xaalada Tahriibka Liibiya.

Qaramada Midoobay Baaq Kasoo Saartay Xaalada Tahriibka Liibiya.

Madaxa Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ayaa booqasho ku tagay mid kamid ah xarumaha lagu hayo dadka tahriibta ah ee dalka Liibiya ku […]

 
 

Ethiopia: WHO is going to fall headlong into an abyss of decadence?

Ethiopia: WHO is going to fall headlong into an abyss of decadence?

Well, I perfectly recognize the fact that people like me have no power to change the natural or the unnatural, if you will, course of […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwana Ee Ilays TV oo Qodobo Xiiso Badan Leh Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwana Ee Ilays TV oo Qodobo Xiiso Badan Leh Lagusoo Qaatay.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa barnaamijyadii kala duwanaa ee ilays TV kabaxay oo lagu soo qaatay warar xiiso badan oo ku saab san Ogadenya iyo Caalamka […]

 
 

Hordhac: Xaflad Loogu Magac Daray Habeenka Oysu iyo Hidaha iyo Dhaqanka soomaaliyeed oo Ka socota Nirobi.

Hordhac: Xaflad Loogu Magac Daray Habeenka Oysu iyo Hidaha iyo Dhaqanka soomaaliyeed oo Ka socota Nirobi.

Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen Jaaliyada Ogadenya ee Wadanka Kenya gaar ahaan Faraca Nirobi ayaa waxay si toosa uga socotaa hoteelka wayn ee Bin […]

 
 

Bayaan Kasoo Baxay Shirwaynihii JABSO ee Kusoo Dhamaaday Xerada Ifo.

Bayaan Kasoo Baxay Shirwaynihii JABSO ee Kusoo Dhamaaday Xerada Ifo.

Bayaan Kasoo Baxay shirwaynihii Jaaliyada Bariga Africa Ee Soomaalida Ogadenia JABSO. Waxaa maalin nimadii Sabtida ahayd oo taariikhdu ay kubeegnayd 21/5/17 xerada Ifo ee deegaanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay