Archive for: May, 2017

Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamed Rashiid oo Waraysi Siiyay Madasha 28ka.

Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamed Rashiid oo Waraysi Siiyay Madasha 28ka.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay madasha 28 ka oo ah goob gole wayn ah oo ay ku kulmaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi […]

 
 

Jaajuus Ay Wayaanuhu Soodirsadeen oo Laqabtay & Xogo Badan oo Lagahelay.

Jaajuus Ay Wayaanuhu Soodirsadeen oo Laqabtay & Xogo Badan oo Lagahelay.

Jabhada Gimbot 7 Arbanyoj ee kadagaalanta Gobolka Axmaarada ayaa lasheegayaa in ay fashiliyeen mid kamid ah dhagaraha uu gumaysigu usoo maleego shacabka ku hoos jira […]

 
 

Mudaharaad Wayn oo Gilgilay Gobolka Carusi Ee Dhulka Oromia.

Mudaharaad Wayn oo Gilgilay Gobolka Carusi Ee Dhulka Oromia.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta Gumaysiga kujira ayaa sheegaya in mudaharaad wayn oo gilgilay qaybo badan oo Gobolka kamid ah uu socdo […]

 
 

Howlgal Ka Dhan Ah Al-shabaab oo Ka Bilaabmaya Soomaaliya

Howlgal Ka Dhan Ah Al-shabaab oo Ka Bilaabmaya Soomaaliya

Ciidamadda Militariga dowladda federaalkaee Soomaaliya  ayaa diyaargarowgii ugu dabeeyay ku jira  si ay  weerar lagu qaadayo goobaha ay joogaan meeleeshiyaadka Al-Shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya […]

 
 

Madaxwayne Erdogan oo Dib Ula Wareegay Hogaanka Xisbiga Talada Haya.

Madaxwayne Erdogan oo Dib Ula Wareegay Hogaanka Xisbiga Talada Haya.

Madaxweynaha Turkiga, Raccep Tayyip Erdogan, ayaa kusoo noqday hogaaminta xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta ee talada dalka haya, xilkaas oo uu iska casilay sannadkii 2014-kii markii […]

 
 

Ciidamada Badda ee wadamadda Libya iyo Talyaaniga oo Badbaadiyay 5,000 oo Tahriibayaal Ah

Ciidamada Badda ee wadamadda Libya iyo Talyaaniga oo Badbaadiyay 5,000 oo Tahriibayaal Ah

Ciidamada Badda ee wadamadda Libiya iyo Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay ku dhowaad 5,000 oo muhaajiriin ah oo ku qaraqmay Badda Mediterranean sea ee u dhexeeysa […]

 
 

Eritrea’s 30 Years Anniversary of Siri’Hit Commando.

Eritrea’s 30 Years Anniversary of Siri’Hit Commando.

As we are fast approaching the 23rd Anniversary of our most cherished and well deserved Independence day celebration, another significant occurrence is about to be […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogadenia-Alberta-Canada oo Guul ku soo dhamaaday.

Shirkii Jaaliyada Ogadenia-Alberta-Canada oo Guul ku soo dhamaaday.

Shirkii bilaha jaaliyada Ogadenia  ee Gobalka  Alberta magaalada Edmonton oo galabta ka  qabsoomay xafiika Jaaliyada Ogadenia ayaa  guul ku soo dhamaaday, Shirkan ooy ka soo […]

 
 

Shirkii Bilahaa Ahaa Ee Xubnaha Jaaliyada Ogaadeenya ee Konfur Afrika oo Sifiican U Qabsoomay.

Shirkii Bilahaa Ahaa Ee Xubnaha Jaaliyada Ogaadeenya ee Konfur Afrika oo Sifiican U Qabsoomay.

Waxaa shir isugu yimid xubnaha xarunta Jaaliyadda soomaalida Ogaadeenya ee Konfur Afrika, shirkan oo ahaa shirkii bilahaa ahaa ee jaaliyada waxaana kasoo qaybgalay qaybaha kala […]

 
 

Tacadiyo Kadhacay Gobolada Shabeelle & Nogob Ee Wadanka Ogadenia.

Tacadiyo Kadhacay Gobolada Shabeelle & Nogob Ee Wadanka Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Shabeelle iyo Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu tacadiyo kala duwan ugaysteen dad shacab ah oo […]

 
 

Daawo: Ilays TV oo Gen. Cabdulahi Mukhtar Kawaraystay Heeshiiski JWXO & Ginbot 7.

Daawo: Ilays TV oo Gen. Cabdulahi Mukhtar Kawaraystay Heeshiiski JWXO & Ginbot 7.

Barnaamijka todobaad laha ah ee ilays tv ayaa lagu waraystay lataliyaha gudoomiyaha jwxo mudane Cabdulaahi mukhtaar oo kamida masuuliyiinta jwxo. La taliyaha gudoomiyaha jwxo ayaa […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyada JABSO oo Si Nabad Ah Ifo Ugu Soo Dhamaaday.

Shirwaynihii Jaaliyada JABSO oo Si Nabad Ah Ifo Ugu Soo Dhamaaday.

Maalin nimadii Sabtida ahayd oo ay taariikhdu kubeegnayd 20/5/17 waxaa xerada Qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirwaynihii jaaliyada bariga Africa ee Soomaalida Ogadenia […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya oo Shir Khadka Taleefanka Ah Yeeshay.

Ururka Haweenka Ogadenya oo Shir Khadka Taleefanka Ah Yeeshay.

Waxaa shir dhanka khadka taleefanka ah isugu yimid ururka haweenka Ogadenya ee (UHO) waxaana kasoo qayb galay hawlwadeenka  UHO ee qaaradaha aduunka. Shirka ayaa sida […]

 
 

Wariye Caan Ah oo Shaqadii Nacamlaynta Itoobiya Iska Casilay & Caga Juglayn Lagu Hayo.

EFJA means - Ethiopian Free Press Journalists’ Association

War rasmi ah oo soogaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in ay khatar kujirto nolosha wariye Bruck Endale oo kashaqayn jiray Ideecada afka kooxda […]

 
 

Hay’ada Caalamiga Ah Ee CEIP oo Warbixinteedii Sanadlaha Ahayd Ku Canbaaraysay Dhaqanka Itoobiya.

Hay’ada Caalamiga Ah Ee CEIP oo Warbixinteedii Sanadlaha Ahayd Ku Canbaaraysay Dhaqanka Itoobiya.

Hay’ada caalamiga ah ee Carnegie Endowment For International Peace ayaa warbixinteedii sanad laha ahayd siwayn ugu cambaaraysay dhaqanka aan laqaadan karin ee taliska wayaanaha. Hay’adan […]

 
 

Africa’s Abu Ghraib in Ethiopia.

Africa’s Abu Ghraib in Ethiopia.

It is located not far from the buildings that house both national and international power centres in the Ethiopian capital, Addis Ababa. Thus, one can […]

 
 

Booqashada Trump ee Sacuudiga & Ujeedooyinka Ka Dambeeya.

Booqashada Trump ee Sacuudiga & Ujeedooyinka Ka Dambeeya.

Madaxda Boqortooyada sacuudiga ayaa u muuqata kuwa ka cafiyay madaxwayne Trump hadalo badan oo ka soo yeedhay xiligii doorashada, taasi oo ay ka mid ahayd […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Dalka Liibiya oo 60 Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar Ka Dhacay Dalka Liibiya oo 60 Qof Ay Ku Dhinteen.

Xukuumada uu caaalamku taageero ee dalka Liibiya ayaa shaqada ka joojisay wasiirka gashaandhigga si baaritaan loogu sameeyo weerar lagu qaaday saldhig milateri oo ku yaal […]

 
 

Xasan Ruuxaani oo Ku Guulaystay Doorashadii Iran Ka Dhacday.

(FILES) A picture taken on June 17, 2013 shows Iranian president-elect Hassan Rowhani waving as he attends a press conference in Tehran. Rowhani, the cleric and reputed moderate who is to be sworn in as Iran's president on August 3, has vowed to engage more with world powers in hopes of easing economic sanctions. AFP PHOTO/BEHROUZ MEHRI        (Photo credit should read BEHROUZ MEHRI/AFP/Getty Images)

Madaxweynaha IRAN, Hassan Rouhani ayaa markale ku guuleystay doorashada Madaxweynaha, tartanka sanadkan ayaa ahaa mid aad u adag oo dhex maray Rouhani iyo Murashaxa labaad […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Soomaali Baan Ahay” Hobalada North America.

Daawo: Hees Wadani Ah “Soomaali Baan Ahay” Hobalada North America.

Waxaad maalin walba oo sabti ah nooga barateen inaan idiin soo xulo heesaha wadaniga ah iyo dhaantooyinka halganka hadaba todobaadkan waxaan idiin soo xulay heestii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay